Hesatan waxan dhagaysan jiray 2004kii album aykujirtay oo la odhanjiray gududo carwo xasus waya wayo❤ inbadan wan radiyey lkn mantan helay 2024 from usa🇺🇸
@NuurCalisheikh3 ай бұрын
Waa 15 jirkaygii waan ku garaadsaday😊
@ApdicasiisGadhka3 ай бұрын
From macruuf xaaji😂
@Abdi_Iskooj3 ай бұрын
heestan tiktok kasoo maqlay😂
@abubakarmoalimfarah86513 ай бұрын
Heestaan 2009 ayaan kuwaalnaa ilaa maanta 2024 September 24 :time 1:12 am Nairobi Kenya
@kaydkadirir52533 ай бұрын
Heestan dhowaan ayaan tiktok ku arkay Laakiin waxay ka hadlaysaa waayaha nolosha qurbe iyo dalkiiba
I'm listening to this 31 july 2024 ❤❤❤if u love this song love saar heeeee
@wilkiidahirow38855 ай бұрын
01/08/2024 ❤
@khadarismail58095 ай бұрын
Today @@wilkiidahirow3885
@seidabdi7515 ай бұрын
GURBOODKIYO DHALAANKIIY
@AbdiaarAar7 ай бұрын
io waxa manta heeso isuma dhawa raas asaga garaacan jiray musiga 2003 bu qaday hestaan ana wxan ka qatay albunkaan oo la magac baxay guduudo carwo bosaso 2004 abaal hadi la iigalo anay iga go antahay
@nololwcn26587 ай бұрын
waaaw rageeedii❤️
@maxamedgalgale11 ай бұрын
Cajiib waqtibey dad u shidneed heestaan hada.se ilaawey
@sadiksi026111 ай бұрын
Waxad moodaa inay kasoo wareegeen maalmo yari wakhtigii uu soo baxay Albumkii Heesaha ugu wanaagsana wakhtigaas ee guduudo tariikhdu waa 2001 mobiles smart ah ma jirin memoryna warkiis daa Lkn waxa jiray shaygii ugu qaalisanaa in la helo wkhyigaas oo ah Redio/ Record iyo canjalad laguso duubto heesaha aad rabto ❤ Aduunyooy xaalka ba Bal eeg 2024 iyo sida ay heesihii noqdeen foolxumadooda
@ismaciilbashe84308 ай бұрын
Illaa imisa heesood ayuu ka koobnaa walaal Album kaasi walaal?
@sadiksi02618 ай бұрын
Way badnaayeen wlal waxa ka mid ahayd heestan, midkale oo sheekh madar laydhaa , gaariyow dalkii , iyo qaarkle
@sadiksi02618 ай бұрын
@@ismaciilbashe8430 waxa iyana ka mid ahaa dahab lamood, hay xumaynin gabadhyahay, gorayo cawl
@mohamedibrahimq.12237 ай бұрын
@@ismaciilbashe8430 Waxaa ka mid ahaa heesihii 1.dahab la mood 2. Ilaa qaad kacaylka 3.heestii gaariye 4.heestii guduudo 5. Hadaan caawa wada joohno warkeenii saw ma dhamaanin 6. Heestii sheekh madar Waa inta aan ka xasuusto bro.
@ismaciilbashe84307 ай бұрын
@@mohamedibrahimq.1223 Mahadsanid Saaxiib sare.
@Me-shakir Жыл бұрын
Remember: 2000 Biyo dhacay school my classmates 8-B
@xaragoahmed4202 Жыл бұрын
The best songs ❤
@cadaarcabdirisaq5326 Жыл бұрын
Allow kunaxariso
@AbdiFatah-bu4hg10 ай бұрын
Ayo?
@mydhameelcom4 ай бұрын
Aamiin lakin wuu noolyahay august 2024 berbera ku arkay. All fanaan c/karin raas
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Ilinbaa iga timi waayo waayo xasuusa hore baa i hor yimi
@AhmedAli-ft3kr Жыл бұрын
ala xasuus weynaa waaya xasuus badan❤❤❤
@faysalahmed8157 Жыл бұрын
2004kii😅😅
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
SANADKII 2010 KII SAFAR DHOBLEY TO DAGAHALEY AYAAN HEESTAAN KUSO CEL CESHANAAYE DHAGAXLEY BAAN KU TAGAY WLH
@abdulaahimohamed7762 Жыл бұрын
HEEES lama oran karo waa Hees iyo bar abdikeriiim raaas wxan dhageysanayaa Galap casar liiiq ah anigoo jooga wadanka muçanbqie Waxan dareemaya jaceyl 😓💔