Cirka iskusii shareerayaan maxaa ka wadaa sxb dagaalki dhacay maxaa ku qiimaysay xilligaas dhulka muu iskusii shareeraayey
@xalwoWadani22 сағат бұрын
Meesha u bada ku siyay wadi , ninkan dawlada ayu bos ka wayay ninki iska dhax arki waya dawlada , wa inu yiraha Madaxwaynaha dalka waxu wata Ethopia, bal waydi nimankam hada u sheegayo horay ma u joogen dawlade la shaqeyen
@xalwoWadani22 сағат бұрын
Qofkasta ma wareysatan , dadka wakhtiga you ka dilin
@maganiyodiini4146Күн бұрын
Ninkaan makeenayo waqoyi hantidiii dowlada dhexe canshurne kama keenayo dadne Kama keenayo Alla muqdisho kobciso koriso kibriso Wlhi wardadkaan halaga raafo magalada bari Alshabaab ayey kasohadlayqan
Ninkaan abdifitaah farmaajo way isku dhaceen nin gardarnaaba laakiin waa isqabtay waana ka dhexbaxay dadkii qayl qaylin jiray
@abdikadirali4295Күн бұрын
Ninkaan abdifitaah farmaajo way isku dhaceen nin gardarnaaba laakiin waa isqabtay waana ka dhexbaxay dadkii qayl qaylin jiray
@abdikadirali4295Күн бұрын
Hasan cade xariif buu noqday waxuu iska shitaa yuutuubkiisa, Waraysigaan asagaa kayaabay su ,aalihii uu waydiinahayey KKKKKK
@AbdulleCadowxayowКүн бұрын
Adigu waxaad tahay ma taqaan.
@AbdifatahRaage-k8oКүн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@yacqubaliahmed3437Күн бұрын
anaga waxaa ku cabireeynaa xasan sheikh magalada muqdisho maba ku cabirno gobolada sidaa darteed magalada muqdisho waa ka reesatay wixii madax wayne soo maray burburkii kadib, sidaa darteeda mucaaradow muqidhos ha isku soo haleeynina
REER BILILIQO EE CALAACALKA IYO OOHINTA LAGU GARANAAYEY BAA WILKOODI DEERA NIYADA UDISAAYO
@AlikhadarAliКүн бұрын
REER BAADIYA REER BILILIQO HABARGADIR CALAACAL IYO KZbin AY LEEYIHIIN REER CALAACAL OOHIN BILILIQO BAA WILKOODI DEERAA EE MAR GACMAHA LAGA BURBURIYEY EE INA MAKA NIYADA UDISAAYO.....KKKKK......ADEER, MAGAALADA KUSOO DAWAAAW KOLEEY WAAD KASOO DAAHDEEN WAAYO 91DII BAAD SOO WADA GASHEEN ADINKA OO WARQADAHA DOOWLADA LACAG UMALEEYEY BALSE BILLIQEEYSTAY....KKKKKK GURICEEL IYO 5 TUULO EE KALE WAD UQAXDEEN KOLEEY INKASTA OO AAD XAMAR KUDAAHDEEN.KKKKKKKKKKKK
@YuusufAbdi-w1y2 күн бұрын
ILAAHAY INTAAD KA BAQDAAN SHACABKA REER MUQDISHO WXAY IATAAHILAAN IN LA DHOOWRO NABAD SUGID GELYADOIDA IYO CXDS IYAGOO SI SHARAF LEH ULA DHAQMAAN , WELIBANA SIIYAAN GARGAAR DEG DEG AH.... WAA LA HUBAA INAYSAN DHIB IYO XAD GUDUB MARNABA KULA KACAYNIN CXDS..!!!
Ninkaan waa Indheer garad meel fog wax ka arka, LKN WARIYE KU SHEEGAN WUXU QARKA U SARNAA INU YIRAHDO ( AREEY XAMAR JOGISEEY KA RABTAA), 😅😅😅😅
@warsamejama-o4e2 күн бұрын
xasan cadoow saxaafadaa meel baad uga dhacday..adeer waxa la dhaho weriyenimada waa la bartaa ,,haku takri falin..aqoon yaradaadana .cida sheegeysa aniga ma ahan ee aqoon yari,dhinac urarin..jaahilnimada.....
@SaidAhmed-t5c2 күн бұрын
War heshiis meeshaan cidna ma ogola hadii rub leeysku sheego waxaab meelaha lala taaganyahay la'iiman karo ciidn doowladeedna dooni meeyno kolka doowlad eey maamulo shisheeye ku daaban diidanyihiin. Oo uu shabaab diidanyahay. Oo doowladaha jaarka ah eey diidanyihii oo siyaasiyiin garab-rarato ah eey diidanyihiin xagee wax ka qabataa. Dal waxaa lagu maamulaa dad garasho leh oo dastuurka dalka uyaala iskula dooda kuna garamo. Iyo xoog in doowladnimada inta diidan lagu jiirsiiyo iyaoo la'adeegsanayo doowlado aan aheeyn kuwa jaarka ah because kalama diidmada doowladnimada doowladaha cadawga ah iyo diidmada maamulada shisheeye kalkaal ah
@aweysali2 күн бұрын
Waxan la yabay ninka aad waresaneso degan dorashadisa hal cel ma u qaday miya wey disen cana nuk wa nin nolsha ka dhacay idinka ayaa bun buninesin wa ka xumahay
@maxamedisaaq9442 күн бұрын
UMAD. XUN. HOGAAN FIICAN. MA HELAAN😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😝😝😝😝😝😝
@AbdiArtan-o1e2 күн бұрын
Mj oil wa qanjir ina
@AbdiArtan-o1e2 күн бұрын
Dhibato ada wasankanugufilandaniyow
@somaliland4ever4842 күн бұрын
Hawiye ayaa Madaxweyne hoodii sidaa loogu hor caayayaa 😡😡😡doqonsanaa hawiye😭😭
Kan wariyahaa bunlandbuu marna console cay leeyahay marna cidii u waraysataba bushland caydiisu jewellery yahay wa hawiye cuqdada qaba maxad bushland yerli lartaa xamar maxan ka hdlaynaa
@DahirAngar2 күн бұрын
Ex-Xildhi.wuxuu sheegay waa runta ee warieye ha difaacin Md. XSM, xadkii buu ka gudbay u dalka hogaankiisa Xasan Cadow, ma sidaas ku tahay warieye wax og.
@yusufhassan11752 күн бұрын
Ninkani wariye ma aha. Culusow difaac baa sharaftii ka qaadday.
@DahirAngar2 күн бұрын
Warieye hani waa mid Qof jeedkiis ku jira Xasan cadde, warieye wanaaga ka shaqeeya noqo ee qabyaalada iska daah.
Waar kan hawiye weriye maaha wuxuu u haystaa dawladnimada in hawiye leeyahay hassan sheikh oo adeer u ah oo soomali oo dhan aragtay inuu nacas tuuga yahay buu soomali ka difaac is leeyahay walee hawiye baan dawladnimo baran weligood farmaajo cidii ugu badnayd ee la dagaalantay daarood ayay ahaayeen hawiye waxaan oran lahaa ka xishooda soomali oo qofkan dugaaga ah ka qabta dalka