Пікірлер
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 25 күн бұрын
Banaadir ma maxkamad bay leedahay
@SahroIsaaq-wm4dj
@SahroIsaaq-wm4dj 25 күн бұрын
Awalba afwaayne baa xoog kagudajiyay ee waligaba ooy waxa gaysataa badane
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 29 күн бұрын
Imisa somali ilmeyneysey
@Abdulgaffarr-nv8lm
@Abdulgaffarr-nv8lm 13 күн бұрын
60 years
@bosteyacali790
@bosteyacali790 Ай бұрын
Masha allaah ✅✅👍🌹
@mohodinPliano
@mohodinPliano Ай бұрын
Tuuugo waye cadalad rapi kahele
@user-nr6wk2oj7z
@user-nr6wk2oj7z Ай бұрын
Gg
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke Ай бұрын
Xasan gaal muxu qsbanaya duli iska casil kursiga ama koronelkasi cadalad ha helo wa amar ka timide calamka
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 Ай бұрын
Qaar baa iska soo qoraya qoraa soomaaliyeed adeer qoraa sameysta kani waa qoraa daarood e yaan la isku qabsan waxa kalaba lama wada laheee
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Ай бұрын
Dheemantii ayey gurteen
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 2 ай бұрын
Aaf triangle peace borders
@fuaadbuuwe7727
@fuaadbuuwe7727 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@khaalid123FK0
@khaalid123FK0 2 ай бұрын
Dhulkii ogadeen badane
@abdalaomar1439
@abdalaomar1439 3 ай бұрын
ilaahay haw naxariisto dhamaantood
@ramatgan1
@ramatgan1 3 ай бұрын
Farmaaajo 😘😘😘😘
@princessnajahjanojano9942
@princessnajahjanojano9942 3 ай бұрын
Tolow maxamed iyo xamda ma isqaban hadda😢
@someditins
@someditins 3 ай бұрын
Khawaarij is Khawaarij 😮 kuwan wee dhamaadene arga gaxisadi kale ee cali dheere hartey😂
@mmmmnugaal3516
@mmmmnugaal3516 3 ай бұрын
27 march 2024 Wednesday night in BD
@abdulahitarabi498
@abdulahitarabi498 3 ай бұрын
ninkii madi ahaadaba waa maxmadow quuse ma magoolo geed kali ah ee milic ku yaalaye inkastoo mayaay qooyo waa muruxsanadaye 😂
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 4 ай бұрын
bu aaale waxaa iska leh degaan ahaan digil io mirifle gaar aahaan dabre io geelidle
@AxlaamSumayo
@AxlaamSumayo 4 ай бұрын
Waan uxiisay walahi kadiska iyo bosasaba waxaan dhagaysanaya 2024😢
@naimaawke5332
@naimaawke5332 4 ай бұрын
Soomaliyey musigaan heesteeda iisheega
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Xasuus wlahi 2010 ayaan kadsikaan ku dhageesan jiray 😢❤
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 4 ай бұрын
Ramadan karim 2024/3/14 ramdanka oo marayo 4 cawa 00:18 boosaaso
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 4 ай бұрын
Waxaan maqlay dooxadaan in wabi biyo ah uu hoosfadhiyo. Waxaan qiyaasayas in dalag badan uukabixilahaa hadii labeero.
@khadaryusuf7301
@khadaryusuf7301 4 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 4 ай бұрын
shute cabsi cabsi 😂💔
@someditins
@someditins 3 ай бұрын
Shuute isn't easy 😢😂
@user-bn2cb8iv4g
@user-bn2cb8iv4g 4 ай бұрын
Akmsjdj❤❤😮😮
@XalimoMaxamud-ee7vg
@XalimoMaxamud-ee7vg 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@ugaasjaamac5028
@ugaasjaamac5028 4 ай бұрын
M.a ugaas guulayso
@XuseenaliSalah
@XuseenaliSalah 5 ай бұрын
Hoyga aqoonta iyo tacliinta maxmed hussein
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 ай бұрын
Hadii aad talaabo qaadi kartaan qaadaa hadii aad a wood leedihiin. Gajoo ayaad u dhimaneysaan markaasaad hanjabeeysaan😂
@Somali450
@Somali450 6 ай бұрын
Walaahi abtiyaashey kii ugu wada yaraa ayaa ku jirey uuna kuna dhinty
@nasirabdi5249
@nasirabdi5249 6 ай бұрын
Waa waxaad gaysateen 🎉🎉🎉
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 ай бұрын
Tuugo garab og..... Ilahay ka baqa dadka Xamar joogoow. Dadbadan waxay iigu dhaarteen Muqdishu ma hagaageyso..maxa yeelay, waxii ka dhacay 1991 ayaan joogay! Hadaba ilahay ka baqa oo Ummada xaqeeda celiya.
@abdikaremaden8033
@abdikaremaden8033 7 ай бұрын
Masha Allah jacayl hirgalay mohamett iyo xamda ❤
@user-df9dp1oh6t
@user-df9dp1oh6t 4 ай бұрын
May isguursadeen huuno
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 7 ай бұрын
Baaq nabadeed
@FardowsoCibaar-ty8ss
@FardowsoCibaar-ty8ss 7 ай бұрын
Guuuul soomaaliya
@user-je3nd2hr9i
@user-je3nd2hr9i 9 ай бұрын
Guul ciidanka koonfur galbeed❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fq4wx1hk4p
@user-fq4wx1hk4p 9 ай бұрын
Mashallah isguulkaygi an jecla isguulada wan u xiisi doona sharaf iyo mamus buu iileyahay 🥳
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 9 ай бұрын
Korneel ayaa ciyaal xun xun sidaa yeelaayo hadaba waa taliye korneel buuxa
@user-fd7ub2mk2g
@user-fd7ub2mk2g 10 ай бұрын
Mar hore miyaa❤❤❤
@mohatohow754
@mohatohow754 10 ай бұрын
Xassan xanafi iyo al cadala sida eey isugu dharteen iyo geesinimada al cadala aaba caadi eheen
@mahadjama1481
@mahadjama1481 11 ай бұрын
Dhageyso Burhaan waxaad tahay boqor beeshaada Cuusman Moxamuud ee ka taxadar oo la hadal ileen Cuumar Moxamuud waxaa masuul ka ah Islaan Bashiir oo kaliya ayaa u hadli kara. Markaa qof kasta oo reer Puntland ah wuu og yahay haddii taageero loo baahan yahay mar walba waxaa diyaar u ah Islaan Ciise iyo Beesha Ciise Maxamuud inay garab istaagaan oo cidna uma baahna taageeradaada ama inaad boqor ka noqoto waayo waxaad boqor u tahay Qardho oo keliya iyo Cuusman Maxamuud.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Jidadka dhiseysan bero maaugalisid tuugsi maa lamareen kara beeraha hadii loomaal galiyo doowladi hore beerihi laheed inagoo maxaabis nagufali jirtaa soobaxay laaluushkaa laweynaa gobolo ninisdilay hadaa garan weydo gurigoda iska keen caanahey cabi jirta dhiisha wali kujira maxamadow haiga guulgulin gadh gabadhaan jeclaay haiga geesmareen oo haigagooyin
@lakimaan8506
@lakimaan8506 11 ай бұрын
2023 ayaan dawanaya 1/8/2023
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 11 ай бұрын
Maxaa idin ka reebey markii hore dadka waad la Siman tihiine kor isu Soo qaada xbbiyalow well came xaqiina dhacsada ❤
@abdirisakmohamed1853
@abdirisakmohamed1853 Жыл бұрын
Noloshu adka dadku qruxbadana 7 sano ka bacdii 😂
@xinyoweeine431
@xinyoweeine431 Жыл бұрын
Allow ku naxariso geesi bu aha dadkisa iyo dalkisa u shaqeeiynaya o dalkisa caayayanka ka buufinayeey!!!
@LST25
@LST25 Жыл бұрын
Ilaa hada ma wataan
@ayubmahamed7480
@ayubmahamed7480 Жыл бұрын
Masham allaah
@omaratoore143
@omaratoore143 Жыл бұрын
Labada xaafad ee kala qaybiso af gooye yaa i sheegi karto ii i😢😢😢😢