Shiiqa intaas buu wax bahanahay ma garanayo waqtiga diinta na soo gaartay soomali hada nahay maxamed cabdi umulow nabiga oo nool oo weliba madina jooga ayey diinta naso bartay kalmada aad udiidan- tahay in suufiyada soomaliya diinta soo gaarsiiyay waa arin jirta shiiqow xitaa africa dhul badan sida muzambiik Tanzania Zanzibar soomali baa diinta gaarsiiyay taas waa xaqiiqo soomali baa dhul aad ubadan diinta gaar diiday Makdevis waa jasiirad qaarada- eeshiya ayey kutaalaa- shiiq soomali ah cabdi casiis muqdishawi ayaa boqor ka ahaa diinta isagaa gaarsiiyay oo dalka muslimiin kadhigay- taariiq quran waye shiiq umul anaga intaas aya kugu saa idin kar naa suufiyiintu waa asalkeenii soomali hada nahay
@sheekaanhayaa6755Сағат бұрын
Suufiyada waxa ay ka soo bilaawdeen sheikh cabdulqadir jaylaani waxa uuna dhashay 470 sano kadib nabiga scwasalam marka hadii suufiyada diinta soomaliya soo gaarsiiyeen waxa ay noqonaysaa 500 sano kadib nabiga scwasalam waxaa google ku qortaa sheikh cabdulqadir jalaani goor muu dhahay hijriga waad helaysaa insha allaah
@hooyomulki168814 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SagalCabdicasiis15 сағат бұрын
RAXMAANOW NOO NAXARIISO☝️🤲🤲🤲🤲🤲
@FatimaMohamudM15 сағат бұрын
Allahu Akbar
@FatimaMohamudM15 сағат бұрын
Subxanallah
@FatimaMohamudM15 сағат бұрын
Alxamdulilah
@raxmocabdi-pi4fy15 сағат бұрын
Allahu akbar ❤
@raxmocabdi-pi4fy15 сағат бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@raxmocabdi-pi4fy15 сағат бұрын
Alxamdulilaah rabil caalamiin❤
@shabeel746716 сағат бұрын
Dhibaatadaa islaamka gaadhay waxa ka mid ah mujrimiinta xisbiyada diinta xagjirka ah samaystay ee sida ururkaaga Ictisaam ee dagaalkii Laascanod ka dambeeyey markaa waa in la idinka xoreeyaa.
@AhmedHassan-f9w2b19 сағат бұрын
Soomaalida Diinta islaamka bilawgiiba sida yamaniyiinta ayey Soo gaadhey,