Пікірлер
@WizzZakir
@WizzZakir 11 күн бұрын
Taariiqdan wax padan Aya kaqaldan zhp
@KhadarMohamed-wy5no
@KhadarMohamed-wy5no 13 күн бұрын
Raadka runta aad baan u so dhawaynayaa
@nasiromar7817
@nasiromar7817 Ай бұрын
Waa taariikh waxa ad dadka iyo dalkaba ad u soo gudbinayso lkn ogow inaadan ku soodarin ama aadan xusin Taariikhdii Boqortooyadii YIBRAHA ee ad siisay ama ad ka ka dhigty boqor ka yimi masar ee ahaa boqorkii ugu horeeyay history gana a ku soobilowday 1181 ilaa iyo 1250 kii oo a ka dhigty inuu ahaa cumar kowneen sifiican u soobaro taariiqaha waa awoowga ninka ad u taqaan Axmed ibrahim gurey Boqorkaa magaciisuna wuxuu ahaa Mohammed ahmed Mohammed ibrahim Mohammed ismaciil yuunis Yusuf ahmed Aalal baceera
@AbdiHoukoun
@AbdiHoukoun Ай бұрын
Magaca adad wuxu ka yimidey qabilkiisa oo aha adal
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas 4 ай бұрын
Walal ma noo sheegi kartaa meesha aad kasoo xigatay
@yahyaomarharoun3509
@yahyaomarharoun3509 8 ай бұрын
IFAT and Adal wos Gadabuursi kingdom
@abeesChannel-z3u
@abeesChannel-z3u 8 ай бұрын
Gaw ma baan islahayn itaas oosano ayey wax soo kufsanayeenbee gaw
@AliElimi
@AliElimi 8 ай бұрын
History repeats it self today Ethiopia is claiming the ownership of most sacred zone in somali history.and to make worse some short sighted somali leaders are spearheading such moves.
@Zolaouais
@Zolaouais 8 ай бұрын
where's party2
@dhoorefx9805
@dhoorefx9805 10 ай бұрын
Taarikhda maadan dhameystirin oo waxaa uu ahaa amiirki u danbeeyey axmed gurey nin aan qaraabo ama ilma adeer yihiin oo dumaalay xaaski axmed guray bati wabar waxaana la yiraaah amiir nur oo ku magac dheera al mujahid ama al wasiir waxa uuna ahaa amiirkii dilay gelawdawod boqorkii abasiiniyiinta ama xabashida
@faisalsufi
@faisalsufi Жыл бұрын
Masha Allah. Lakin ..umadan faraha badan ee oromo. Xagey ku nolayin
@Xaliimo757
@Xaliimo757 9 ай бұрын
Konfur ethiopia, qaracdu ahmed gurey dabadii ayey dhulboob sameeyeen. Yuhuuddu
@somalia4ever1
@somalia4ever1 8 ай бұрын
​@@Xaliimo757 Oromka iyo abagidhe Wey kibreene mar aynu indhaha jarno....
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 ай бұрын
​@@Xaliimo757haddaa waa in koonfurta Itoobbiya la iskugu aruuriyaa wixii gaalo ahna la wada laayaa muslimiinta uun laga soo reebaa
@Hasawayaar
@Hasawayaar Жыл бұрын
Shekh cumaar waa beshaa shekhaal Aya ku Abdirsato Rer fiqi cumaar Aya Ladhahaa waa shekh Aad loyaqaano
@nastahajji5879
@nastahajji5879 Жыл бұрын
Fiqi cumar waa Dir magaca fiqi waxaa la bixi jiray Dir oo kaliya ee so baar aaadeer
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 10 ай бұрын
Naa waa isaaq ee nagala tag taariikhda gacan ku rimiska ah beel taariikh Aan lahayn ayaad rabtaa inaad taariikh u samayso commenti taariikh ku heli maysid ee dhayda hayska lisin waa la ogyahay shekhaal inaanay taaariikh lahayn😂
@Abtika-u1u
@Abtika-u1u 3 жыл бұрын
Keep going bro
@Abtika-u1u
@Abtika-u1u 3 жыл бұрын
M.a
@whizzpoiwhizzpoi4582
@whizzpoiwhizzpoi4582 4 жыл бұрын
M.a aad iyo aad bad ugu mahadsanthy arinta aad nooso gudbisay tnkz
@iftiinnololeed474
@iftiinnololeed474 4 жыл бұрын
Horumar wacan wll
@january5626
@january5626 4 жыл бұрын
Hormar wacn
@january5626
@january5626 4 жыл бұрын
keep going pro
@drbiiwaayeofficial1310
@drbiiwaayeofficial1310 4 жыл бұрын
Maasha allaah walaal waad mahadsantahay
@raadkarunta1599
@raadkarunta1599 4 жыл бұрын
Ada mudan walaal qaali. Fadlan asxaabtaada lasii wadaag. Mhadsanid.
@hormuudonline2583
@hormuudonline2583 4 жыл бұрын
Keep going waan LA dhacay muqaalkan
@raadkarunta1599
@raadkarunta1599 4 жыл бұрын
Mhdsanid walal siina share garee walal
@Taatiko21
@Taatiko21 4 жыл бұрын
MashaAllah
@abdullahijama8825
@abdullahijama8825 4 жыл бұрын
Waad kumahad santahay sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbinayso taariikhda somaalida 600 sano kahor.