Пікірлер
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 13 минут бұрын
Kuwaan waa qashin sh sharif ee ushaqeeyan
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 2 сағат бұрын
ADIGOO AAN GO AAN DEG DEG AH QAADANIN KUNA GAFIN MADAXWAYNE XASAN AADAN KU GAFIN BAL HUBI WAX WALBA OO KASHEEGO RIN MAHA CAWAANOOW
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 3 сағат бұрын
Waybaa kaa qalddan
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 3 сағат бұрын
HALA HUBIYO WAR AAN HUBNEYN LALAMA YIMAADO MEDIYAHA WAANA MID CEEB KU AH IYO AQOON DARO WARIYAHA 😮
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 3 сағат бұрын
shariif ayaa kadhax hadlayo maskin kaan wararka xgeeka mareen doolada waka jawabtay dadka ineecayan caada kadhig teen
@cumermustafe3494
@cumermustafe3494 4 сағат бұрын
War aan raad laheyn. Ayaad sheegeysa, beenaale
@Aisha23-d1e
@Aisha23-d1e 4 сағат бұрын
Uf uf uf 🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🇪🇹🤮🤮👎🤮👎🤮👎🤮👎🤢🤮👎🤢👎🤢👎🤢
@SHAFIIHussein-h8c
@SHAFIIHussein-h8c 4 сағат бұрын
😂😂😂 war cunugaan away wixii dhalay warmad joogtid intaad soo oyin laheyd
@saybahmed1504
@saybahmed1504 4 сағат бұрын
Waryaa aad ayaad u afdheerhay weriye boocbooc
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 4 сағат бұрын
Way kaa qaldanta sxb
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 4 сағат бұрын
Abgaal waa dameero ninkii dhahay been ma sheegin odeygaan biinjada weyn leh waxaa ka dhex hadlaha axmed madoobe iyo daarood
@PilotibraYare
@PilotibraYare 4 сағат бұрын
Shiikh shariif kistuu kuso sii kaga been sheeg madaxda wlhi xabsi mid ka xun Ina ku muteesatid umalenaa
@AbdirashidaliIsaxk
@AbdirashidaliIsaxk 4 сағат бұрын
War kan yar been badanaa madaxda dowlada waxan meel haa saarto
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 4 сағат бұрын
Ciwaankaada waxa ku qoran iyo waxa aad ka hadleeyso waa kala duwanyihiin ee is waafaji waa haddaad warire sax ah tahay
@qadarhinofuny-bj5rb
@qadarhinofuny-bj5rb 4 сағат бұрын
hasaan munafuq umada allaha ka qabto
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 8 сағат бұрын
Salaaam Firimbi Waa EEDAYSANE EE YOW FAKANN JEELKA & LIINTA WASHUKRAN
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 8 сағат бұрын
Waa aduunyo godoon sheegad shagad iska dhashay
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 8 сағат бұрын
Those mothersfkers been badanaa War aduunkaan sheegadkaa ku soo batay ee iska illaaliya
@Seydkasare
@Seydkasare 8 сағат бұрын
𝕄. 𝕒
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 8 сағат бұрын
Maansha allah Somalia guuuul ❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴👍
@fatmag4592
@fatmag4592 9 сағат бұрын
Waaaaaaaaw halaqaqabto xidhibanada walib halagaraaco qaanuluwadaniinta
@XaliimomaxmuudRooble-b9v
@XaliimomaxmuudRooble-b9v 9 сағат бұрын
Bbbbbb
@XaliimomaxmuudRooble-b9v
@XaliimomaxmuudRooble-b9v 9 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉
@deeqyare2897
@deeqyare2897 9 сағат бұрын
Jubalaandees maxay ahayd ma wadan baaa hhhhh😂😂😂
@tahliilj
@tahliilj 10 сағат бұрын
Waa danbiilayaal cadaalada waa in lahorkeeno inshaallah
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 10 сағат бұрын
Maalin walba waji kale la imow mafiicna
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 10 сағат бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k 10 сағат бұрын
Xildhibanadas waa baxsad sharciga ayaa la tagaa
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 10 сағат бұрын
GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 11 сағат бұрын
Ahmed Madoobe waa kansarka ummada Somaliyeed Allaha ka qabto masiibo Allaha ku rido Amiin
@ShukriRaghe
@ShukriRaghe 11 сағат бұрын
Guul guul guuleysta dowlada Somalia
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 13 сағат бұрын
AFKA QALAAD AYAA LAGU QORAYAA OO LOOGA HADLYAA YURUB OO DHAN CIDANKAAN GUSHOODA ❤WAA MUWADNIN AH SAX GUUL
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 13 сағат бұрын
WAXAN NAHAY QURBO JOOG❤CIDANKAAN ADUUNKA OO DHAN AYAA DAWNAAYO GUUL SOMALIYA CIDNKEEDA❤
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 14 сағат бұрын
Ka dareera ninkastoo Somalia kala qaybinia shisheeye kalkaal kasta
@aliabdi8347
@aliabdi8347 14 сағат бұрын
Maleeshiyadii Hassan sheekh waxay bilaabeen been iyo propagaanda. Isla iyagii baa marba intay doon qaataan badda galaya, markaad aya oranayaan ciidamada jubbaland ayaa isa soo dhiibay
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 14 сағат бұрын
ISAK oow laaya cadawga meeshii lagu arko
@abdirahmanjama9290
@abdirahmanjama9290 14 сағат бұрын
Nacas Hawiye war orod amisom iska xoreeya
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 14 сағат бұрын
Abgaal tv
@AB333East
@AB333East 11 сағат бұрын
Adeer Axmed madoobe waa adeerkee markuu dani iyo majeertan ku xirtay ayuu qadka ka baxay viva sayid xamze cabdi bare iyo xasan shiikh ciidama jubaland waxee ku biirayaan dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴
@Sharmaake-gu7je
@Sharmaake-gu7je 14 сағат бұрын
Ciidankan. Hub mawaataane. Maa ciidan bilaa hub ah aya isaaso dhiibaay cajiib beentaa joojiya
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 14 сағат бұрын
Hadii ciidamada Jubaland ay sii wadaan inay ka tanaasulaan Axmed Madoowe ma dhici kartaa in Axmed Madoobe uu Itoobiya kaalmo weydiisto?
@AB333East
@AB333East 11 сағат бұрын
Maya itoobiya waxaa mamula oromo ciidama itoobiya oromo hub kadhigis ayaa laku sameeni
@Qaali12
@Qaali12 5 сағат бұрын
Walle way ka surawda somalidan, sidasayba u shaqeya caqligoda
@khadarmohamed4113
@khadarmohamed4113 15 сағат бұрын
Beenale ciidan anaga noma imanin ka yiimid jubalan ee
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 4 сағат бұрын
Reer hebel waa laga soo gudbay
@IbrahimHassan-k9r
@IbrahimHassan-k9r 16 сағат бұрын
Sadiqa❤❤❤❤❤🎉🎉😅😅
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 20 сағат бұрын
Ano afyaheenka dhalinyarada somaliyed ah doorashada save wye madaxtoooyan ku qabsaneyna dalkuna save wye dalxureya wax idin yaalo maleh iska baxa ceelka shidalka marka lo qodo Shafto donta
@Saydika101
@Saydika101 22 сағат бұрын
BEENAALE BEENTA JOOJI NACALAD HAKUGU DHACDEE
@omarbaarqab8663
@omarbaarqab8663 22 сағат бұрын
Sheekh Shariif waa Xildhiban keygiii lkn kuma raacsanin inuu ku taageero Axmed Madoobe in kaliis uu is doorto Madaxweyne Xasan shiikhna uu ku weeraro shaar la eg ayuu tolanaayaa. Waxaan leeyahay Dulmiga wada taageer ama wada diid Caqligeenana haku cayaarin mudane 🙏🏽
@ibrahim.haajihusse
@ibrahim.haajihusse Күн бұрын
Kkkkkkkk sharifow Naga da mucaridnimada an lo Mel dayin
@Shariif12
@Shariif12 Күн бұрын
❤❤❤❤
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Күн бұрын
Shariif baga raali noqo in aan kugu barano waad na horjoogtay diintii aad baratay wey ku celinweyday aqli kalana malihid weyna kaaga dhamaatay inaad soomaaliya mardanve aad hogaamiso
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 Күн бұрын
Sheekhu ma og yahay in Soomaalidu ay yihiin dad wax garad ah oo ixtiraam mudan, xaqna ay u leeyihiin inay doortaan cidda ay rabaan inay dalka maamusho? Guul doorasho qof iyo cod. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Күн бұрын
Dalka burburkii aad ugu timaadeeen ayaad uga tagteen adinkoo waxba kusoo kordhin alshabab maahine war naga tag alle waa ka furateene cadaaladna mataqaanide udaa xasan waqtigiisa 5ta sano how dhamaado beritana wallaahi xasan ayan dooraneynaa shariifoow xaa qabatay adi waa leys ogyahaye maanta somaliya waa nal ka wanaagsan wadamada carabta ha maseyrina adinkoo wada dhashay ha nicin xasan waxow qavtaa na horyaale from star grlmuqdisho❤