Gob baa ilhay idinka dhigay ragaa harti waa wax garad welugiin nabada hurmood.baynu ka ahayn waayyo .raga dhintaa ma dheere labada dhinac.waa ehel iyo.deris waana.wadayaalaan.markasta
@zeynababdullahi1851Ай бұрын
Ilaahay hakala qaboojo nabad waarta inshalah Lkn garaad jaamac wuxu yiri Habarjeclo idoor ka kale waa ka neceb nahay Dilkana waa uga badinaynaa dagaalna markaa ma jirin Dagaalkii laascaanood ma dhicin Sow Uma muuqato in habarjeclo La doonayo in Si gaara loo beegsado
@MaxamedAamiin12-f9hАй бұрын
Way mahadsanyihiin boqortooyada majeerteeniya lkn anaga soomaaliland ayaan nahay ee ma nihin soomaalia taa waan idiin saxayaa adeer
@warfaageeddi3128Ай бұрын
Kuwii shalay shalay dagaalka qaybta ka ahaa immikana shaadh soo toshay. Majeerteeniya=saldhigga qabyaaladda iyo laba wejiilenimada
@mahadqafqaf238Ай бұрын
Waan hubaa gooja cade ka dib U malaymaayo in bah udbalacag ay dhulbahante Hiil iyo hoo dambe oo aan waano iyo duco Muslim ahayn In ay ufidn doo naan Walaa kayaal dhulbahante Nin walba gadiidkiisa iyo dhulkiisu ha ku filaado Mj go aan aad u kharaar un baad ka fili doontaan Ama holho soo butaacsha ama Xamar iyo hargaysa u ksla goosha lkn aynu daris wanaag ku dhaadano
Aniga waxaa oran Cuqaasha HARTI hadeeynan gurmad soo direeyn ha iska aamusaan Saraakisha ciidanka haloo daayo, koleey Dhulbahante ii inuu ku dhaho waa habeenki xalay Idoor anagaa galeeyno sidii duufaan waalan gam ka dhigeeyno. Nina waajibka waxa ku ah uma sheegno, Balan waxaa ah anagoo Dhulbahante ah idoor inaa tirtiris ku sameeyno weey kibreeyn nacalada nacalada dhashay.
@Calimaxamad-k6uАй бұрын
Maansha allah alla haydin xafido
@abdirashidalidof8016Ай бұрын
islaan ciise shaley dagaalkii laascaanood muuse ciise dagaalkii horey muuse ciise ceeb iyo carar iyo garoowe oo ey qaxiyeen baad ku sun tan tihiin maanta hadii dagaal dhaco gurmada wixii horre iska meyra fulihii jimcaale ha darina nin kale dira
@CabdiraxmaanYusuuf-f1zАй бұрын
Waar kuwani waa ilmo xallaaliin dhab ah cajjaa ib waligay maan moodayn inay nool yihiin dad sidan ah