Axmed siilanyo nin dalka waxbadantaray kusuntan halkankii snm
@Ismaaciilreermiyi3 жыл бұрын
Boowe Maxaa kuu Baxay Soomaaliya Guul Ayaan U Rejeynayaa Aakhira Shano
@absjones29163 жыл бұрын
I love my follow Isaaq brothers ❤️and sisters. Our identity is one as Isaaq nationalist❤️. The evil habar- Habar sub clan politics is not for us, the Son’s of Isaaq❤️. Together we are unstoppable. Yea to SNM nationalism and long live the Isaaq nation.❤️❤️❤️ Amiin
waa markuu Lacagtii kacunay Ciidanka silaanyo Hadalkiisa waxa ka muqata nin cadho hayso wllhi maxa yelay ciidamka markuu wadi karwayay buu eee ay arkeen inay dantu ugu jirto Tuur uukaga khabiirsan yay ciidamada ayuu cadho hadlay siillanyo ciilqabe weye wlle
@johncarter88424 жыл бұрын
Siilanyo wa Ninka heeshiska lagalay Ethiopia derg gov wa ninki dalka badankissa iyo toooloyinkiisa gacanta oo sow galeyey snm wa ninki spm iyo usc la galay heeshiska tuur waxba mow saameeyn abaanduleha snm general carab cilmi ducaale Aya xooreeyey dalka wa Ninka xata duuqeey ciidanka cabcaziz bare duuleedka Barbara Marka warka xafaadeena ee reerysan ee ciileeysan ha la yeman meesha
@abdirahmanhassan54353 жыл бұрын
ina jar iska xooroow muj siilaanyo si geesinimo iyo aqoon ku dhehantahay ayuu usoo hagaamiyay snm muddo 6 sano ah. lakin waxay wada shaqayn kari wayeen sarakiishii caln caska ahayd ee muus biixi maxamed kahin cabdilahi askar dayib guray iyo qar kale badan ayu gartay in uu ka tanasuulo in uu markale tartamo lakin waa siyasi aragti dheer leh ayu cabdiraxman tuur soo sharaxay codkii hj ayuu siyay. cabdiraxman tuur hal cod ayu ka helay tolkii lakin hj aya siisay. hy codkoodii waxay siiyeen mu ibrahim maygaag samatar. marka cabdiraxman tuur wuxuu aha made in siilaanyo ninki ridayna siilaanyo ayu aha maalinti 5 wasiir ee hj ay is casileen ayay dawladii tuur fashilantay.. taariikhda soo baro
@ahmedkamalahmed58072 жыл бұрын
Kulla yabii mayo faqaashba ku dhashay silanyo dalku wuux uu qabtay