Пікірлер
@baburo101
@baburo101 Күн бұрын
Runtii aad baan ugu farxay sida wadankeena wax soo saar u leeyahay. Waana layaab in video gan intaan oo kaliya oo dad ah daawadeen.
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 4 күн бұрын
Masha allaah waa waan kugu hambalyaynayaa
@salmacabdiqani6466
@salmacabdiqani6466 6 күн бұрын
Kulaahaa 2035 tii
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 7 күн бұрын
Garoowe to jigjiga hala furo aad bay muhiim utahay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 15 күн бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow idin xifdhi idinkana raali noqo Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 16 күн бұрын
Alxamdu LiLLaah. ALLaha Nabad kala dhex dhigo. War Soomaaliyey kala Nabda oo Naftiin Naar ka Badbaadsh. Qof kasta oo gacan ka geystaa Nabaddaa ILaahay baa ka Abaal marin Insha ALLaah, SPA. Shukran.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 21 күн бұрын
Fitnada waxaa masuul ka ah doowlad goboleedyada iyo doowlada dhexe oo isku dirka wadaan si ay isugu xumeeyasn. Wiilasha dhimanayo ma aha dhashii madaxdan idin hor boodaysa ee isku tashada nin walba dhulkiiisa ha ku ekaado oo ha iimaansado oo ha nabad geliyo dariskiisa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 21 күн бұрын
(MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)(ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲GUUL iyo GOBANIMO💞💕💕💕💞💓💓🌹💕💕💞💞🎊🙌🎊❣️❣️🥰🥰💝💝💞🎊HORUMAR🤲♥️♥️❣️💕🌹💝iyo BARWAAQO💝🥰💘💘🎊♥️👏👏💖💓💓🌹💕♥️💘🥰💖💖🎉🙌👏💘💘(RABBI) haydin Barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲
@khada917
@khada917 22 күн бұрын
Bahashu miyay kululaatay maxay yihiin biyaha lagu rusheynayo
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r 22 күн бұрын
Waa jirgad casri ah manshaaa alaaah
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 22 күн бұрын
Biyaha ladabo eedo maxay tahay way kululata
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 22 күн бұрын
Somali airlan mad ku qortan
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 23 күн бұрын
Masha allah soodhowaada
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 23 күн бұрын
Bosaso baladweyne ku dar
@saidmussa6461
@saidmussa6461 23 күн бұрын
Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@saidmussa6461
@saidmussa6461 23 күн бұрын
Somliairlane meesha waa ka baxdey mafio tuugo ah ayaa dhaxda u gashey
@saidmussa6461
@saidmussa6461 23 күн бұрын
Mooryan dhiigyocab ah oo diyaarad baan leeyahey kuhaya waxa uu ahaa baalshle Bar Shabeele Diini maxuu kabo tirtirey maantana hantida shacabka uu dhacey ka faaidey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 21 күн бұрын
Ma Hawiyaa Ninku? Haddal Hawiyu Leeyahay.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 23 күн бұрын
USC AIRLINES WAA DIYAARADO GABOOBEY ISKA JIRA WAA DIYAARADO LA SOO TUUREY SCRAP AH REER PUNTLAND ISKA JIRA INEY INKU LAAYAAN BEY RABAAN
@Aden-gt1vl
@Aden-gt1vl Ай бұрын
Masha Allah
@kamalmire7420
@kamalmire7420 Ай бұрын
😢😢😢😢😢 subxaanaAllah
@user-sw9uj2yq4t
@user-sw9uj2yq4t Ай бұрын
Halkee kala xiriri karaa please tell number
@cabdulqaadircalixeyle5852
@cabdulqaadircalixeyle5852 Ай бұрын
Mansha Allaah❤
@HINDA-mh8sf
@HINDA-mh8sf Ай бұрын
Alle waxkabadan hasiiyo
@HINDA-mh8sf
@HINDA-mh8sf Ай бұрын
Waxkabadan alle hasiiyo
@user-hv1il8fr3f
@user-hv1il8fr3f Ай бұрын
This is nonesense .just have one exam for the whole of Somalia.........
@user-jh6vs7ie5k
@user-jh6vs7ie5k Ай бұрын
Dhinaca puntland miyaa mise galmudug
@QadroMxamed
@QadroMxamed Ай бұрын
Maasha alaah❤
@shantagees9425
@shantagees9425 Ай бұрын
Way ku mahadsanyihiin hawsha ay ahayaan.
@Ladansalat-jk1if
@Ladansalat-jk1if 2 ай бұрын
Ninka komidka soqoray hadu wadankas joga hala iskaqabta cara illahay baa inkudhacday su uhadlay gaal xita uma hadli.wallaahi tan.way.rontahay
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay hakudhowro
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 ай бұрын
Illaahay baa bad baadiyey Dadka Alxamdulillah Aduunyo waa la heli
@SaMiyocumarCali
@SaMiyocumarCali 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedMoallimomar
@MohamedMoallimomar 2 ай бұрын
واصبر وا ان الله مع الصابرين
@user-gg4qc6yu7r
@user-gg4qc6yu7r 2 ай бұрын
Xagee kuyaalan wllo😊
@user-lh7zy8qh9w
@user-lh7zy8qh9w 2 ай бұрын
Allahu akbar allaha u gargaaro
@adenmohamed4053
@adenmohamed4053 2 ай бұрын
Hees geel baa aheed sida geesiga gaado lugu dilay geeri kululeey
@adenmohamed4053
@adenmohamed4053 2 ай бұрын
Badal khayr qaba allaha siiyo ninkii yaqaan baa garan kara geerida geela aad beey u xanuun badan tahay
@SacdiyoAbdullaahiAbdi
@SacdiyoAbdullaahiAbdi 2 ай бұрын
Allah Akbar
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 2 ай бұрын
M.allh
@RixiinKamas
@RixiinKamas 2 ай бұрын
انالله وانا اليه راجعون
@mucaadladiye3835
@mucaadladiye3835 2 ай бұрын
Ilahaw badal khayr qabo
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 2 ай бұрын
Reer biciidyahan iska leh goldogob iyo xafada garsoor galkacyo. Leelkase waa langab
@user-cl9bm1zd5p
@user-cl9bm1zd5p 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
@mahadabbidaahir8020
@mahadabbidaahir8020 2 ай бұрын
Walaa xaaw la quwati illaahi-l cadiim ! Soomaali yeey Ninkaas maqaadiir tu Geela kaga dhac day ,Halloween gur made, war la due baackuma filla ,meel hoo u baahan ,haye wax ka tarto, ugu yaraan waa in lala raadiyo ,Birtii Magnad ka danab ku ka tegey,iyada ayaa laga iibsan ee lacag u good ne
@SakariyeSooyaal
@SakariyeSooyaal 3 ай бұрын
Dadkeena intaan tirakoobno hadaynu qof walbaa bishii $1 ka qaadno Bilkastaa lacag qaadistu socoto 7 bari Una samayno gudi uruuriya lacagtaas Ugu yaraan 3 qof ugu badnaan 5 of Si musuq maasuqu uyaraado Fg: gudigaas ayaa lacagtaas maa mulaya waana lagula xisaabtamin Imisaa puntland Kunool kasoo qaad 5000,000 qof hadaynu ku dhufano min $1 dolar waa 5000,000*1 waa 5000,000 dolar 5000,000 dolar * 12 bilood oo sanadkaa Waa 60,000,000 sanadkii Intaas waxay iga hayd in aan inagu meel gaari karno hadaynu mid noqono 🙏
@faadumoawil2827
@faadumoawil2827 3 ай бұрын
Alle badal khayr qaba hakaa siiyo aamiin aamiin
@user-sd3ei4hr5m
@user-sd3ei4hr5m 3 ай бұрын
Mxndjkp
@user-lh5rn8se3f
@user-lh5rn8se3f 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@user-lh5rn8se3f
@user-lh5rn8se3f 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@user-lh5rn8se3f
@user-lh5rn8se3f 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢