100 Sheeko iyo Sheeko - Weriye Waji
16:21
Riwaayaddi jinka
20:21
9 жыл бұрын
Sheeko Gaaban Ammaan
2:28
9 жыл бұрын
QABQABLAHA QARNIGA
19:24
9 жыл бұрын
Aayar Ku Sarkhaan Aduun Seeg
17:07
10 жыл бұрын
Пікірлер
@CabdisemedMaxamed
@CabdisemedMaxamed 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoCabdi-j3b
@FaadumoCabdi-j3b Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MAXAMADCABDIWALI-qu5te
@MAXAMADCABDIWALI-qu5te 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@AmeinaApdirahman
@AmeinaApdirahman 4 ай бұрын
2024 ban daawanayaa
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 6 ай бұрын
Wacadaki ayukabaxay nago kale ayu iskaracay
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 6 ай бұрын
Hadera suldankii xagee lagahelaya
@LoriDraft
@LoriDraft 9 ай бұрын
I'm working on an edit of this story. There are no captions available. I need to know what he's saying in English. Can anyone help me with this? I want to be sure the facts in the written story are correct.
@shaaficisiciid462
@shaaficisiciid462 9 ай бұрын
Ciyaalka 2030 daawanaya likta🎉😂😢😮😅
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
Abwaan khalif farax❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
Wow❤
@Shicibudoode
@Shicibudoode 9 ай бұрын
👍💯ustaad Baadil Asal
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
WAA KANIIS DHULMAHANTE AH OO DOQONTA ISAAQ ABTI U TAHAY WALEE IYO BILEE MAR DAMBE DHULMAHANTE WAX ABTI LA YIRAAHDO KUMA NABAD GELINO
@imaanjaamac9527
@imaanjaamac9527 Жыл бұрын
Allaha abwaan cilmi carab cabdi
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 Жыл бұрын
Wa soda waxan ay cabayaan soomaliyeey
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto woow mcn cilmi carab cabdi LiBaan
@amalabshirabshir682
@amalabshirabshir682 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@abdinasiraliali3936
@abdinasiraliali3936 Жыл бұрын
I know this man and his mother we were neighbors in Somali. He has been telling lies since he was five Year's old ,doesn't surprise when became grey haired old man he is still telling his lies🤣
@ra4ax194
@ra4ax194 Жыл бұрын
isaaqa waxaa moodi jiray dir ileen dirba maaha gabaygaan waxaa kamuuqda isaaqu in uusan dir ahayn tusaale markii uu yiri idoorba dir weeye hadii uu duulan soo kiciyo Dunji habar magaadiyo haduu dabacsani usiiyo dirba hadii uu sheegay muxuu u oran waayey duji goda biirsay Ama dunji akishe hadii uu dabacsani usiiyo waxa uu ka hadlayey isaaq dhexdiisa erayga dir waa intii isku diir ah tusaale hada daaroodka oo kale waxaa La oronkaraa waa isku dir waa sidaa ufahmay hada ogoow khaladna waa ufahmikaraa gabayada waxa Loo dhagaystaa waa in wax Laga barto
@ugaasali8554
@ugaasali8554 Жыл бұрын
Isaaq dhexdisa magaado soo kuwa ugu badan maha soka xaga hore ku cadeyay idoor waa dir ya la da 😂😂😂 idoor iyo gada buursi waa laba rerod oo dira ee cida laga hadlaya isaaqa kk doqonki ogaadenow
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
Garxaajis GANG🐪🦁
@Maxamedxuseen-ik3zq
@Maxamedxuseen-ik3zq 2 жыл бұрын
Inta daawanysa 2030 like saarna Waxan daawady qisadan 2016
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 2 жыл бұрын
sheekadiisu waa run sababtoo ah qofka been sheegaya ee sameeya sheekooyinka wuu kala ilaaba oo wax badan ayuuna isku qaldaa oo iska hor yimaada laakiin isaga sheekadiisu waa toos aan leexleexad lahayn kkkk love it
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 2 жыл бұрын
8 Sano Kahor Baan daawaday Cajalkaan mar mar wuu igu soo dhacaan Allaha u naxariiste
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Waar CABDI GOID GAADHI MAYSAANE XAARKA LA FADHIISTA
@Ibrahim-mh9sk
@Ibrahim-mh9sk 2 жыл бұрын
Nimanyahow rag geeri u batoo, lagu gablaynaayo Anaa ganiyo anigaa gembiyey, goor kastaba joogta Oo lagu gataatacahayoo, gibil madoobaaday Oo loo gashaday baal sidii, gaalanimo roonta Oo guriga wada meeriyoo, geela laga faani Oo maanta geenyo iyo gabadh, goosan kara qaanti Oo lagu garrami way la yaab, gole ka yeedhaaye Gabaggabadii Daahyaale[1] iyo, gabaygii loo jeedshay Sow inuu geddiyo haatan Cali,[2] lama gudboonaannin! Hadalka waad gaftaye Maxamedow,[3] kuuma soo geline Saw magani tii gaabsateen, gabay lahayn ma aha? Geeraarka iyo faanku sow, Guba la xeer ma aha? Guntigii la furay waa fog sow, lama garwaaxeedsan Gablamoow Ogaadeen haddaa, giirka loo dhigaye Oon loo garaabeen wuxuu, geystay duud samiye Ha gacmeeyo qaankiisu waa, waxaan gaboobayne Alley lehe gu' baas bay jireen, waana loo galaye Dirkii horeba gowsaha haddaan, gabadha soo qaadno Oon gorofta caydheed ag dhigo, giraagirtaan meersan Oon goroyo guridaa qabsado, godob ma yeesheene Gashi nabsiyey oon geeri iyo, gacan la qaadaynin Oo kii lahaa kugu gilgili, gaardin iyo qoolka Gasabkeeda Eebboow bal yaa, galin usii jooga Gartood weeye maansada inay, nagu garaacaane Galti[4] qeylyi oo had iyo jeer, ganafka uun taagi Oo gowrac kaa mudan asaad, gacal walaalaysay Oo gogosha kaa kicini waa, sida Gunbuurkeere[5] Cawl baa midgaan soo gasbaday, jeer gabraar tagaye Isagoon wax lagu gowraciyo, gowdhisaba haysan Golxobtiyo lawaa tooriday, Gurey ku noolayde Jeenay gafsiisoo minday, qodatay garaaye Adiguna gaddii baa tahoo, ways gunaanadiye Labadeenna gobol xaajadeer, la isku guubaabshay Haddaydaan guddiyin oo ciyow, gunno la noo keennin Wallee inaan tix laysugu go'oon, gaagna hadhin sheegi Gadistaye haddana meel kalaan, kaga gadaal laabmay Hadalka waad gaftaye Maxamadoow, kuuma soo galine Ma gu' yarida gee xaajadaa, guudka Habar Yoonis Ama iga gar mari xaal gobbaa, iigu kaa go'aye Markii farasku kula gaabiyaan, gegida kaa qaatay Gaadhkoon hayiyo hiiladaa, aniga oo gaafan Xaqa giigay feedhaha miyaad, yara gufaacootay Gam inaad tidhaahdaan damcoon, Cali[6] garaaxaaye Naagtii ganbada taabatee, gacanta loo maydhay Ee galisay meeshii haddana, gabaygu sow ma aha? Gadistaye haddana meel kalaan, kaga gadaal laabmay Cidluu gagafsan Reer Dalal ninkii, gacal tol moodaaye Gurgure iyo Gadabuursi iyo, Gaanlahaa xigiye Ganku iiguma yaal Ina-Barwaaq, gibilka saameede Lafahooda guumays xun bay, ganac u siisteene Ninkii gooya raayaha dhan bay, gabadh u raacshaane Iga gudhan kuwaasoon gam odhan, gaasha libineede Maad gowracdaan wiilka xunee, jooga gurigiina Gabayga waa la jarjaray.
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl 2 жыл бұрын
Laandheernimo Anagu Naaleye hadaan nahay Jinna waa leenahay oo dad baanu ku darsanay ee bal soomaali maryooley laandheerenimada yada dood haka keento hhh hal wiil oo Xasan olol dhalay baan usoo dirana hhh
@dahaboxaashi8563
@dahaboxaashi8563 2 жыл бұрын
8
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Jin qofku kaxesto mala arka qofku dardaro waa la arka balse carur iyo nag insi kadhalay yashegay hadalkadadka mela ilbina adin kalin magalo oo isha meshikudhacdu isana kudugalaa isweydin ishu indho iskuxiran isha beydhabo isha mako mel dadku dhahan kor hada ufiriso micnaha hadadamacdo miya oohadi lafirsho waawalane alahuwaclan sababte kalabataha dhulka diyarad mamarto oo waxa arke gudaha samada alahuwaclan ninki dhimanayo korufiriya dadko dhan mawada firsho dad isago firin budhinta
@shaymamasmas5789
@shaymamasmas5789 2 жыл бұрын
Walee isaaqu waligood adakayaal ayay ahayeen💪💪💪
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
Wllhi ogaadeen uma malaynayo in Xikmadaas cidi ku gaadhaysa
@sadecabdi4080
@sadecabdi4080 2 жыл бұрын
Subxanalaah
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 2 жыл бұрын
Garxajis 🦁🦁
@Muscabeid1
@Muscabeid1 2 жыл бұрын
Yaraanteydii baa videogaan daawadey beentii oo qof ah 😂
@khadar.1984
@khadar.1984 2 жыл бұрын
Shekadaan waan udhaafreey saan udhameysto Ruuntii wakhtii aad ufoog ayuu kashekeyy hadana waaa.2021/12/14_____________
@cqaadiralshaami7284
@cqaadiralshaami7284 2 жыл бұрын
2021 daawanaya inta daawanaysaa is muuujia
@saalaxdheere4486
@saalaxdheere4486 2 жыл бұрын
Kayaabi mayo odagane waxa kayabanahay kuwa rumaysanayaa..been badana
@adnamohamed616
@adnamohamed616 2 жыл бұрын
Hada Jin dulbahante ah baa jooga😂
@khadarkaraamoh9813
@khadarkaraamoh9813 2 жыл бұрын
Qaad iyo bolwad ayaa rerkisi burburiyay wana ta somali burburisay
@kalthumxusein2122
@kalthumxusein2122 2 жыл бұрын
Cajiib waye waxan dawanaya habeen ay so galyso arbaco Bisha 09/11/2021
@mohamedabdulaahifarah5787
@mohamedabdulaahifarah5787 2 жыл бұрын
Marxuum Xasan Olol Jaamac Alle Ha Unaxariisto Wuxu Ahaa Nin Raga Oo Qalbi Wanaagsan Oo Ilbaxa Isaga oo Da.diisu Weyntahay Ayuu Si Hufan Uga Sheekaynayaa QisadanCajiibka Ah
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib oo u baahan in buug laga qoro, balse aad ugu Dhow malo awaal aan xaqiiq ahayn.
@shantasonaliyeed9100
@shantasonaliyeed9100 2 жыл бұрын
Mala awaal ma aha sxb qisadan w dhacda
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 2 жыл бұрын
Allah yaraxma.
@mohaabdi753
@mohaabdi753 2 жыл бұрын
🙏🙏Allow raxiimow waxan ka baryaya naagtaas oo kale jin ah oo famly muslim ah ka dhalatay ii sahal wlhi maba kaso tageen👌 nolasha wan la dhameysan lahaa yaa rabbi ii sahal🙏🙏🙏❤️🌹♥️ naag somali buuqeeda ma.rabo wlhi
@faisomuuse7753
@faisomuuse7753 2 жыл бұрын
nocasa tahay miya hhhhhh 🤗🤗
@hotmen1004
@hotmen1004 2 жыл бұрын
wuuba walaa lanyahay
@hotmen1004
@hotmen1004 2 жыл бұрын
haduuba waanyahayee maxad kawareysaneysaa
@xaqiiqadasugan9459
@xaqiiqadasugan9459 2 жыл бұрын
Aun
@xaqiiqadasugan9459
@xaqiiqadasugan9459 2 жыл бұрын
Amazing
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 2 жыл бұрын
Subaxanallaah
@abdallahfarah5275
@abdallahfarah5275 2 жыл бұрын
Hhhhhh Inan qosol ku gaabsado, ayaa danbi igu filan
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 2 жыл бұрын
Wxn daawanayaa November /2/2021 wxn umalynayaa waqtiga qisadan laso dhigay inaan qaan gaarin anigu kkkk talow ragaasi manoolyihiin qisadu kudhacdy