Пікірлер
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p Күн бұрын
alle hakuunaxariisto axmed mooge liibaan adeerkay labaad bay saaxiibo ahaayeen oo taariikhdiisa iigasheekeeyey heestu qaf walba oo nool way taabanaysaa runta lagama maarmee maalintaan kuhalacsaday meel dhimanle inaatahay madmadoow igamagelin❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallamohamed7388
@abdallamohamed7388 7 күн бұрын
Waxan ahay mas cideed miyu leyahy fanaanku
@CabiraxmanMaxamad
@CabiraxmanMaxamad 20 күн бұрын
Heestaan haddii kabanka ama waxa La tumaa Laga reebo erayadeedu waaa baLanti uu allaaha noo sheegey oo suugaan ah
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 3 ай бұрын
Alle how naxariiste Axmed mooge liiban Aabaha dhalaya maayirku hargeisa Abdikariin Axmed mooge😂😂
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 3 ай бұрын
aamin aami
@ayanali9514
@ayanali9514 3 ай бұрын
Tiktok kasooracay sidan uradiyay wn dalay wlh alla maxey hees tahay❤
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 3 ай бұрын
thanks sister don't forget to subscribe
@ubaxina
@ubaxina 4 ай бұрын
meel yar an ka saxo midhaha heesta: cirka muuq ka soo baxay maaha, maaha dhulka muuq ka soo baxay, siduu qof kale hoos ku qoray. erayadu waa Dhulku midhuu ka soo baxay (MIDHIHUU) midhihii kala duwanaa baa isla murmaya oo leh anaa kaa macaan, midhii baa is faaninayo leh masciideed baan u ekahay. Muuqa cirka ama dhulka ka soo baxayee murmaya macno ma sameynayo, waayo meshuu heesaagu tilmaamayo waa meel sadex roob oo kale duwan ku da'een, miiraale, mayey arooryaad iyo mahiigaan,oo dhirtii magooshuu ubax badan iyo caleemo isku soohmey dhaleen waa macquul inuu midho bisladey oo masciideed u ekadey ka soo ag baxaan. markaasu ku yidh barwaaqadaas oo kaleu weeye gabadhuu. muuqooda inan yahay, yacni midhihaa bisladey iyo nimcatul fashuuqaas baad gabadh yahay ku moodaa. 🥰 if you read this please give a thumbs up that way the new comers will learn the correct lyrics and maybe the owner of this channel might see it and correct it thanks a bunch😁
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 4 ай бұрын
Siciid mire Ninki Ugu cuslaa Kooxda Heegan
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 3 ай бұрын
legend le garanya
@EiidoHassan
@EiidoHassan 4 ай бұрын
alle haku naxaristo adeer😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 walahi fananinti hore cod ayayi hayibad ulahayen
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 4 ай бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍☺☺☺☺☺
@EiidoHassan
@EiidoHassan 4 ай бұрын
an uducayino fanank
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 4 ай бұрын
✊✊✊
@Rahma-h9y
@Rahma-h9y 4 ай бұрын
Sida may aroo
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 4 ай бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍
@RadioQaraami
@RadioQaraami 5 ай бұрын
ERAYADA HEESTA |LYRICS| ✍️ #XASANDIIRIYE Nimuu dhabarku Dhabarku Jaban yahay Dhaq dhaqaaqi maayee Sidaan dhawr habeen qaday Dhafooradu i Jiitee Waa dhaawacaagii Waxanaan La dhuubtee Markii aan ku dhawraba Dhibaa ii kordhaysee #HIBONUURA Markii hore dhitiyo subag Dhay baan filaayee Dhiil madhan adoo sida Dhabta igaga tuurtee Dharab orodka xoolaha Dhurwaagaa ku Laayee Ani dhedo iyo ceeryaan Haygu odhan ka dhaansee Dhalanteedku waa midaan IGA dhaadhacayne #XASANDIIRIYE Ninkii dhiiranaan jiray Wakhtigaa dhantaaloo Dhaaxaan itaalkay Amba dhaban adaygee Dhudhun iyo Laxaadkii Wax ku dheefi waayee Hagar kuguma dhaafine Dhadhaab bay hor yaalee #HIBONUURA Aqal dhinac banaan yahay Dhaxan kaama celiyee Dharaartii aan baahnaa IGU dhago adaygtee Dhuubkaa kolay tahay Kama helin dhaqaalee Waadigii i dhigay meel Dhamac iyo Abaaroo Dhalan teedku waa Midaan iga dhaadhacayne #XASANDIIRIYE Sidii dheeha geeloo Dhaameel hawdka daaqdoo Dhanihii Bulaaliyo Dhoobaale Joogtaa Ama tahay dhir canabaad Dhaayaha U roontee Weli waan dhursugayaa Inaan wada dhamaynee #HIBONUURA Ninkii dhuumanaayee Dhabarkiisu Muuqdee Dhakhso Loo Ogaadaad Sidiisii ka Dhigantoo Hadalkaa dhansaarka ah Kaa dhagaysan maayee EE Hadii ay dhab kaa tahah Dhaar may maraysaa Mise kala dhaqaaqnaye Sidaasaan ku dhaafaa?. ==================END. RAXMAANKU haw naxariistee Heestan erayadeeda waxa hal abuuray abwaankii weynaa iyo Digtoorkii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye, Laxanka heesta waxa saaray ustaad Bashiir Xaddi oo reer boorama ahaa alle haw naxariisto isna, heesta waxa si mcn oo cajiiba ugu wada liuqaynaya labada hobol ee AHN Hassan Diiriye Faarax iyo Hibo Mohamed Cudoon Hibo Nuura.
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 4 ай бұрын
😍
@RadioQaraami
@RadioQaraami 4 ай бұрын
​@@oogolyrics6910 Mhdsanid📌
@CabdirisaaqMaxamed-o6r
@CabdirisaaqMaxamed-o6r 6 ай бұрын
Xusuus allow unaxariiso
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 6 ай бұрын
AAMIN AAMIIN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 7 ай бұрын
Jilbaha dhigay.
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 6 ай бұрын
😍😍😍😍😍
@abdibashe567
@abdibashe567 8 ай бұрын
Xayaa hees xusuus laxnkii Ahmed Gacayte yusuf.codkii Ahmed mooge liibaan.Abwaan kii ...? Somalia dhankee dhawaaq fatale mooge dhiilo Kama sugaayee.
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 6 ай бұрын
well known
@RadioQaraami
@RadioQaraami 10 ай бұрын
AHUN
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
aamin wlo
@isseb6289
@isseb6289 10 ай бұрын
Dhulka mirood kasoo baxay weye sxp
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
wlo bal dib u dhagyso his gan say muuq
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
wa ku mahadsantay sixidada
@Xaabsade56Qursheye
@Xaabsade56Qursheye 11 ай бұрын
Asc
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
wcs
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto axyaa hees
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
aamin
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
aamin ya rab
@abdirahman_isse
@abdirahman_isse Жыл бұрын
Sida mayay arooryaad, Miraale sookacay, Meel mahiigaan jilbaha dhigay. Dhirtu ay magoosho, Manka iyo caleentii, Isku maydhax soohmeen. (x2) Dhulka muuq kasoo baxay, Muran uu dhexyaaloo, Anaa kaa macaaniyoo. Waxaan ahay mas-ciideed, Hadal laysu marinkarin, Maanshee barwaaqaa. (x2) Muuqooda inanyahay, Marmarbaan ku moodaa, Amma kugu mataalaa. (x2) Runta lagama maarmee, Maalintaan ku halacsaday, Meel dhiman-lla' inaatahay, Mad-madow igama galin. (x2) Dayaxoo muquuriyo, Marna gelin daruuroo, Maalmaha shan iyo toban. Muddadii ku buuxsamay, Cadceeduna mudhsootidhi Madaxyada fallaadhaha. (x2) Ku mariintay nuurkii, Midabaysay inanyahay, Aanse milicna weli noqon. Isha muuqsigeediyo, Mililicaa jalleecadaa, Anoo meel ka daawaday. (x2) Muuqooda inayahay, Marmarbaan ku moodaa, Amma kugu masaalaa. (x2) Runta lagama maarmee, Maalintaan ku halacsaday, Meel dhiman-lla' inaatahay, Mad-madow igama galin. (x2) Ereyada: Abwaan Baashe Waraabe-Cadde (ahun 2018). Laxanka: Axmed Gacayte Yuusuf Kabanka: Cabdi Maxamed Jaamac (cabdi yare). Codka: Axmed Mooge Liibaan (ahun 1997). MIIRAALE: Hees ay rag aad u qiimo badani isugu tageen bay ahayd, intii dhimatay ilahay haw naxariisto inta noolna ilahay cimriga haw barakeeyo.
@abdirahman_isse
@abdirahman_isse Жыл бұрын
Wakhtiga: Habeen Jimce-15-Dec-2023 2:15 habeenimo😅
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
well done
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy unaxariiso
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
aamin
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed Be United
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
insha allah way midoobi donan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Shacabka Soomaaliyeed Qabiil iyo Qaran meel ma Galaan
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
marksta qaranka wangsan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Maansha Allah Hibo Maxamed of Soomaaliya
@Alphamike09
@Alphamike09 Жыл бұрын
Qaybteeda ayuun baad dhagaysatey dee
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Dhulka muuq kasoo baxay.
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
muran u dhax yaalo
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Xasuus alla ha unaxariisto 😢🤲
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
aamin isaga iyo wixii dhintyba allah ha u naxariisto
@NimcoOnline-oq3rq
@NimcoOnline-oq3rq Жыл бұрын
42442wi .
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Ahmed mooge lagend somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
😍
@sirtawararka8818
@sirtawararka8818 Жыл бұрын
Heestan inta iga so raacday filimkii haboon fadlan like saar
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
so dhawaw marka
@luolaabdiabdi4476
@luolaabdiabdi4476 2 жыл бұрын
waa heesi runtii macan lehi alah hkunaxristo
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Balanta iyo axdiga waa in la ilaaliya, lamanaha aan wali isgursan ee wada shekesto waxaan idin rajaneya inaad noqotan balamihii ee isla meel dhigen inee oo fiyaan, wiilasha waa inee gabdhaha eesan balanta uga bixin, gabdhaha ayagana balanta ha ilaaliyaan.
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
talo wangasan bad na siisay thanks
@ayanabdulahi9538
@ayanabdulahi9538 3 жыл бұрын
Wwwwwwwwwww❤❤❤❤❤
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
😍😍😍
@ayanabdulahi9538
@ayanabdulahi9538 3 жыл бұрын
Wwwww caadi mahan
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
mahdsanid bro
@MullaMadar
@MullaMadar 3 жыл бұрын
AXYAA HEES wlh maxaaan in badan raadiyay Mahadsanid OOGO LYRICS
@jamaalcnaasir3296
@jamaalcnaasir3296 Жыл бұрын
Ł
@oogolyrics6910
@oogolyrics6910 7 ай бұрын
thanks wlo nagu caawi inaad chanalka share siiso👏👏👏👏