Allow dhammaan macalintii soomaaliyeed Allow u Abaal gud
@WarsameMaxamad-yp7qs6 күн бұрын
Masha Allh
@MohamedAhmed-oq3yz11 күн бұрын
Isku iskul aya nahney lkn walakalatagey orod mohow school keyga Allah barakeyo iyo walidkeyga al bushra high school hagadera Allah barakeyo
@KOWSARABDIHenna17 күн бұрын
M.a
@ibnuhashim993017 күн бұрын
Luuq ganaane, waa magaalada aan ku dhashay, weliba labadeeyda waalid ayaa ku dhashay, waxaan hadda joogaa maraykanka, Ilaahay ha ii kaso inaan ku soo laabto. Luuq ilaahay nabadgelyo waarta ha geliyo.
@drabdirahmanmohamed74819 күн бұрын
99,999,999
@iqrodollar-if8kn19 күн бұрын
Masha Allah 🎉 Hambalyo Hambalyo🥳 sxp qaali 🎉wada nolaada nabad ku waara🎉wada jooga waaya badan I.a😊🎉
@Jama-k5c6 күн бұрын
Dollarey sxbtie
@ibnuhashim993019 күн бұрын
Luuq ganaane, waa magaaladii aan ku dhashay, aabahay iyo hooyadeeyna , luuq ganaanaane ayeey ku dhasheen.hadda waxaan degganahay maraykanka, Ilaahay ayaan ka baryayaa in uu mar uun igu soo celiyo.