Layla - Nuradin Ahmed
7:06
11 жыл бұрын
My Edited Video
6:17
11 жыл бұрын
Heestii ahmed katum
6:12
11 жыл бұрын
ahmed katum shire 2013
1:24
12 жыл бұрын
Пікірлер
@khadarcalimuuse5734
@khadarcalimuuse5734 4 күн бұрын
2025 yaa ila jooga
@mawlidmaxamed9386
@mawlidmaxamed9386 14 күн бұрын
2025 still watching 👀
@sanayaairaani6977
@sanayaairaani6977 15 күн бұрын
2025 bisha 1waad 18deeda 8:47am subaxnimo 😢
@CaishaMarwo
@CaishaMarwo 17 күн бұрын
Heestan 2013 waxa dhagaysann jirty curada xafadena manta o aytahay 2025 galab arbaca ah bay dhahday no daar
@nuuromar9480
@nuuromar9480 21 күн бұрын
2025 yaaa ila dhagaysanaya 🤣🤣🤣 oo 25 jir ah
@bushraabdi5622
@bushraabdi5622 22 күн бұрын
Nuuradiin axmed iimaan xaguu ku danbeeyaa tolow🤔
@abuutaabit7221
@abuutaabit7221 16 күн бұрын
Xamar ayuu joga fanka waa iska dhafay
@daadiralijiis8738
@daadiralijiis8738 27 күн бұрын
inta hore heesta ya qaaday ama magaced
@kseeerko2146
@kseeerko2146 28 күн бұрын
waxan dawanaya 2025 malintiisa 4, sanadka cusub❤‍🩹❤, asxaabta comment ka dhiibo, heestani xuusta gaarka ah ee ay kuu ledahay
@mohamedmowled7653
@mohamedmowled7653 Ай бұрын
Wow lagama xiiso dhaco heestan .tarikh 11.12.2024❤
@KhaalidsaalaxKhaalidsaalax
@KhaalidsaalaxKhaalidsaalax Ай бұрын
❤❤❤❤12/2024❤❤❤
@chakiribrahim5408
@chakiribrahim5408 Ай бұрын
06/12/2024 Aya jooga
@hiboaxmed7158
@hiboaxmed7158 2 ай бұрын
Heestani xasuus bey igu leedahay ilaa caruurnimadaydii kama daalo dhageysigeeda 😢❤
@mahameali8519
@mahameali8519 2 ай бұрын
Ilaahay how naxariiso
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LLIKEDSS
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIVE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIKED
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIVE
@sundusdaahir12
@sundusdaahir12 2 ай бұрын
2024 dhamaadkedi wixi iga dambeyow sallamulah
@Y3a1
@Y3a1 2 ай бұрын
xasuus 😢 0:50
@Muxsinabdulrahman08
@Muxsinabdulrahman08 2 ай бұрын
2024 baan dawanayaa hadad nasiib uyalato inan aragto like isaar
@abdifataaxhassan9903
@abdifataaxhassan9903 3 ай бұрын
2014 ayaan ku shukaansan jirey Ilaa hada 2025 bilaa xaas ahay😂
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 3 ай бұрын
Nuradin wa leagand Finland inta nogu imaday ayuu kaso orday
@nastehoahmed1499
@nastehoahmed1499 3 ай бұрын
One of my childhood memories😢❤❤❤
@firdowsanouh3473
@firdowsanouh3473 3 ай бұрын
❤❤
@Aw-gaax
@Aw-gaax 3 ай бұрын
Axmed weligaa musica tumay tolow ma furinlaa?
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 3 ай бұрын
Anigoo yar baan mobile ka aabahay kadaawan jiray❤🥰🥰
@Mo_Dawarre
@Mo_Dawarre 3 ай бұрын
Mo was here.✌️
@cashuurwasiirka7777
@cashuurwasiirka7777 3 ай бұрын
2025 ismuuujiya ciyaalkii hoore
@MahadMrmahad
@MahadMrmahad 4 ай бұрын
Heestan waxa dhageesan jiray 2006 waqti jaceylka lasheego igu dhacay anigoo 18 jir ah Guriga waalidkey kunool dugsi sare fasalki ugu danbeyay kujira nasiib wanaag jaceylkaygi guushiisa waa gaarnay si wada jira 2007 qurbaha so galay silac iyo samir 10 sano kadib 2017 ayaa dib umidownay waxa noo bilowday waayaheni mcna Waxaa iloobay waqtigii dheera ileen waa aduunye 2022 ayee waxey iigu dul qadan weysay xaqiiqdi 8bilood uu xaalku igu adkaaday bila shaqo aa noqday ayee wixii oo dhan u ilowday banaanka iisaarta waliba anigoo filaynin waa qurbo iyo xaalkiise maanta wa walshay dadka ugu jeclahay waliba ilmaheyga hooyadood waa u ilaaliyay ilamaheyga hooyadod inaa buuq kufuro waayo Waxaa xeerinaaya badan anigo ogaa daruffta ee iiga tagtay inaa kabaxo oo waa aniga maanta kasoo kabsaday waliba anigoo shaqaale aheen oo iskey wax soo Saar uyeshay hadana waqtigi iyo waayihi bilowgi xasuustas wali waa la nolahay uma arko waxyeelo oo wa khadar RABBI xasuusaha qaaar waa wehel balse markaste horay usoco waayo marka gaariga lakaxeenayo hortaada lafiiriya mar mar ayaa muraayada dhexe lafiiriya wixii kaa danbeyay. Qof hadulmin Intaa noshahay abayo iyo aboowe
@MoskanOmar
@MoskanOmar Ай бұрын
Hada xage ku danbaysay gabdhasi Alleh nolosha haku quruxiyo wllo 😢
@bukhaaricabdi4679
@bukhaaricabdi4679 4 ай бұрын
Inta ila dhagaysata heestan like isaara 2024 /9/27
@Quulaawi
@Quulaawi 4 ай бұрын
waxaan dhagaysanaya caawa oo taariikhdu tahay 26/9/2024 anigoo ku sugan nairobi heestan waxaa dhagaysan jiray walaalky oo iga weynaa 2009 burco
@AMIIN122
@AMIIN122 4 ай бұрын
Hees iyo bar heestan jigjiga ku dhageesan jirey tv ga kasoo gali jirtay waayo waayo manta waxaan dhageesanaya 26/9/2024
@mohamedqabile5753
@mohamedqabile5753 4 ай бұрын
Heestan waagan TVga ka dwan jiray malcaamada ayaan dhigan jiray xtaa dadku mobilo ma wada sidan qof dhif ayaa sidan jiray 33Ten iyo nokia miire leh qofkaasna special person ayuu ahaa duni ala maxaa tariikh qormaysa maantana iskuul daaye jamacadii ayaan 2 sano kasii maqanahy 😮😢😢😢😢😢
@Somalilander2024
@Somalilander2024 4 ай бұрын
M 3:09 3:12 3:12 3:12 3:12 habenimo xasuus ciyaalnimo
@abdalla6535
@abdalla6535 4 ай бұрын
Old is gold❤
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 4 ай бұрын
The hero .nuuradiin Axmed
@qataarqato1367
@qataarqato1367 4 ай бұрын
Hargaysa hoyga fanka 2007 ayaan tvga qaranka ka daawan jiray
@showtime2541
@showtime2541 4 ай бұрын
Iga danbeeye ❤
@shucayb1226
@shucayb1226 4 ай бұрын
Hees iyo badh heestan muddo kadib baan soo xasuustey maanta waxaan dhegegsan jiey yaraanteydui wana jeclaa Waxaan urajeenaya dhalinyarta meel aksta ooy joogan iney guuleysan oo caqabadaja nolosha usamraan Hadaad iga danbeyso iiso duceeee incha allaah like
@HikamMuhumed
@HikamMuhumed 4 ай бұрын
Xusuus Ayeey Iguleeedahay Heestan 6/9/2024 jigjiga Ayan Kusuganahay Yaa iladaawanayo
@Ciidle1
@Ciidle1 5 ай бұрын
Waqtigii wacnaa ee dadku is jeclayeen ee nacaybka media iyo qabiil buun buninta dhalinyarada 90 dhashay xusus ku leh ayaan borama ku dhagaysan jirey cawa isla borama ku cawaynayna.
@somtechvision7588
@somtechvision7588 5 ай бұрын
Je suis Djiboutien mais toujour je préfère l chanson de l'afar ❤ Anihay Fafi Haroun Helem et Mahammade Nvx roi de la chanteurs 🫡
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 5 ай бұрын
2024/08/20 haben 22:14 mint i tahy madbakh ku jira Cawa waxan so xasuusty old music 🥹🎶 still single Lkn hesahan xasuusihi yaranta ku xusaaa noLada somali o dHan wan ini jeclahy 🥰❤️🫡🇸🇴 satir Ha is ken simo❤️
@cabdixakiimaadan1748
@cabdixakiimaadan1748 5 ай бұрын
Malin wacan
@abdirizakful
@abdirizakful 5 ай бұрын
Xasuus 2008
@djkhaledjr92i
@djkhaledjr92i 5 ай бұрын
Heesti mirqaanka iyo dhar maydhista!! Who are still watching in 2024🎉😂❤
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 5 ай бұрын
2024 Yaa ila daawanya.😢😮❤
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 5 ай бұрын
Who is watching in. 😂2025
@khalidfantastic
@khalidfantastic 5 ай бұрын
Xasuuso caruurnimo iyo wakhti aan lahaa dhadhan nolaleed oo dhinac kasta ahaa maxay nolashu tahay macalin wayn❤ 12 August 2024
@efhjfghj1829
@efhjfghj1829 5 ай бұрын
Wxn xasuusta anoo intaan malcaamada u ganbiyo heestan shaleemada ka daawada 2007 aduunyo