Naftu ta wax qorshaynaysa ee beenta ama runta shegaysa manay ahyn aniga iyo naftaydu malaka duwanhy
@SelmaSpeaksСағат бұрын
Haha wa runtaa wan soo sharixi donaa wll
@NajmaJibriil-v1g2 күн бұрын
My fv podcast ❤
@SelmaSpeaksСағат бұрын
❤️❤️🫶🏻
@Nimca_hirsi3 күн бұрын
Mahadsanid abyo ilahaye ha ka abal mariyo ❤
@AyeeyoXaliimo-y6m3 күн бұрын
Jazaaka allaah kheyr xppti
@qamardayaxeey17273 күн бұрын
Asc abayo aniga waxan qaba cabsi wax kasta waka cabsana wax yar hadey yihin xitaa san u bilaabi lahay yan ka wel wela waxa niyada iga jirto dadka waxey kaa shegayan nolosheyda dhan horay uma socoto maxa igula talineysa abaayo
Waxas waa wxa i rogey malinta dhan wxba ma qabsado
@asmaqadan33184 күн бұрын
Fariido.🖤
@HadiyaCalimaxamuud4 күн бұрын
Masha allah waad mahadsan tahay wllo ❤
@ZuzyMohAlly4 күн бұрын
Thanks hppi❤
@Degan44554 күн бұрын
Fariid ma isku aragtaa wll ana saas bnkuu arkayaa hada e 😂❤
@SelmaSpeaksСағат бұрын
Haaa wll😂
@SumayaMohomed-s2t4 күн бұрын
True walhi thanks quen❤❤❤😊😊
@Deganqurux-d6l4 күн бұрын
Qof AMA 3 dacada aan English isla baranan rabaaa😢❤
@Degan44554 күн бұрын
1
@FartaMoha-t9s4 күн бұрын
2wallhi wan rabaa@@Degan4455
@Aixasm4 күн бұрын
2
@Deganqurux-d6l4 күн бұрын
@@Aixasm xgee iska helyna wl
@FartaMoha-t9s4 күн бұрын
@@Deganqurux-d6l 2
@iqramohamedabdi63954 күн бұрын
Salmay alle dartii ban kujeclahay❤ Sida quruxda badan aad danahena nagu so gudbine wankaga mahcelina Waxan kalo jecladay alle haku barakeeyo dhiranantada masha allah
@SelmaSpeaksСағат бұрын
Mahadsanid walalo quruxeey❤️
@Jaweyria4 күн бұрын
My sister thanks my queen 👑💖 illhy hakusharfo mcnto
@MeymuunCali-o5o4 күн бұрын
Thanks sister 🤝❤
@SacdiyoSiman-i3i4 күн бұрын
ABAAYO WAX BADAN KAA FAAIIDEY WAAD MAHADSANTAHAY JAZAAKALAAH KHEYR ❤❤❤