deg deg daawo muuse biixi iyo kooxdisa
23:44
deg deg daawo warar xasaasiya
19:40
7 сағат бұрын
deg deg warar culus fashilka muuse biixi
10:32
war culus shirqoolka muuse biixi ceerigaabo
11:46
deg deg warar culus
13:07
12 сағат бұрын
21 August 2024
15:15
12 сағат бұрын
Пікірлер
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 6 минут бұрын
CADAALAD DARADA SOMALILAND BAA GEYSATAY. XATAA MAAYIRKA MAGAALADU MA UU ORAN ALAHA U NAXARIISTO RAGII LA DILEY. MAR HADII DILAL GARDARA AH LA BILAABAY, CIDII LAGA ADAGYAHAY HALA ARKO.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 9 минут бұрын
REER CEERIGAABO CIQAASHOODU MA JIRTO CID KKA JADASHAY DILKA MALEESHIYAADKA SOMALILAND GEYSATEY ? MARKA WAAD CADAYSATEEN IN LA RABAY IN XASUUQ LA MID AH KII LAGA GEYSTEY LAASCAANOOD CEERIGAABANA LAGA RIDO. MASUULIYADA CIDII DILKA BILOWDAY BAA LEH. IN LA DAFIRO RUNTA OO ANAGAA NALASOO WEERARAY LA YIRAAHDO WAA MUNAAFAQAD.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 14 минут бұрын
GARXAJIS RUNTII DAGAALKA MUSE BIIXI WAY KULA JIREEN´. BEENTA ISKA DAAYA. MUSE INTAAD KEENTEEN CEERIGABO? MAXAA KEENAY IN DIL SOMALILAND BILOWDO ?
@meditationwellnessvideos3830
@meditationwellnessvideos3830 49 минут бұрын
Iidoor waa inoo dagaal Liibanow adiga reer kaaga ugu jilicsan haday dagaal noqoto soo soco
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 Сағат бұрын
Bal hooyadii wasahan neefka ah sadex baa laga diley waliba uu ku raaacsan yahey😂
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du Сағат бұрын
Haydin was an kkkkkkkkkkk
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n Сағат бұрын
Alcadaala dhulbahante idinka iyo cid kele toonna colaad uma wado oo horuu u wadi lahaa isagoo awooda,balse dilka idinkaa bilaabay shan ka horreeyeyna waad disheen lagamana ficil qaadan kan mooye markaa caddee dhibka maamulkaa wadee
@CabdiFatax-ds5ms
@CabdiFatax-ds5ms Сағат бұрын
Inder xaqa uhiili
@faadumo12331
@faadumo12331 32 минут бұрын
Waxiihoranidinkaadilijiray
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Сағат бұрын
Maaantuu ogaaaday in dhiigiiisa loo socdo sidii 1980kiii
@hassanhusen-uz1go
@hassanhusen-uz1go Сағат бұрын
Darood dhigooga xoloohoga dhulkooda Wa bilaash miyad Ilahaayoow darood israaci sida isaaaq Wayoow Isaaq 32 Sano ayuu ischoolada ku dhiigayey darood Ayaan layin jiray inaga ka adaag Lakin daroodow ogoow isaaq wax sharaf ah kuma hayo Waxaa ka xishonaysana isaaq wuu ku maydha Lakin waxaa laso gaadhay waqtiigi isaaq la tusii laah wax uu ka baryaaayay ilahay 32 sano dhamaan Darood ha laguubabiiyo wayoow isaaq xuuman mooye wanaag waxba kuma arkiiin Dhamaan xuududaha daroodna ha laa xidho 1 ha laga dhiiigo Absaame wajaale ilaa alaybaday ciidanka absaame ha xiidhan 20 ciisho gudood ayay ku ooyiii wali O ayay ku jiiran hadana wali wuuu ino dharaanaya dhan walba darood aya ka dagaan xabaadba Uma baahana inta sa ku fiiilann albaabada ha laga xiidho mayaqanan samaanta
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 11 минут бұрын
Haaa dharbaaxada ayay waxkufahamaan idoorku in ay dhintaan bes ayay xaq uleeyihiin marhaday diideen in aymuslimka nabadkudhejogan
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 сағат бұрын
Reerkan iidoor ma wada degenaan karno ceerigaabo waayo kibir baa madax maray muuse biixi baana ku guuraya oo marba colaad aanay iska caabiyi karin gelinaya habaryoonis ma awal bay ka maqnayd duulaankii laascaanood lagu soo qaaday ilaa intii snm laga saaray sool sanaag waxay ku dileen iidoor 7 nin oo dhulbahnte ah ninkan sheekha ahaa ee xalay ay dileen wuxuu ku leeyahay system baa dilay adeer nabadu nin walba dan bay u ahayd daantiina xukuma baanu idinka kari weynay ceerigaabo ama idinkaa u hadhaya ama anagaa gacanta ku hayn doona waxaad doontaan isu sheega waa la is arki doonaa viva ssc khaatumo !
@user-dh3ee7vt1l
@user-dh3ee7vt1l 2 сағат бұрын
War maad ka daysid nabaday ku roon tahaye adiga oo bilaabay dilka hadaad saa u hadasho soo soco
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 2 сағат бұрын
Owalba isaaq makala hadhin hadana isi soowada raaca meeqa nin baad disheen 7 nin baad caarigaba ku disheen aan hala qof loo soo qaban sidee markaa nabad ku radinaysaan? Ilahay hakala qaboojiyo dagaal khayrmalaha dhiig muslimna waaba xaraam subaxanalaah
@CarfiAbdi
@CarfiAbdi 2 сағат бұрын
Owalba isaaq makala hadhin hadana isi soowada raaca meeqa nin baad disheen 7 nin baad caarigaba ku disheen aan hala qof loo soo qaban sidee markaa nabad ku radinaysaan? Ilahay hakala qaboojiyo dagaal khayrmalaha dhiig muslimna waaba xaraam subaxanalaah
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 сағат бұрын
Nin dhiiga isaaq lagu soo koriyay jooogi maaaye adeer rag waa is horanyay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 сағат бұрын
KA WARAN IYAGOO MAQLAYA KUWA ISAAQA YAA WAXAA LA ISKU DIRAYAA XUKUUMADA IYO MUUSE ISMAACIIL QAAR MUUSE ISMAACIILA AYAA DHGAYSANAYA KKKKKK
@abdalahomar5777
@abdalahomar5777 3 сағат бұрын
War isaga hargeisa eman Karin ayuu bootenaya adiga iyo jabhada argagixisada SNM Hore wan isku aragne maantana wan is arki doona
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 3 сағат бұрын
Muuse Biixi sidii uu doonaayey ayuu heley. Kuwan garxajis caqli malaha waxay u eg tahay iney dulmiga ay ku difaacayaan.
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 4 сағат бұрын
MUUSA SIYAASAD BUU KU DHAQMAYAA EE GARXAJISOOW FAHMA YAAN DOORASHADA LEEYDIIN DHAAFIN.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 сағат бұрын
Garxajis sxb wuu idinku fahmay wajalaada
@user-im2wu5or2e
@user-im2wu5or2e 4 сағат бұрын
Muusajuudaan allahaqabto,munaafaqaxun eecuqdadudishay illahay hakaadaweeyo qudhunka iyoqabyaalada islaanbuusheeganayaaye.
@raageegal7691
@raageegal7691 4 сағат бұрын
asc wlle mawliid...ilaahay ha kala qabto dadkaa isleeynayo...dhiiga hala joojiyo.....niikada hala daayo. war hanjabaada hala iskadaayo....
@angel67ball51
@angel67ball51 4 сағат бұрын
Qaawaneey huwan iska celiya muuse qob moos buu idiin dhigey
@prosl11
@prosl11 5 сағат бұрын
Mawliid waa garac inan gunmeed ah ceerigabo oo magaalo garxajiis ah ayaa loo soo hanjabiyaa isna wuu iska dhegaysaniyaa
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 5 сағат бұрын
Waxba ka matihi ceergaabo
@maryamibrahim4878
@maryamibrahim4878 5 сағат бұрын
Iska hadasho
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 сағат бұрын
700 baanu xabsiga ku gurayna.
@Jujaa-p4j
@Jujaa-p4j 6 сағат бұрын
Muuse ismacil yaad moodeysaa adeer beedeegani lama matalo
@ahmedhasan1602
@ahmedhasan1602 6 сағат бұрын
Doorasho Somaliland majirto ee muuse isaaq ma qabanayo ee ilaahay kaqabta mooyee
@Jujaa-p4j
@Jujaa-p4j 6 сағат бұрын
Muuse yaad moodeysaa waa nin isaaqee hadeydun fadhiweydaan weydin ka dareeri maaha meeshu laascaanood
@ahmedhasan1602
@ahmedhasan1602 6 сағат бұрын
Doorashadiidka muuse biixi in dhiigtaato ayuu kaga gabanayaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 7 сағат бұрын
Hasameeyo waa xoro hooyada iyo muuse judanka u doodeyeso wasa ee waxa iska celiya waaba bilaabate adiga soo qayalinayan waxaada soo geli gacata jamaahirita inshaa Allaah😉
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 7 сағат бұрын
Waa cidii caano kaga daatan iidooro muuse juudan iska qaban waaye😮
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 7 сағат бұрын
Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqaba ku dagaalameyesan guushana idinka iskale🏇🏿❤️❤️🇸🇴💪
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 8 сағат бұрын
Odayaasha muuse la kulmay nama metelaan, ayuu yiri Annagaa imminka leh,
@maryamali.
@maryamali. 8 сағат бұрын
Waar muse ilaahay baa jabiyey iyo harti ee uu dagaalamey muse ee awood baa loshegtey🤣🤣🤣💪🏾💪🏾🇸🇴harti
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 10 сағат бұрын
Wallaahi laas caanod haddii aan la qaban ama dhan lookala fhicin ma gaadhi doonto hormar s.land. waa inuu fagaal dhaco. S Landers
@MrGabiley
@MrGabiley 11 сағат бұрын
Dhulkay issack u qeexeen wuuxuu ahaa dhulka issack lleeyahay ee ethiopia. Adigaa oo cissee warabee ah oo an magaacaaga qorin inaad hadaashabaa maaha. Cawaan baad tahay aan waxbaa fahmayn ee amuus. Oo waraabe nooqoo
@asheekh15
@asheekh15 17 сағат бұрын
salaan sare professore allaah hakuxiffiyo wadani Soomaliyed guulayso iidoor waxaalugoyey Soomaaliweyn Waayo waxayan ahaynbaa lagadhigay sodon iyo shansano baa Soomaalidu baadsiinaysey waa inwaxay yihiin latusaa🎉
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 18 сағат бұрын
Muuse Biixi Warkiis su waa NEEF LA GOWRACAY GEEDO KAMA WAABTO
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 20 сағат бұрын
Qabiil walba dhul iyo degaan ayuu deganaa ingiriska ka hor iyo imikaba markaa ninka isaaq ayaa u xilsaray soomalilan aan qabiiladii kale aan raali ka ahayn sida dhulbahante iyo gadabursi iyo ciise.
@cabdicawale4413
@cabdicawale4413 22 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicawale4413
@cabdicawale4413 22 сағат бұрын
@cabdicawale4413
@cabdicawale4413 22 сағат бұрын
Amare guul guul guul geesi waa adi geesi waa adi soomaali soomaaali noolow jano gal
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 23 сағат бұрын
RUNTII ISAAQ MA CEEBAYSNA. XUKUUMAD XUN IYAA DHIBTA KEENTAY. MUSE BIIXI HORTIIS NABAD IYO HESHIIS BAA LUGU WADA JOOGEY OO LAYSKU RAACSANAA. MUSE KHAIR MA UU SOO HOYN. WAA XASAN SHEEKHII LABAAD. WAA 2 QARAN DUMIS😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Күн бұрын
WAA RUNTAA😂MIDA KALE, NIKA SII DAAYA MAXAABIISTA LAHAA, SOW MAAHAYN HORTA IN NABAD LAKALA SAXEEXDO OO LA WADA FADHIISTO ?
@saramohamud314
@saramohamud314 Күн бұрын
Laascaanood lama gumeeysan oo lixdankii bay ka xoroobeen ingiriis maanta se khaatumo waxay iska saartay dugaag ay iyagu keensadeen oo ay moodeen in ay bini aadan yihiin laakiin noqon waayey. waxay rabén in ay wax laqayb sadaan, markay ogaadeena wey iska xaaqeen oo minfiiq bay u waayeen iska nadiifiyeen✌️✌️✌️✌️✌️🇸🇴 😂😂😂😂
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Waa maalintii ciidanka jamaahiirta. Xor baanu weligayo ahayn, ahaan doonaa, Marti edebdaran ayaanu guryohooddii ku celiney, Awelna annagaa keenay.
@asheekh15
@asheekh15 Күн бұрын
Adeer dhulbahante isagooxor ah buudhashay weligina lamagumaysan iidoor anagaa dhulkayaga keenay hadana markay marti edebdaran noqdeen anagaa kasaarnay Engiriisbaan dhulbahante gumaysan waabase iidoor sidaas darteed cayda jooji taariikh been ah hayskudeyin inaadqorto
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd Күн бұрын
Ina beexi shikhsi boo ahaah 25 agus waa malin tiih i door jabay
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Күн бұрын
😂INA SHUFEERO MEE FAANKA CARA ISA CADEEN IBANU FURAASHA AFKII BAA JUUQADA GABAYA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂