Bariis Lagu Tabcay   Godey DDS
2:02
Geedaha Deegaanka Qurxiyo
3:31
5 ай бұрын
Ariga Caanaha badan Ee sanen
1:23
Boqorka Cawsaska beerta Burco
1:15
Cowsaska Roobka ku baxa
3:30
9 ай бұрын
Hormarka waa inaa u kaba Qaadanaa
0:31
Orgiga Ariga  caanaha ee Alpine .
4:57
Nafaqada Super Gro 💯 Orgaanig.
7:26
Пікірлер
@safiyocabdiaxmed4942
@safiyocabdiaxmed4942 7 күн бұрын
Walaal xageelagahelaa nuucaan
@bonifacemwashighadi-if3ev
@bonifacemwashighadi-if3ev 12 күн бұрын
Please translate the naration. The content looks good.
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 19 күн бұрын
Asc walal’ unuga ma idinka heli karaa. Inaan beerta rabaaye?
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
meeqo jeer bishii lawaraabin karaa hadaad isticmaalayso rigation dam oo biyo yari jidho
@oditoussaintndia19
@oditoussaintndia19 Ай бұрын
Can you export to Africa ?
@BashiirIbrahin
@BashiirIbrahin Ай бұрын
Lambarkii mee
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 Ай бұрын
Best teacher in farming
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Ай бұрын
Naf malaha oo waa midho iskadhal ah(hybrid seed) oo waa inaad markasta soo iibsataa kuwa cusub markaad geedo cusub beeraysid.
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Ай бұрын
Walaal kuwa dalkeenna waxaa khasaaro ah 100 geed abuure 70 ayaa rag noqonaa !!
@abdallaelmi7231
@abdallaelmi7231 Ай бұрын
Hargaysa branch ma ku leedihiin oo ma ka heli karaa walal
@abuureasygarden6497
@abuureasygarden6497 Ай бұрын
Shada wax ku qoran ma aragno
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
Laakiin meeshaan 30 hectar uma eka 3hectar baad mooda see u xisaabisay mideeda kale irrigation dam ka waa meeqa meter cubic
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Beerta wax lagu Beeray ayaa 30 hektar ah , 45 jektar Beerta xidhan ah ....okiyaalo miyaa ku xiraa😂
@talokeen259
@talokeen259 Ай бұрын
@@hornafricanfarmingtv4 sxb jarmalkaan jooga waa kula soo xiriiiri doona dhalashada sanadka soo socda qaato baan rabaa inaan buurtinle ka bilaabo marka irrigation damka meeqa metre cubic ayuu u baahan yahay waase meeqo 30hectar iyo irrigation damka iyo kuli
@chinnarao9997
@chinnarao9997 2 ай бұрын
Ware found this seeds
@chinnarao9997
@chinnarao9997 2 ай бұрын
Pls i want this seeds ware found iam in India
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Contact: +254745558830
@aminamahamoud4645
@aminamahamoud4645 2 ай бұрын
Masha allah waxaan rabaa seedkeeda pixie orange halkee laga helikaraa maila soo wadaagi kartaa halka laga heli karo seedkaa
@talokeen259
@talokeen259 2 ай бұрын
Meeqo maalmood ayaa bishii ama asbuucii la waraabiya
@MahadCilmi-p8p
@MahadCilmi-p8p 2 ай бұрын
Sidee loobeeraa aad baan uxiiseenayaa inaa aan ogaado😢 sida loobeero seytuunka
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 2 ай бұрын
4:23 Sixid: Koonfur galbeed waxaa la isku dhahaa Gobolada kala ah Baay, Bokool iyo Shabeelada Hoose waxaana mara wabiga Shabeelle.
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
ANIGU WAXAA KA HADALAY Gobolka Shabeelle ee Deegaanka Somalida oo Wabiga Shabelle uu maro Sida aan filayo wlal Mahadsanid
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 ай бұрын
Saxib , markaad farm animals aad ka hadlaysid , fadlan profound study same : Xoolaha foofisku ama la sofinayo wey ka cafimaad badan yihin kuwa maxbuska under confinement ah , matalan geela oo kale wa inu saleya salo sameyo , riyaha sida geela wa browsers geedo iyo dheer badan bey fentaan . NEEFKA MAXBUSKA AH IYO KA RANGED ama natureka daaqa aderoyaal waxa manfac meat , milk , butter , skin hides haraq , Sareeya kan daaqa.
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Mahadsanid wlal
@AyaanMaxamed-n5p
@AyaanMaxamed-n5p 2 ай бұрын
Wllo Waxaan rabaa en aan digaaga dgaqdo wllo adaa ku dhaqaaqa maxaa exakamynkara
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Casharadeeda waa idin la wadaagi
@adnahfaysal8095
@adnahfaysal8095 2 ай бұрын
Gedkan malaha dhawr iyo toban xaba iga qalala marku mel fcn marayo waba ka niyad jabay😅
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Maxaad sameysay oo kaaga qalalay wlal
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 2 ай бұрын
Coos roobka kali kubixi Kara maheeydiin
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Haa wlal
@cabdiwalixuseen6234
@cabdiwalixuseen6234 2 ай бұрын
Majiraa coos waraab la aan noolaan karaa majiraa ooroobka dabe gaaraa
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Haa wlal
@Lamo254
@Lamo254 2 ай бұрын
One cutting you mean only one piece of nappier?
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Yes bro
@Lamo254
@Lamo254 2 ай бұрын
Thanks for infomation
@asadabdihakinjoogow4352
@asadabdihakinjoogow4352 2 ай бұрын
Wl waxaad waqti gelisaa sida wax loo beerto iyadoo baraatik ah oo itus itaabsiiya
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Haye wlalo
@yasiincabdirisaaaq9789
@yasiincabdirisaaaq9789 2 ай бұрын
Waan ubaahnayne xageen kaala soo xidhiidhna somaliya joognaye
@CaliXaji-pf9qp
@CaliXaji-pf9qp 2 ай бұрын
Waa maxay hormoon
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 Ай бұрын
Waa bahal jabisa adeyga babayga u dhashay
@ساروالشيخ-ن1ل
@ساروالشيخ-ن1ل 3 ай бұрын
كذب هههههههندي😅
@hibaahmed7028
@hibaahmed7028 3 ай бұрын
MashAllh
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 3 ай бұрын
whatsapp ka fariinaha dadka uga soo jawaaba nio
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 3 ай бұрын
Walaal bariiska ka soo waran
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 3 ай бұрын
You tubarada ka hadla mawduuca beeraha ku saabsan ee soo maalida ma soo qaataan ahmiyada geedka sisinta
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Waa so wadnaa wlal
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 3 ай бұрын
Qof you tuber ah oo ka hadlay beeridda sisinta majiro hadana soomaaliya waxay ka mid tahay 10ka wadan ugu badan ee soo saara sisinta
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Mahasanid wlal
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Waa so wadnaa Xogteeda
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 3 ай бұрын
Gurigeyga waxaa yaalo iniinyo ama seed sisin ah lkn ma aqaano qaabka loo beerto sxb maw duuc dheer nooga soo samee
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 3 ай бұрын
Sxb waa waxaan rabay in aad nooga soo sameyso sida loo beerto sisinta
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 3 ай бұрын
Masha Allah walaal sifiican oo faahfaahsan baa noogu faaidaysan Ajar iyo Xasanaad Allah hakasiiyo
@HassanQabul
@HassanQabul 3 ай бұрын
Good work
@mohamudhassan958
@mohamudhassan958 3 ай бұрын
Sidee basasha loogu isticmaalaa sunta FANZUAT 100ml
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Walal taa garan maayo
@shirealishire132
@shirealishire132 3 ай бұрын
Waa xagge halkaan? Ma north eastern ama ?
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
ELDoret
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 3 ай бұрын
kenya maka imaatay eng
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Haa
@HaabiilLove
@HaabiilLove 4 ай бұрын
Masha allah xagee kutaala beertan walaal
@abdimajid7445
@abdimajid7445 4 ай бұрын
Asc bro avocado ayaan beertay waxaan rabay avocado grafting ah waxaan joogaa moqdisho
@khadarhuseinkhadarhusein4977
@khadarhuseinkhadarhusein4977 4 ай бұрын
La xidhiidh macalin bocoreey tiktoktiisa
@abdimajid7445
@abdimajid7445 3 ай бұрын
@@khadarhuseinkhadarhusein4977m.broceey avocado grafting ah ma hayo
@hornafricanfarmingtv4
@hornafricanfarmingtv4 3 ай бұрын
Way adagtahay ina kuwa beeratay grafting u sameyso
@Ustaad-Ahmed-2024
@Ustaad-Ahmed-2024 4 ай бұрын
Thank you so much ❤
@Ustaad-Ahmed-2024
@Ustaad-Ahmed-2024 4 ай бұрын
Mahadsanid wllo Wan kula so hadli