24 hours ee Godey iyo waxan ku arkey
15:09
Пікірлер
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os
@AbdirashidmohamedAbdiras-df1os 4 күн бұрын
masha Allah sxp waad ii faaidaysay to day ayaan qorshahan ku meel maray❤❤❤❤
@kingVLOG_official
@kingVLOG_official 10 күн бұрын
Bro, can you share your insta please
@Jiiro.24
@Jiiro.24 11 күн бұрын
Sorry wllka ❤❤❤
@teysetube
@teysetube 18 күн бұрын
Ha cajisin ugaas
@carafaatfaarah6578
@carafaatfaarah6578 Ай бұрын
Hoteelka aad dagan tahay magaciisa soo qor
@AbdiFataah-u9w
@AbdiFataah-u9w Ай бұрын
Hore usoco waad gaadhi hadafkaaga من جد وجد qofkii dedaalaa wuu gaaraa
@diinyjunbox
@diinyjunbox Ай бұрын
Thanks bro
@jamaal2014
@jamaal2014 Ай бұрын
Caawa ayaan ku soo raacdey waxaan jareenayaa in aad hamigaaga gaari doon to from France 🇫🇷
@diinyjunbox
@diinyjunbox Ай бұрын
Thanks brother
@GEEDISAME
@GEEDISAME Ай бұрын
Diini wll cameradaas baan ubahna Ee magaced fanskaaga ban kamid Ahay ee pls iso jawaab
@diinyjunbox
@diinyjunbox Ай бұрын
Thanks wll, dji pocket 2
@bichegnaw_yebichenaw05
@bichegnaw_yebichenaw05 2 ай бұрын
Keep going, we will still watch you bro
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
I appreciate
@ElieCyuzuzo
@ElieCyuzuzo 2 ай бұрын
Please do your videos in English next time
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 2 ай бұрын
My land Hare,Diinti,Jigjiga,Hadaw,wachii..love all of DDS.. watching from Canada..keep going bro with these videos ✊🏾💯
@Hodan-i9m
@Hodan-i9m 2 ай бұрын
Telka in lagaa dafo ma ka bqanaysid
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Wadanka aad buu amnigiisa u fican yahay
@UpthyrahmaanQalbi
@UpthyrahmaanQalbi 2 ай бұрын
😅
@MuuseSHARAF
@MuuseSHARAF 2 ай бұрын
PRO Keep going 😊
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thank you
@MuuseSHARAF
@MuuseSHARAF 2 ай бұрын
Somalida qaar waxay aad ujecelyihiin guryaha kiradooda tan ugu jaban guri firaashan ama goglan
@MuuseSHARAF
@MuuseSHARAF 2 ай бұрын
In aad warbixino kasoodiyaariso warbixintana yadoo dhamaystiran you tube soogali yadoo gos goosa tiktok geey
@MuuseSHARAF
@MuuseSHARAF 2 ай бұрын
Waliba tiktok samayso si ay kusoo raacan dad badan
@MuuseSHARAF
@MuuseSHARAF 2 ай бұрын
HOREY USOCO WLL INSHALLAAH ALLE TALASAARO WAAD GUULEYSAN
@user-ku7ce2ni1n
@user-ku7ce2ni1n 2 ай бұрын
isbuucan ban adissabba iman walal ee waxad i fahansiisa Bank rate qaaliga waxa?
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Waxaa jira two exchange Ethiopia dhaxdeeda mid bank kiga ma mula mid na waa suuq madow, 50% bay isdheer yihiin.
@adannur4755
@adannur4755 2 ай бұрын
Hotelka ha seexado magacisa no sheek please
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Green valley haya hulet
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Aqalada Soomaali taga Wa Uskag kuwa kale
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Necbiya iyoobiya Nadaafad xuma
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 2 ай бұрын
Waan ku saaray subscribe
@KingeXamsEck
@KingeXamsEck 2 ай бұрын
Pro malaysia Tag Team 27 aya kula kine o walipa Asad Hajio utag😊 zxb itas wa iga Talo🙏
@barkulmis
@barkulmis 2 ай бұрын
Guuleyso Sxp 👍
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Waa Erer dadka harar leh wa kala laba Horudoco akhii soo badi
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
saaxiib hadaad rabto in aad subs badan hesho dalka imaaw ooo ilaa Gaarisa ilaa ksmayo ilaa Xamar ilaa Bosaso ilaa Berbera ilaa Jabuuti ilaa Jigjga ilaa harar adi dhamaan Dhulka Soomaaliwayn ku dalxiis aigoo wata drone ta wax duubta oo asxaabta dhalintarada halkaas joogta kasbo oo aad u dhex gal oo suuqadaya wareeg oo dadka wareeso , lacag yar na way kaaga baxaysaa dad badan waad ku kasvab walal....
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks sxb
@Jon_larry
@Jon_larry 2 ай бұрын
In aad caan noqotid uma bahnid qof kale o caan ah in aad video laso samayso, wax walba dadaal ayay ku xiran yihiin masul
@som2323
@som2323 2 ай бұрын
muqaalo badan so sameey sxb si dad badan kugu soxirman. qof walba meeshan wu somaray qof milion ka bilaway majiro. the more your video thr more you customer. Guula ku rajeyna
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks bro
@yoskieyung7172
@yoskieyung7172 2 ай бұрын
👏👏👏👏
@xuskaxaaji6104
@xuskaxaaji6104 2 ай бұрын
Dhibka jira 5 daqiiqo ka dib waan ku caajisaay video waxaa sameysaa vedio gaaban iyo qodobo aad soo diyaarisay
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Dhibku waa TikTok hh
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 ай бұрын
Maxa muqdishu u booqan la dahay
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Baryahan safer ma galin, Lkn insha Allah
@heeraarmedia4916
@heeraarmedia4916 2 ай бұрын
Sxb ninka Geedi sahan la yidhaahdo ee traveller Ka ah raadi wuu Ku caawin waa nin daacada runti
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 ай бұрын
Waxaa tahay noo soo gudbiyay muuqaalo cajiib ah gaar ahaan kuwa Addis Ababa. Mida kale si laguu barto waa in qof caan ah i garab qabo dhahdaa markaas waa lagu baranaa bro views kana qasab waa kuu kordhaa. Nasiib wacan.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks saxib
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 2 ай бұрын
Talo waxan kugu darsan lahaa qof caan ah ama dad caan ah video la samee si lagu barato , qaabka video yadadana wax ka badal sawirka hore ee qofku arkayo inta uusan video ku dhufanba ha noqodo wax dadka soo jidayana youtu.berada qishka ka qaado😂 magacagana update ku samee bal magac islam la bax Intaasan kugu darsan lahaa Ha niyad iabin wiil adag baa tahay keep going. Nolashu imtixaan ayay naaga qadaa si an cashar uga barano 🖐❤
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks wll
@jibrilmohamed5989
@jibrilmohamed5989 2 ай бұрын
Hore usoco bro. Tiktok ma isticmaashaa?... Followers badan baa dhankaas kaa soo raacine.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks brother, haa
@Adamshow2665
@Adamshow2665 2 ай бұрын
Zhp good things take time. Insha allah one day waad gaadhi doontaa waxa aad intaas u soo samreysay Lkn anigu waxan kugula talin lahaa uun Sidaad sheegtay joogtaynta iyo inaanad ka niyad jabin wax walba cusub ka wuu adag yahay.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks saxib
@maryamo411
@maryamo411 2 ай бұрын
👏🏽 hore u soco
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
👍🏽
@mohamedhaibe8718
@mohamedhaibe8718 2 ай бұрын
Sxb Diiny. waan kugu xidhanahay dhamaan waan daawaday Muuqaaladaada, waxaanaad usoo gudbisaa si professional ah. views you will get more one day insha Allah. I hope to meet in Hargeisa if you reach.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks Mohamed, insha Allah markan imaado wan ku la so xidhidhi
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 2 ай бұрын
Keep going ugaas muuqaladada wn daawadaa anigu waliba kuwii adis ababa ee vlogs Yada ayn daawaday Diredawa aad oo vlog nooga soo samee.
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thank you @hufanmedia7986 Diredawa dhawr jeer ayaan ka sameyay
@asalogaden4537
@asalogaden4537 2 ай бұрын
Keep going 💪🏼 bro
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thank you brother
@aminugaz
@aminugaz 2 ай бұрын
Keep going brother
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thank you brother
@hawaartofarxadu
@hawaartofarxadu 2 ай бұрын
Bro keep going Malaysia tag ragaasa kuu kala kicina
@diinyjunbox
@diinyjunbox 2 ай бұрын
Thanks bro
@KimSeokmin-ut7fu
@KimSeokmin-ut7fu 2 ай бұрын
Thailand immisa lagu taga luuqadeda ma taqaan
@taajirahamanur8240
@taajirahamanur8240 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 ай бұрын
Kirada guryaha waa imisa halkaasi oo loo yaqaano qurba nacaas
@alidhirif
@alidhirif 3 ай бұрын
Ar somali aa 😂😂 xaasidsanaa. Soo badi melha xun xun😂
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 ай бұрын
very sloppy video....waar marka dambe si wacan wax u soo duub
@diinyjunbox
@diinyjunbox 3 ай бұрын
Ok ,Thanks
@hufanmedia7986
@hufanmedia7986 3 ай бұрын
wr iska sii daaya dheh bahaa imta. in jeel ahaan noloshooda ay uqaataan sx maaha hadii beer lagu haynayo national park haloo sameeyo weyn oo Kayn iyo wx wlba leh
@diinyjunbox
@diinyjunbox 3 ай бұрын
Wan ku gu racsanahay, aad bay u dhibanyihiin, wan u sheegey, lkn hada ma awoodno ayay igu dhaheen