Ilaahayow nabada noo soo celi. Dalkayaga dadkaga oo ku walaaloba xaqa ku ilaahayow na tusi oo qabiilka laysku dilaya nadiif ka noqday. Amiin Amiin yarabi
@MustafeMuhumet26 күн бұрын
Insha allah one day somalia people will get stronger as they used to my dream is to see greater somalia again
Aniga Heestaan Waxaan dhageesanaya 2024 bisha 11 November
@AbdilladifLadif-gi2sp2 ай бұрын
استمع اغاني هيلين مليس،الاغنية الارترية جميلة
@mohakhaliif97393 ай бұрын
2024/10/17 GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEEDA🇸🇴❤
@Between-earth-and-sky3 ай бұрын
Maanta Itoobiya waa walaalahayo, haddaan ogaanay, Raali ha nalaga ahaado, Dad qalaad oo Xamar joogaan dad moodnay
@safarmaxamedcali66073 ай бұрын
heestan xusus weyn ayey igu reebtey anigoo jaceyl la ildaran oo habeen kasto la ooynayo ayan dhageysan jirey umadii rasuulka aan ahaye illahow amarkega ii yeel
@NawalAbdullahi-cg7ry4 ай бұрын
kuwa qabiil ayey u hesyan nacala idinku taalo somaaaliyey wlhi anaga gcntena isku ba'biney hda san ila inte ku jireynaa noloshena san miya ku dhameysan doona aawe somalidi hore ee qarnkoda u dhiman jirte 😊
@mohamed__kader5054 ай бұрын
😮
@foxxyou46914 ай бұрын
Somalia is strong as Lion. We must come together. As one word, one's country and one people 🙄.
@qumandarajo93534 ай бұрын
Manta heer waxa marena dhulkeni intu itobiyan so dhaafay badeni nagu heesta😭😭dadkeni uso dhintay kuwi ucuryaamay meel cidla be udhinten hadaan axmaarkan iska dhicin😢😢
@ismDirir4 ай бұрын
Masha allah waa tariikh lama ilaabaab ah qaranimada somaalidu waxa aan nahay allah yarxama alraximiin maxamed said bare waxa aanu nahay somalie daqankayaga diintayada ما شاء الله لا قوة اءلا با لله🎉🎉
Yes are you adarood calan and you i love erataria so thank you
@AhmedMohamed-cn7xn5 ай бұрын
Heestani waxay kahadlaysa inqilaabki sarikishi kacaanka e siyad bare hogaminayay e toorada la odhan jiray sababihi ku kalifay inay afganbi sameyan o khatar u badhedhan o Hadi inqilabku fashilmo Dil toogasho ah iyo xabsi daa,in ay wajihi lahayen kadib lkn waxaso khatara u badhedhan kadib marki ay udulqadan wayen gumysiyadi kale e umada somaliyed qaybted haystay xukumadi xiligaas o musuq iyo fashil badani dul hoganayay iyo umadi somaliyed o fakhri iyo shaqale xumo wajahayay
@mohamedaabi83636 ай бұрын
Heestan iyo heeso kale oo lamida markii la qaadayey maanu joogin dunida heesahaasi waa heesihii markii soomaali midaysneyd balse markaan dhagaysto waxaan dareemaa dareen gooniya kaasoo dhiiga ikiciya oo ijeclaysiiya walaalahayg danaystuhuu na kala fogeeyey from hargaysa
@MaryanapdiMaryanapdi-j2s6 ай бұрын
Inta.dawanaysa.2024.❤
@xamaaliboy6 ай бұрын
2024 waxaan mareyna in dadkeeni amxaar layiraac bad baan siineyna wllhi aad ban ugu xumahay
@Abdirahimofficialy6 ай бұрын
Immika heesaha Socda xamar axmaarkaa iga xiga wlaahi anoo hargaysa jooga cadhay naftu iga baxday Xamar aniga cidi igama xigto xamashina kuma doorsanayo Heestan waxaa samaystay xukuumada talada haysa oo fikirkoodu kaa yahay Live you xamar ❤❤❤
@Between-earth-and-sky3 ай бұрын
Anagaa ku qanacsan, Xabashi baa whi iga xiga ka xamar jooga
Waa dawladii ay ku ciyaareen daaroodku nacala tulaah
@invisiblepeace.52767 ай бұрын
Heestan waxaa markle dhageesanayaa wiliba si dareen ku dheehantahy cawa oo ay ku beeganthy 26 June ee 2024. Waxaan wllahi niyada ka swrnayaa somaliyadii 77ki kahoreeesay anigoo naawilayo waqtigaas qurxoona inan mar dib laigu celiyo wase ay dhaceen oo cawa dalkeeno aad uliito rajana ay inoo muuqan ka dhalinayaro ahaan ayaa ah qaacidada ku suganahay. 😢
@ahmedcade15347 ай бұрын
Somalia burburkeeda wxaa k dambeeyey dagaalkii an lagalnay Ethiopia ee dhulka Somali galbeed lkn waqtigan la joogo jamhuuriyada somaliyed ee xorta ahyd ayaaba muran gashy hada k dib dgaaal toos ah in an qaad hdii an somalia nahay lagama yaabo Cidii rabto in ay is xoreyso hub iyo Saad ayaan siineynaa
@abdullahibulla7 ай бұрын
geesiga dhulkisa guusha uhorseeda geerida disha geedka ha ba'o😪
@shaaniqadarshaani56778 ай бұрын
Waxaa in la is waydiiyo mudan maxaa keenay in ciidanka xooga dalka ilaa hada aysan noqon ciidan ka limin keena dagalaaka lagula jiro As dhowr qodob ayaa sabab u ah waxayna kala yihiin 1:musuqa iyo qabyaalda ciidanka lagu kala xulo nin walba kisa 2 hogaan cumada cidanka o ah midka ugu muhiimsan dhan walba 3::mushaarka ciidanka oo aan ku filneyn askariga ugubadan wa 300 4:ciidanka oo eey ka buuxan rag As ushaqeeya basle la iska indha tiro ,malin walba waxa mqasha ciidan ayaa xero loogu galay waa lalaayay sanadiina waa laga qaadaty ,majirto cid lagula xisaabtamo majirto askari loo soo xiro, askariga xooga dalka ah wxuu leeyahay qiimo aan inta kale lahayn waayo waa astaan qaran dowlad caadila markii la helo ayaa cidanka sharafkooda lasoo celin doonaa guleysta xooga dalka maanta hadaan awoodo dadka ugu mushaarka sareeya dalka ayaan idinka dhigi lahaa 🙏🙏
@mahameali85198 ай бұрын
Manshalahu
@januarySl20249 ай бұрын
Hobolkii weynaa, Boqorkii Codka. Muxamed Suleimaan Tubeec AHN wuxu ku dhashsyv, oo ku barbaaray magaalads Burco ee Somalilaand. Wuxu ka cabsy biyaha suugaanta iyo fanka ee Togdheer. Muuqdisho waxa ugu horeeyey isagoo 50 jir ah. Wuxu ahaa meydkii ugu horeeyey ee dad afduubaan ee ku aasaan meel aanu ku dardaarmin.
@munaCabdilahi-n6d10 ай бұрын
😭😭😭😭😰 wlhy waan qiirodey
@YuusuftoxowMaxamed11 ай бұрын
🎉
@sacdiyoabdiwali330211 ай бұрын
Somalia qabiil baa kala dhantaaley yaarabi xaqa nafahansii😢😢
@sahraaamina11 ай бұрын
Dudbdksvddjksdh😢😢😢😢
@AdamYare-cw6lo11 ай бұрын
SOOL the state of the brave, On this day 25/08/2023, our dreams are beginning to form and the legacy of our forth fathers shall remain intact. Axmedguray ma uu dhiman, ma goblamin darwiishkii Geenyadu madaalana Ma afbeelin gamastii Hadaan geesi noolayn Hadii aan gebood jirin Hadaan geedba taagnayn Hadii aabahay go’ay goblan hooyaday tahay SSC people Will never give up ..................................