Guryo cusub oo aan wareejinay #Barwaaqo
10:00
Qaabkii Ilaahay u abuuray Rasuulka scw
9:06
Ciid Mubaarak dhamaantiin!
3:15
Күн бұрын
Maashallah!
6:23
21 күн бұрын
Kaalaya nala dhamaystira!!!
5:43
Hawshii Ceelka oo bilaabantay!
2:06
Ciid Mubaarak dhamaan
4:31
2 ай бұрын
Axkaamta sakaatu Fidriga.
10:16
2 ай бұрын
Baro Siirada Rasuulka scw |Q20aad|
32:43
Baro Siirada Rasuulka scw |Q18aad|
37:08
Пікірлер
@ShamsoShamso-bp6un
@ShamsoShamso-bp6un 33 минут бұрын
Yaa allaah ilaah hako xifdiyo😢❤
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 36 минут бұрын
❤❤❤❤❤
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 38 минут бұрын
Mansha allah ❤ alle wax ka khayr badan alle ha ugu bedelo
@footballtime680
@footballtime680 39 минут бұрын
Asc sheekh xagee kaala soo xidhiidhaa. Talo ayaan ku weydiisan lahaa
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 Сағат бұрын
Maashaa allaah walaalka dhisay 6da guri
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 Сағат бұрын
Sheekhow shiico muslim caadi ah miyey jiraan mise dhamaantood waa noocaas
@xayaadali8655
@xayaadali8655 2 сағат бұрын
Waainaa inaa ubixisaan xaarada Qaryo Naasir
@umuridwaan.1610
@umuridwaan.1610 3 сағат бұрын
Guryaha in leysku gooyo ayaa ficnaayeen. 2 qol jikada & musqusha. Hooyada habeen barkii kama warqabi karto caruurta qolka kale jiifaan suuligii wuu ka dheeryaahay & musqusha. Hadii leysku gooyo deer ayee heleysaa, iyadoo madax qawana jikada ayee cuntada ku karsaneysaa, suuligana aadeysaa.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 сағат бұрын
Guryahan xili roobka daadka ayaa galayee walaal waxyar seeska maad kor qaadaan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 сағат бұрын
Walaal dadka maad bulikeeti ama jaajuur u dhistaan jiingadu waa kulayl shakhsana way kala burburtaaye
@user-hi2qi9de5v
@user-hi2qi9de5v 5 сағат бұрын
mahadsanid
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 5 сағат бұрын
Awoowo Allah ha u naxariisto
@ismacilcabdi603
@ismacilcabdi603 6 сағат бұрын
Ninnkan habarjclo daantiisa bariga ayuunbu wax siiya, dadka u cadaalad samee ama iskadaa, burco galbeedkeeda Wxba masiiyo.
@user-hi2qi9de5v
@user-hi2qi9de5v 7 сағат бұрын
mahadsanid
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 8 сағат бұрын
خلقت مبرّءًا من كل عيب ...كأنك قد خلقت كما تشاء.💚 صلى الله عليه وسلم. ❤
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 8 сағат бұрын
صلى عليك الله يا حبيبي يا رسول الله اللهم صل وسلم وبارك عليه.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 8 сағат бұрын
Maashallah illaaheey ha ku barakeeyo
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 11 сағат бұрын
صلي الله عليه و سلم ورضي الله عنه رضن واسعتن❤❤❤❤
@hfg2420
@hfg2420 13 сағат бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير اخي في الله
@HajiHussain-gl2bn
@HajiHussain-gl2bn 13 сағат бұрын
Maasha Allaah
@SugraCadey
@SugraCadey 15 сағат бұрын
Jasakala khayr
@fathuma3573
@fathuma3573 15 сағат бұрын
Wadaado waa kuley sandaqaduhu ee daaqadaha u kordhi Allah haydin ka abaal mariyo
@user-kg6zd6vn1w
@user-kg6zd6vn1w 16 сағат бұрын
Manshallah ❤❤
@Iqraosmanabdi
@Iqraosmanabdi 18 сағат бұрын
@amanacharity8172
@amanacharity8172 20 сағат бұрын
An ku dayano wllkyga sida uu udadalayo ,allena ajr dhamna wllha islamka ah ee inta badan ka qeyb qaata ka farxinta wllha islamka ah
@Issaali756
@Issaali756 21 сағат бұрын
Wxaan soo jeedin lahaa guri kasta 3 geed in lagu hor beero 3-6 bilood ka dip meel ay hadhsadaan ayay helayaan meeshana way u qurxin insha allah
@princesshawd6859
@princesshawd6859 23 сағат бұрын
Abdiazizow walal iga so jawab hadi qof dumar ah o caruur a goon ah haysata lakin wax lani haynin o carurta lagu cawiyo ma cawin karta carur agon ah on waxba haysan?
@Himiilo-
@Himiilo- Күн бұрын
Masha allah tabarag illahey ajir siyo adun iyo aqiro amiiin yarabi ❤❤ illahey anaganeh allaha no dhibo waxan dhibano
@user-gk5yu2gm8o
@user-gk5yu2gm8o Күн бұрын
❤❤❤❤
@Fotballmo
@Fotballmo Күн бұрын
Du är bra
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Күн бұрын
Amiin Amiin Amiin☝️🤲☝️🤲🤲☝️❤️❤️🥰🥰
@ajka4071
@ajka4071 Күн бұрын
Shukran sheekh
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Күн бұрын
Maasha allah Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen aamiin Allah ha ka abaalmariyo qofkii soo baxsadey aamiin
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 Күн бұрын
Masha Allah weeye jikada mad guriga u dhejisan
@user-hs5ox5bx6l
@user-hs5ox5bx6l Күн бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@user-hs5ox5bx6l
@user-hs5ox5bx6l Күн бұрын
M.a ilahy misaanka xasanaadka alalh ugu daro
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 Күн бұрын
Ilaah haka ajar siiyo walken iyo walaalaha kale ee sadaqada labaxay adigana allaaha ka ajar siiyo
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 Күн бұрын
ما شاء الله تبارك الله🎉🎉❤
@baismail7521
@baismail7521 Күн бұрын
Intii walalaheen ka farxisay ee wiilkaasi ka mid yahay janaada rabi ha ugu bushaareeyo anagana alle hanoo fududeeyo sidaanu u caawin lahayn walaalaheen ❤
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Күн бұрын
Masha Allah tabaaraka llah ❤
@Layla6793
@Layla6793 Күн бұрын
Rabiyoow Wssilka Abdinaasir Rabiyoow sii muraadka uu ula baxay, Rabiyoow u barakee wax kastoo uu haysto ya Rabb
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f Күн бұрын
Barakallah ❤❤❤❤
@Layla6793
@Layla6793 Күн бұрын
Ilaahay waxaan idiinka baryayaa inuu abaal kiina Janna idiinku badalo dhamaan tiinba
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f Күн бұрын
Maasha Allah ❤❤❤AAMIIN Yaa Rabbi