ATTACAAWUN
ISU KAALMEYNTA WANAAGA & ALLA KACAB SIGA,
Qof kaliya oo ilaahay gacantaada ku soo hanuunsho
ayaa wax walba oo aduunka yaala ka khayr badan
Insha alah waxaan isku dayaynaa in duruusta culumada soomaaliyeed ay hurey u aqriday in aan soo galino halkaan ayagoo mp3 ama maqal ah oo sawir lasoosaaray inta aan awoodna si aan ugu wada faaideysano.
sheekhba mar ayaan kutubtisa inta maktabada attacaawun taala ayaan so galinaynaa ان شاء الله تعالي
faahfaahin intaa dheer fadlan inagala soo xirir
[email protected] وجزاكم الله خيرا
DURUUSTA KAAMILKA AH.
001 SH XASAN IBRAAHIM CIISE
002 SH AXMED SULUB AYAAN HADA WADNAA.
003 Sheikh Mahad Cabdi Nuur