Adigu waad walan tahay ba buugu kuu odhan shaqadda ka tag ee noloshaaada ku maree ayuu ku idhi 😂😂😂 Bugaaas waa buug afkaar kud binayaa Inta ku an facaysaa laga qaataaa
@numan1tarr14Ай бұрын
Dhibkay ay muslumiinta ay dhaxdhigeen ilaa hada lagama bixin.
@numan1tarr14Ай бұрын
Sheekada mucaawiye kasoo bilaw munaafiqii dhibka uu gaystay ilaa hada laga bixi la yahay kadib yazid munaafaq ku xijisii
@cumarmoumin9103Ай бұрын
Walaakey Xoolaha looma isticmaalo uur bay leeyihiin ee waxaa la dhahaa Way rimantahay Waa sixid yar intaasna
@Omar_podАй бұрын
Saxiix sxb Jazakallah intaas waa iga hoos baxday
@DekoMohamud-x8iАй бұрын
Waxwalba la diiday wa samayne subxaanallaah😢
@ConfusedMansion-pv7vdАй бұрын
Umul muminin hafsa ra kasohadal
@abdidahir9365Ай бұрын
Mahadsanid ❤❤
@huseinahmed6094Ай бұрын
Jazakallah ustaad Omar ❤
@Falanqeynta_musalsalada_SomaliАй бұрын
Hadii ay gabar fcn tahy ha aado masjidka oo yaysan imaan meelaha lagu tunto oo yaysan ceebeyn xijaabka wa hadal saxan
@shugriahmed3374Ай бұрын
سبحان الله عدد ما خلق
@MrQalinleАй бұрын
Karbaash caadi ah ku dhufatay ustaad ❤😂
@ShucaybXasan-e9xАй бұрын
Legenw 😅
@MrQalinle2 ай бұрын
Jazakallah ❤
@Sxbkaa2 ай бұрын
Kuwa magfuuriinta maahan kuwa ugu horeeya ee waa kuwa furta, asagana ma furan, marka kuma jiro qolodaa xadiithka tilmaamay
@Omar_pod2 ай бұрын
Kuwaasna Darajo Gooni ayay Leeyihiin Oo Axaadiis kaga soo aragtay. Xadiiska aad ka hadleyso ee kuwa furtay waxuu ku jiraa Musnad Axmad, Xadith Number 18189. Kan aan aniga ka hadleyna Sahih al-Bukhari, Kitabul Jihad, Xadith Number. 2924. Waa soo eegi kartaa