Masha Allah shiikh Qorane ha loo magacaabo gudoomiyaha xalinta Khilaafyada Lacag qoonda ahna ha loo sameeyo
@somaligirl874325 күн бұрын
Argagax tahay cag ma soo dhigaysid Puntland balahyow doqon ka ah oo Xasan dhiiqo ku shaqaysanayo wax bah diinta ha ku Gagan xamar la jog futada batari markay soo Gali yaan ha noo soo calcal duliyohow
@Cici_mimiАй бұрын
Kan yarree Warsangali Cuqdad baa heeyso MJ. Xitaa Su'aasha sidduu udhigayo eeg waa mid Meelwalba kufashilmay ee Puntland ee kaga dhagtay.
@AbdullahiMohamud-or1frАй бұрын
Waxaa yaab ah in xiligii farmaajo iyada oo uu khilaaf kala dhaxeeyay maamul gobolayda qaarkood, hadane awood umuuasan lahayn inuu budget kii ka jarto. Lakiin sidee uu xasan sheekh awoodaas ku helay inuu budgetkii uu ka jaro putland
@Cici_mimiАй бұрын
Puntland in lagajarto lacag farmaajaa bilaabay.
@abdigafaryusuf8417Ай бұрын
Suldaan qorane afkaaga caano Lagu qabay aabbahaa ayaa garta goyn jiray baan U Malaylaynayaa wolow aad tahay nin sheekh ah oo mutacalim ah kollay markaan eegay Saad U hadlayso waad aragti dheertahay alle ha Ku barakeeyo cimragana Iyo cibaadadaba allaah ha kuu siyaadiyo waxaan odhon lahaa Cali wajiis ha Ku daydo suldaan qorane waa IGA nasteexo maaha Ku xumayn
@Hiigsasho3 ай бұрын
M.a sxb vlog fiican
@abdillahinuux75833 ай бұрын
Axmed Maxamed British Channel kan adigaa leh miyaa saaxiib
@Hiigsasho5 ай бұрын
nice work
@xamdaqaranmedia84725 ай бұрын
Mnsha alh homar wacay wllo
@SalyIrsheidkvk6 ай бұрын
نهغل😢😂😂😂😂😂😂لتلببه الله تييهفيفهفقيخققف الله ابتببجبسسبنلايبت في في كلمات لك مصر