waaa caadi intaas waan dhahnaa maxaa kale waa in lagu shaqystaa hadaa maxay ujoogtaa guriga hadayna shaqayn
@AaminoMohamed-mo4ec25 күн бұрын
Kkkkkkkkkk war ragu fiicanaa aad baan ugu taager sanahey waalidkaa waa rag jira waayo hadii aan la isku tiirsanan see mar xalada adag loga gud bayaa haah waan la kulmey kuwo sida oo kle loo galey mid ayaga ka liita ayaa loo qaaraamayaa
@canabahmedgesey6126 күн бұрын
😭🤲💯❤️🥰😍☝️😇 amin aimn amin
@SahraDahir-v6j26 күн бұрын
Waa nin waalan oo iska nafisay laga roone ayuu u egyahay
Laakiin ninkan somali ma hesto mana sheegin magac somaliyed wuxuu un sheegay sida ey dhahan runtina hadduba somalida kawado waa runti ma curyaama ka daa ha ku dhego hadde soo taa laleynayo caruurtooda ishiisa laga arka ushiisa lagu tuma views iyo lacag haka sameeye
Allaha kusoosahlo wiilkaaga hooyo Allaha unnaxariisto
@natramohamed8233Ай бұрын
Aamiin Aamiin
@ashaoali8020Ай бұрын
Miyuu markii hore gaal ahaay waalid badan oo muslim ah wexeey dhaleen ilmo gaalo ah oo eysan ka warqabin.
@aishabarakalaafikummahadss1670Ай бұрын
Gabdhaha somalida way u gaadhay in loo shaqeeyo
@HaniQali-it5kfАй бұрын
Mamada wilkeda ma nin faransis ah ba kadhalayi Miya WAr nosocadeya wan fahmi wayay Allah ha kasiyo wilkeda maskinta
@Khadra933Ай бұрын
Been. Muu ka sheegin. Aunt uun bay ku hayaan. Dharka ii dhaq. May dhahan. Uun. Sidee isugu. Aamini Inay cunto u kariso caruurtana. U hayso. Oo. Waxay. Qabtayba. Ay qaadsiiisay Gabdhaha. Qurbaha. Joigaa. Idinka. Katrina badan. Shaqalalana. Ma haystaanba bananka iyo gurigaba. Iyagaa ka shaqaysta. Biilna idiin soo dira is la yaaba.
@amedfarah299Ай бұрын
Asc Mashaa allah Waxaan xusuustaa habar yartay oo ka faanta in ay naag madow ah oo cunto karis iyo adeeg in ay u dirsato Waxay dhihi jirtay waxaan maa cunto u dirsanaa Khamiista uun baan soo qaban jiray tu dharka noo dhaqda bes Markay dhamayso galabtii lacag iyo cunto iyada oowadata ay ka tegi jirtay Ilaa kham8sta danbe Guriga in ay gashana maba loo ogolaan jirin Dharka xataa waa ka fiirin jirtay Reerk8i naag madow haysta waa l aysu sheegi jiray Hadana waxaa lagu lee yahay guri anay joogin malaha Waxaa taa keeni jirtay qaxootigaboo yaraa iyo xifaaltan ka dhexeeyey dadkii somalida ahaanoo aan u nimi kenya (sujuuga)iyo qaxotiga imaatada aahaa Waa laga faani jiray madow cunto hakuuu kariyo Maalinta qofka dumarka ah xanuusato maqaaxi aa cuntada lagasooqaadan jiray
@khaderhassan1569Ай бұрын
qaaran ka xuug miyaa mideeda kale yaala siina lacagta
@Fouziaabdi-bq1rzАй бұрын
Kusliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
@Fouziaabdi-bq1rzАй бұрын
Allah swt haunaxaristo allah haufududeyo walahi waa yaab
@cibaadocabdikulane2443Ай бұрын
Walaal warka cadee ma duugan kartid oo qabuuraha muslimka kuma dugan kartid miyaa mase maqadan kartid. Oo wadankagii ma geen kartid ?
@lakifamily5541Ай бұрын
Wll waxaa loodiday meedka wiilkeda
@sahraahmed4810Ай бұрын
Meydka wiilkeeda see loogu diidaa ma diin kaluu heystay badanaa hadui qofku qoomkale ka tirsanaa wey diidaan in ay aastaan dadkiisa marka maamada mey hubisay wuxuu ahaa subxaana allaah alaahuma najeynaa allaahuma inii as aluka xusna qaatima
@HaniQali-it5kfАй бұрын
Ani iyo adiga iskufigradan nahayi wayabanahayi maxa qaburah musliminta logudidayi sikasta hayi xubnah kalabaxan xita dadkan wayisinjiren ban maqlijirayi qof qofle ogadhagan marka alow ugargar warkanah nosocadeya
Wllo marka hore magac somaliyeed muu sheegin ee iska dhaaf xasarad ninka wuxu dacayadeeya dumarka kenyaanka ah iyo dumarka ushaqeeya balse adiguba gurigaaga shaqalo baa kashaqaysa somalina waa tahay oo waxba kagama duwanid dadka kale
@umuhafsachannel1095Ай бұрын
Wllo marka hore magac somaliyeed muu sheegin ee iska dhaaf xasarad ninka wuxu dacayadeeya dumarka kenyaanka ah iyo dumarka ushaqeeya balse adiguba gurigaaga shaqalo baa kashaqaysa somalina waa tahay oo waxba kagama duwanid dadka kale
@amalidiris9641Ай бұрын
Ilahay ha ku gargaro sabirna hakusiyo..cadaw aynu lajogna inta dad e ay sida ku sameyen kow iyo laba male..waxa weyan qofkas waxa laga la baxay xubnahi ka dibna jamacada aya darasad iyo qalinada aya lagu barta wadan an jogo wil bay isa ku sameyen..wax cusub maha way ku sameyan dhagar qabayashan
@naimasamatar6457Ай бұрын
Ragaas gunbaa heshay lkn abayashood miyaa mise waa qabiilkoda
Waxaa laga yaabaa in uu asaguba dumar intuu iska dhigay uu ushqayn jirey
@hodanwarsame1895Ай бұрын
Waar reerka cawiya
@hoobalkiicaankaahaa8636Ай бұрын
waxaasi waa caadi haday gabdhaha somalida sidaasi yihin soo lacag ma bixiyaan oo ayagaba lacag Doon ma aha adduunkoo Idil bay ka dhacdaa aqi somali keliya ma aha naayada horey usocda lkn haysku kalax teginina shaqaysta f. g dheeraadna qaba