Kulanka Gudiyada buundooyinka Gedo!!
3:37
Пікірлер
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 28 минут бұрын
Nabad iyo nolon CCB. qaain is nacey ada ah. waxa matarah oo cey iyo aflagao duminta dalka somaliya ka ah.
@abdullahiaxmedmoxed3165
@abdullahiaxmedmoxed3165 58 минут бұрын
It's time to stand our country 🇸🇴
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 4 сағат бұрын
Wlaa adigaagan weriya ah wlaa kaa wasiirka HESHIISKA SOMALILAND IYO SOMALIA Waxba kma bedeli karan
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 7 сағат бұрын
Kenya waa meesha Afrika looga duulo. Waxa deggan maafiyada reergalbeedka ee Afrika qasa. Siyaasinta iyo Shacabka Soomaaliyeed ha ogaadeen. Magaalad Nayroobi shir ha ku galina. Taleefannadiina waa la dhagaysan, hoteelada aad ka degtaan waa la idinku sumayn, ama dokumentigiina ayaa la idinka koobiyeysan.
@Xaawacumar-kg2hg
@Xaawacumar-kg2hg 7 сағат бұрын
Sidaad dadka wax ugu cadeysid waa kumahadsan tahay laakiin ninkii caqligiisa saas ushaqeeyaayi ugu dambeyn nabad diidka ayaa lagu shaambadeeyaa ama adigaaba kubiiri doono
@CalinuurCismaan-ig7cp
@CalinuurCismaan-ig7cp 7 сағат бұрын
Huseen Allaha ku barakeeyo dalkani dhalinyaro ayuu u baahan yahay oday maya
@Tukoow
@Tukoow 9 сағат бұрын
Adeerow runta in leeysku sheego ma xumee. Reerahan hogaanka dalka haayo in loo dhiibo maba eheen waayo wadan dadkii burnuriyey ee bililiqo ugeeyatey shacab laayey in karantiil laga dhigo beey eheed oo xil weeynba eeysan qaban Sharanshuur kaan ineey caadifad eey soomali uqaban eeysan damiir iyo qadayid soomali ama wadaniyad eeysan leheen waxaad ku garanee dowlad xumada eey qaban markey xukunka qabtaan bad la gado dariska cadowga ah oo loo niikiyo dhulalka dowlada iyo kan shacaba eey bililiqo ugeeystaan. Marka runta soomalida kama nixiso ee ilmo bililiqo madaahiraan been maaha taas soomali ha ogaato
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 9 сағат бұрын
BOOWOOW BARTAA WEEYE BELADAAN KA BOGSAN WAYNAY TEERIYO JEES BOQORRE BAGA AAD GARATAY BUUNKA HORTII😂😂 BOOWE AASE BOGAADINAYAA❤❤BADHAADHAA SOO BURQADAY BILICSAMO
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 9 сағат бұрын
Kkkk koley cid dambe xil idiin dhiibanmeyso dabadiina waa la arkay hashana caano kuma lihid, cuqdaa iyo cowradaa
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 9 сағат бұрын
Kkk Daarood xun oo ciil qab ah ayaad tahay ( ma adigaan Itoobiya gacanta ka heysan farmaajo sidii naag uu qabo) , cudur hawiye naceyb ah ayaa kuhaya ee cuqdadaada u Dhimo , inta uu ka hadlay waa sax
@yosufhasan4814
@yosufhasan4814 10 сағат бұрын
Mel ha nooga dhicin angaa ka wayn 60 ka wayn kana xun waxa dhacaya
@yosufhasan4814
@yosufhasan4814 10 сағат бұрын
Mel ha nooga dhicin angaa ka wayn 60 ka wayn kana xun waxa dhacaya
@mohamedgadhka1102
@mohamedgadhka1102 10 сағат бұрын
Mash Allah legend
@Omarlibaax
@Omarlibaax 10 сағат бұрын
Kuwa 60 ka jira Waa jaajuusiin
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 11 сағат бұрын
Masha Allah 60jiro lugooyaa. Lexjecladu u dheer tahay. Leefleef u shaqo tahay. Lumiyee dalkii da,ya.
@mohamedjimale1070
@mohamedjimale1070 12 сағат бұрын
Nacalad kuugu dhacday awalba naag codkeedii baa leedshsy qoomalood maxeeran
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 12 сағат бұрын
Xasan xaabsade isagaa iska cideeyay dañkii wax tarilaha somaliy awey cidankii xds ee gorgor iyo hsremacad waa la laayey xadsn bana layey isahgo dabadhilif oo u dhaqeynys dalal shisheeye oo matki hore samaliya laga cayroyey
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 12 сағат бұрын
Xasan dabodhilif isamacil iyo carabbaa ku shaqesanysa oo dawlad somali rabin ilahy umada ha dhiifiyo bad bad shegsane somaliya baa qaarada ka baxysa
@alshifa2673
@alshifa2673 13 сағат бұрын
Aalle cadowga koobad waa xasan shiikh iyo cali balcad allaha ha inagaqabto itoobiya waa cadowga soomaali hakacad waanuiscelinanaa xabashid xunka
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 13 сағат бұрын
Hhhh xasan dalxaraashe
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 13 сағат бұрын
Wlh nin bilad dahabiya uqalma ayd thy zxp
@hassanmohamednuh4870
@hassanmohamednuh4870 14 сағат бұрын
Asc waan mugu raacsanahay in Somali eeday 60 jir madax cade.waxana layidha cirrolaha aan uqalmin cirrada kutaal (waa cirro baqatay).
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 14 сағат бұрын
Is Ali-balad an Ethiopian born to a Somalia mother in Balad or pure Somali, because why there was Ethiopians originated from Ethiopia ?
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 15 сағат бұрын
Aad iyo aad shaqo wcn ayaad u heysa umada Somaliyed wxn u bahanahey jiil cusub Oo badbadiya kana xoreeya siyasi tuug ah 60 jir ah Damal jidid waa mooryan aan dowladnimo Waxba ka aqoon
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 16 сағат бұрын
Kaas faysal rooble la leeyahay dhibic dhiig somali ku ma jiro waana daba dhilif xun
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 16 сағат бұрын
Horta inta aan turkey lagaarin , maxaa nagu khasbaya inaan dhexdhexaadnimo raadino oo aan horfariisano , adunyadu waa ogtahay in aan anagu leenahay calamkuna waa sheegeen in khalad ay ku socoto Eithopia. Xiriirka siyaasada midka Ganacsiga sida qaadka iyo isusocodka labada umad , ciidama dooda laga saaro dalka , intaa kadib maan 10,000 ciidamaa Gayno deeganada ku teedsan xeebaha ay rabaan ,midakale maa somaliland lacadaadiyo oo lagaxito dhaqaalaha iyo siyaasadaba , war runta hala sheego waa lagatay Badaan oo walhiyaa Muusana Danbi malahan wuu kaga hormaray howsha Ismacill iyo Xasan waana laguwada jiray hawsha. Dalkaasu ku daa mudane jaamac
@TripleA0825
@TripleA0825 18 сағат бұрын
War waxan waa cawaaan gaajaysan dal iyo dad toona ma hogaamin karaan focus koodu waa dhahqaale iyo qabyaalad
@kaysenur1592
@kaysenur1592 18 сағат бұрын
Ninkan qabyaalad ayaa dishay hadaad dhaanto miyaad noo sheegtid aqoontooda maxaad nooga sheegaysaa qabiilkooda. Farmaajo markii meesha la dhaafiyay ayaad dawakhday ee iska hadal.
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 18 сағат бұрын
Illaahow dhallinyaradda soommaaliyeed ee wadaniyiinta ah hogaamiyaal nooga dhig. Ammiin
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 18 сағат бұрын
Jaalle balcad waa 2 miduun waa inuu yahay ajanabi. Waa inuusan waxba ka aqoon sharciyada xiriirka caalamiga iyo dawladnimadu waxay tahay.
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 18 сағат бұрын
Waxaad rabtaan markaad diidaan raga og dalka iyo bada sida lookalahaa raga og iyo waxa aanu leenahay iyo waxa aad leedihiin baad rabtaan qaar indhala oo balaf kumaqlay wax ladhaho soomaaliya beena oo nooca futada qaawiya ee surwaalku kadhacayo ee islaantii reer burco kutidhi hooyo xaga hore kuxaar baad waxmoodeen kkkkkkqadaad wayn wasakh wasakhi dhashay
@hassandaher3563
@hassandaher3563 18 сағат бұрын
Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤ ♥
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 18 сағат бұрын
Anaku hadaanu nahay reer Soomaaliland 34 sanadood dhulkayaga ma iman dal shisheeye halka koonfurta ay yimaadeen in kabadan 50 dal ciidamadoodu maxaanookeenaya turki cawaanyahow turkigu qunsuliyad buu hargaysa kuleeyahay waxa uu ogyahay in aanu dhulkayaga iyo badayada aanu maamulanaynay 34sanadood oo aan xataa budhcad badeed iyo tahriib midna kadhicin aduunyaduna ay nabad kumarto Caqliga qadaadwaynta ayaa noocaasa mida kale in xuduudihii Afrika sidoodii yihiin maydaan ogayn oo khariirada sidaa loo eegayo dabadeed la odhanayo xagani Waa Soomaaliland ee maaha Soomaali talyaani
@jamacmire1911
@jamacmire1911 18 сағат бұрын
Dadka lixdanka kaweyn dhibta haysata in yar oo ilaahay u naxariistay mooyee waa. Waxay ahanjireen reer miyi markay magaalasoogaleena waxay indhaha kukalaqaadeen siyaad bare iyo khiyaamo iyo wax walboo xun dadkii magaalada uga soohoreeyay ee farakutiriska ahaa ee ay ixtiraamayeen ee ay kudayanayeen baa noqday dadxun marka ilaa hada waxa wanaagsan iyo waxa xun makalayaqaanan meelkasta oo ay soomali dagto waa saa wll .
@jamacmire1911
@jamacmire1911 18 сағат бұрын
Xuseen aad baad u mahadsantahay
@jamacmire1911
@jamacmire1911 18 сағат бұрын
Qashin mooryaan ah weeye makhayr baa lagasugayaa
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 18 сағат бұрын
Muwaadin ayaa tahay zxb xussen jaamacow,mida kale waxaaba layaab ah in Dadna dawladnimada dhisaan dadna dumiyaan.
@Ilyas-zd4rv
@Ilyas-zd4rv 19 сағат бұрын
😡👉CAQLI GAAB0w TuRuF00LE BaLL-MAD0w👇😡👉Erdogan waa TAGAyAAy00 CAWAAN Baa😡👉QABSAN D00NTA‘E,👈BADAN🔦kooDuNA🪖👉👉🏿masiixi yey jECELyiHiiN iney is H00S- GEEYAANE ma WADANKII baad JABISEEN💥🔦 ✍️👀🧠
@Luul-gd4dz
@Luul-gd4dz 19 сағат бұрын
Reer ba ow yaakuleh dhalinysroy dalka iyo dadka halo gurmada Allah kubarakeyo
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 19 сағат бұрын
Ninkaan Balcad laleeyahay Ithopian muxuu ugu egyahay waa balo udhashay qoladaas miyaa unashaqaynaya. Ale hanagaqabto duliyiinta.
@yasinmohamed874
@yasinmohamed874 19 сағат бұрын
Salaan sare sxb. Horay usoco.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 19 сағат бұрын
Xusseenow waahii horana caada qaatayaal soomaali ah baa nfd iyo somaali galbeed bixiyey hadana kuwii shalay kuwa ka xun baa jooga soomaalina oon siyaadsana aqoon oo fulayo ah 😂😂😂
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 19 сағат бұрын
Badi dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 19 сағат бұрын
Heshiska muusa bixi hore u sheegay xasan aniga ma liso maro rabaa oo lacag ah wan dagalmeyna masajidka laga laha aaway
@mohnur341
@mohnur341 19 сағат бұрын
Daarood oooohin Lee ku jira
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 20 сағат бұрын
Bada soomaaliyed maxay mar walba muran u geliyaan shatigoda jexjexanba muran mageliyan. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda diin dal iyo dadba noga badbaadi Aamiin yaa Rabbi.
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 20 сағат бұрын
Mashaaa Allhaa Allhaa hu akbar Allhaa hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@duniyalang1285
@duniyalang1285 21 сағат бұрын
Well said!
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 21 сағат бұрын
Waar Nio, Cali Balcad iyo XasaN sheekh Hortood Ayu Adeerkaa farmaajo Badda usaxeexey Ethiopia Ee Adigu Gobbolkaaga Geddo KeNya ka ilaasho
@seed3966
@seed3966 21 сағат бұрын
Allaah ha dhaafiyo umadan xasan ma iyo kooxdiisa 🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🫵h
@seed3966
@seed3966 21 сағат бұрын
Cali balcad iyo xasan maxamud halasoo taago maxkamad khiyaano qaran yey gelayaan🦧🦍🦧👈 muuse biixi ayagaa ka xun runtii 🦍👈maxaa keeney kiristaan yaa rabo badda somaliya maxaa gor gortan geliyey baddeeyna subxaanallaah 😮😮😮😮😮😮😮