Пікірлер
@UbaxCabdicali-l7q
@UbaxCabdicali-l7q 9 күн бұрын
Ale hunxrit❤❤❤
@suleimanumal2896
@suleimanumal2896 18 күн бұрын
Erayada Heesta In badan baan sax Aan Ahayn Walal
@XamseGeez
@XamseGeez 21 күн бұрын
Heestan ano 8jira dhagaisan jiray hadana waxan ahay 21jir❤
@AliJan-m1j
@AliJan-m1j Ай бұрын
2024❤🎉
@Abdii-n9p
@Abdii-n9p Ай бұрын
😂😂❤
@OhjusrebmememberedNohw
@OhjusrebmememberedNohw Ай бұрын
Jeesto Official sxb videoka waad ku baabashay walalhi. Allahi Yacizak bruv!! Absolute beauty of a thing
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Erayada heesta (Lyrics) Hal la qalay raqdeedaa Lagu soo qamaamoo Qalalaasihii baa Nin ba qurub haleeloo laba waliba qaybteed Qorraxday ku gubatoo Qoloftiyo laftiibaa Lagu liqay qallaylkee Qosol wuxuu ka joogaa Qumanaha danbeeyee Weli qaba hamuuntee Buuraha qotada dheer Ka arkaaya qiiqee Qarka soo jafaayee Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii Qarandidu libaaxbay Ku qadhaabataayoo Soo qabo tidhaahdaa Qaankiyo biciidkoo Qaybtana shanlaabay Qoondeysataayoo Isagnaa qorshaha guud Qanjidhkiyo xumaystay Ha qawedin tidhaahdaa Aarkuna ma quustoo Ma qarsado xanuunkee Hadba qaran jabkiisiyo Qiirada xasuustuu Kolba dibin qaniinaa Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii Weligay cad quudheed Anna qaadan maayoo Qalanjadan faraa dheer Wax la qaybsan maayee Bal inay qabuuruhu Saddex-qayd ka maarmaan Ama qoor-tal jeexaan Labadaas mid quudhaan Xilka qaawan saaraan Hadba qaylo-doon baan Ka horow qiyaamaha Ku qulaamin maydkee Aan qoofallaadee Qarqarsiga ha iga furin. Qalwadii masbaa galay Qodax baase hoos taal Faras qaayihiisii Qurux buu ku doorsaday Fule quudhsigii diid Geesi qoorta soo dhigey Qabqab dhaafay baa yimi Qosol qoonsimaad noqoy Qabyo waa halkeedii
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 Ай бұрын
Eshcalaa hees🎉🎉🎉❤❤
@HasanAbdi-l9e
@HasanAbdi-l9e Ай бұрын
AXlaa Qaraami old is gold ❤
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 ай бұрын
Xasanaadan😊😊😊😊😊😊
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 ай бұрын
Xasanaadan
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f
@CabdiraxmaanMaxamed-j5f 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😮
@user-st6yx6bw8k
@user-st6yx6bw8k 2 ай бұрын
777uuu777
@user-bz4lg1pg2c
@user-bz4lg1pg2c 2 ай бұрын
17/6/2024 bosaaso
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Boqorkii codka xasan aadan samatar
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Laxanka abwaan c/kariin qaarey jiir
@SuperKahin
@SuperKahin Ай бұрын
Benta dhaf isaga sameyey laxanka abwanka leh waraysigisa daawo abdisalan ba waraysanaya aniga sameyey buyiri ereyadana waa xasan ganey
@YoonisCabdi-ts3qv
@YoonisCabdi-ts3qv 2 ай бұрын
11/06/2024 doox hargeisa caddy
@MaxamedSiciid-hv6me
@MaxamedSiciid-hv6me 3 ай бұрын
😢😂😂😢❤❤❤
@FaatimaAhmed-pj3ik
@FaatimaAhmed-pj3ik 3 ай бұрын
HASSAN 1:44 🤣
@user-sr4vw8wi2r
@user-sr4vw8wi2r 4 ай бұрын
Eesh calaa Hees 8/5/2024 mirqaanka asal 😢
@MaxamedbakaalAadan
@MaxamedbakaalAadan 4 ай бұрын
yaa salaam xasn aadn samtar❤ ❤❤😢
@user-es8bb4kb6n
@user-es8bb4kb6n 4 ай бұрын
😊😊😅😊
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 4 ай бұрын
Erayadii.c.qaadir.cali.cigaal.riwayadi.jacayl.boob.umabaahna.magool.tubeec.alle.hawnaxariisto.dhman
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
Sarbeb jecel❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 5 ай бұрын
❤❤❤
@MukhtaarMaxamuud-li1lr
@MukhtaarMaxamuud-li1lr 5 ай бұрын
mukhtar maxamuud
@FardowsaAli-gb4gu
@FardowsaAli-gb4gu 5 ай бұрын
CsaewcvLvao😂😂😂😂❤❤❤❤
@user-mo8mr7qk3g
@user-mo8mr7qk3g 5 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️👌🏼👌🏼👌🏼👍👍🙏🏼🙏🏼
@ApdiSalaan-ch2zj
@ApdiSalaan-ch2zj 5 ай бұрын
Xasan aadan samatar❣️👍🏿
@user-fp6pb1qb1n
@user-fp6pb1qb1n 5 ай бұрын
Cqanicise
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 5 ай бұрын
Bulshadu, waxay ila tayay inay figta waxsoosaarkeeda gaadho marka ay ahaansheheeda ku dhaadanayso, dabeeto ay iskeeda u dabbarato baahiyaheeda. Waxana taa aan ku ogaan karnaa marka aan u fiirsanno suugaanta qotada dheer lagu ururiyay mucda fekerkii iyo waaya'aragnimadii Soomaaliyeed waa waayaha ka mid ahaa. Mararka qaar waxaan idhaahdaa: xilligan ninka cad iyo dhaqankiisa la caabudo, habyta Soomaalinimo kuma dhaadan karo qof aan suugaandhaadhi ahayn, waayo suugaantu waxay beeninaysaa inaan ummaddu meel walba ku liidan, sidaas aawadeedna xaqdoonka dareenkiisii ahaansho ayaa raalli ahaansho ku dareemaya oo waxa dhacdaba in halkaas uu ka billowdo jidka kabashadii jabku. Billowgii xidhiidhka suugaanta iyo fanku waxa uu ka maragkacay in labada wax ee midoobay uu mid waliba iskiisa u qurux badnaa, midawguna qurux kale u sii siyaadiyay, dabeeto wixii ka dhashay uu noqday wax dhegaha iyo maankaba u roon oo ilaa maanta marka aad dib u jalleecdaba aad ka soo noqonayso adigoo ashqaraarsan. Waa midho nolosha qaayaheeda laga dheegay sida burcadka looga dhaliyo caanaha, laxan aad u malaynayso inay dabeecaddu u waxyootay qofkii daqiiqadda sarkhadda ah ee uu galay ka dib soo dhuftay iyo qalab iyo luuq markay hal mar isla jaanqaadaan aad dareemayso inaad dhex joogto keyn barwaaqo ah oo hawd ku taalla oo hal mar dhegta, isha iyo laabtuba xasilloonni iyo dhaladnimo u wada dareemayaan. Waagaas uu fanku figtiisa sare gaadhay heesaha ilaahay qaddaray inay dhashaan waxaa ka mid ahayd hees la yidhaahdo "Anba kula mid baan ahay" oo ay isla qaadaan Xaliimo Khaliif Magool iyo macallin Maxamed Mooge oo ka mid ah tiirarkii fanku ku taagnaa markii ay dumeenna la dhacay! Qisada heesta waxa la yidhi waagii ololaha farta Soomaaliga lagu barayay reerguuraaga ayaa gabadh loo diray meel baadiye ah, wiilka ay isjeclaayeenna waxa uu ku hadhay magaalada, dabeeto goortii ay ka soo laabatay socdaalkeedaas ayay gacalkeedii iska waraysanayaan wixii ay mudatay intii ay kala maqnaayeen. Haddii heestii qalinle ee odhanaysay: "Heedhe waan ku dirayaa Degmadaan ku gaadhsiin Waa laguu dabaaldegi Durbaan baa laguu tumi" Ay ka hadlaysay nin ooridiisii reerkooda miyiga joogay u diraya, heestan Magool iyo Mooge waxay ka warramaysaa gabadhii oo baadiyaha inta ka soo laabatay waxay kala soo kulantay ka warramaysa. Jabaqda hore ee laxanka wadnataabadka ahi markay go'daba waxaa dhegaheenna qabsanaya macallin Maxamed oo isagoo dinaahanaya sidii aarka odhanaya: "Waxa dhacay abaaraha Oonka iyo waayaha Aheey waxa isla mudateen Ololihii laguu diray Dhexdii kuu adkayd iyo Orodkaagii hawlaha Miyi adoon hore u arag Markii aad aadday gabadh yahay Aarkiyo maroodiga Ay waxaad ku kulanteen Aheey markaan xasuustaba Uurkay warwari jiray Maankay alkumi jiray Aduun baygu dheeraa Adduunyada dhammaanteed" Markii aad noloshii miyiga ee adkayd haddana kaaga darane xilli abaar ah oo naftaydaay i bixi ay joogto aad ku hagaagtay misana waa yaabe adigoo aan waligaa baadiye tagin aad u dhabar adaygtay ee aad doorkii kugu cuslaa ee lagaa filayay ka soo baxday, waan ku maqsuudsanaa kartidaada. Dhanna waan ka welwelsanaa dhibaatooyinka aad kala kulmaysay aygaa cidlada ah. Marka laga tago inaan sidaa xogogaal ugu ahaa xaalkaaga, haddii aad iswaydiinayso inaan dhallinta iskala baashaali jiray iyo in kale, waxaan ku leeyahay gacalo: "Aduun baygu dheeraa Adduunyada dhammaanteed" Dabeeto gabadhii oo u warramaysa ayaa ugu warcelinaysa: "Hablo aan ragga aqoon Orodka iyo boodada Oo ila asaagoo Reermagaalka ugaxiyo U yaqaanna dhoobada Markii uu Alle i baday Marjo way asqawdaa Intaan timaha soohdoon Dhexda aan adkaystaan Arrimihii ka soo baxay" Gacaliyoow waxba ma ogide iskoorkii baa la igu dallacay. Hablo miyiga jooga oo aan ragga waxba u ogayn ayaa anigoo aan miyi hore u tagin ay dantu iskaaya badday. Marba haddii aan isku jinsi nahayna waxaa la iga filayaa inaan doorka ay buuxiyaan oo kale ka soo baxo. Waa gabdho qofku haddii uu magaalo joogaba u yaqaanna wax jilicsan oo sida ugxan ama dhoobada oo kale ah oo aan waxna ku filnayn. Aniguna intaan halkii fadhiistay ma barooranine halbeeggii sare ee la igu cabbiray baan u qaansheertay oo intaan timihii dabtay misana aan dhexda adkaystay ayaan sidii naag naag ah uga soo dhalaalay doorkaygii. Hadda ogow oo waajibkaagu waa kolba wixii Alle ku bado inaad ka hawlgasho sidaad wax uga qaban lahayde noloshu ma aha mid wixii aad damacdo uun kugu beegaysa, sidaas aawadeed hadba waxa xil kaa saaran yahay waa waxa ku horyaalla. Waxay mucaashaqaddu ku nuuxnuuxsatay inayna jileec iyo raaxojacayl ka reebin asaaggeed oo ay sidii haweenka gobta ahi yeeli jireen markay dunidu duni ahayd ay tunka u ridatay doorkii nolosha laga filayay. "Adigiyo jacaylkana Idin maan illoobine Intaa waydin tabi jiray Ee ha moodin kaligaa Anba kula mid baan ahay" Laftaadu haddii aad istidhi ma ku xasuusnaan jirtay oo ma kuu xiistay dhaaxa, 'haa' baan ku leeyahay. Kaala mid baan ahaa buseelkii ku hayay, mana aadan ka bixi jirin maskaxdayda goornaba. "Anba waan ogsoonahay Hablo ugub sidaadoo Miyi lagu asteeyoo U adeega reeraha Ragga inay isceliyaan Orodka iyo hawshee Baga aanad uga dhicin Marwo laguma iishee" Markaas ayuu ugu halcelinayaa gacalo aniguba magaalada waan ku arkay gabdho miyiga ka yimid oo reeraha u adeega misana xagga kartida aan raggaba ka dhicin ee baga ayaadan uga hoos marin sidii lagaa rabay illeen naag marwo ah kolnaba 'aheey' lama yidhaahdo oo wax lagu halleeyay laguma hungoobo e. "Waa lagu ammaanaye Cidi kuguma soo orin" Markii aan waraystay dadkii aad dhulkaa isku aragteen way ku ammaaneen oo kaa mahad sheegayeene kartida iyo dedaalkaagana wada qirayeene ma ayna lahayn gabadha yar yaa soo lug gooyay iyo wixii gabadh markii ugu horraysay miyi tagtay lagu hiifi jiray. Salaamaad salaamaad. Qalinkii Al-ustaad Abdijaliil Khadar
@user-nk6nn3go5c
@user-nk6nn3go5c 5 ай бұрын
@user-nk6nn3go5c
@user-nk6nn3go5c 5 ай бұрын
Haaa
@Shafici_khadar
@Shafici_khadar 5 ай бұрын
Loogu dhaanso sacabada
@user-wd7kp9pt8l
@user-wd7kp9pt8l 6 ай бұрын
❤❤❤
@MusaarabAbdilahi
@MusaarabAbdilahi 6 ай бұрын
Good song❤❤❤❤
@AbdimaligHamse
@AbdimaligHamse 6 ай бұрын
Axya heesti naago jogna demad qorulugud o ka tirsan gobalka togdheer muralqanku cirka gadhay alle hayna yeelo kuwii samada lagu casuumo ini iyo asxabti iga murqantay 😂❤
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 6 ай бұрын
Erayada Maxamed I. Warsame Hadraawi Codka: Muuse Ismaaciil Qalinle Laxanka: Xasan Gareyt. Old is gold❤❤
@rashidhassan572
@rashidhassan572 6 ай бұрын
Erayadii Cabdalla Sagsaag, kabankii Jiim Sheekh Muumin iyo codkii Tubeec dhamaantood jannadii Fardoosa Allaha ka waraaboyo.
@user-lf2ft6kn5e
@user-lf2ft6kn5e 7 ай бұрын
1:21
@mussali3427
@mussali3427 7 ай бұрын
sawirku waa cabdinaasir macalin
@suleimanumal2896
@suleimanumal2896 18 күн бұрын
Dadka Beenta Kaa Daa Waa Qalinle
@user-qj3nb3id3d
@user-qj3nb3id3d 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KayseCabdirisaaq-si7mq
@KayseCabdirisaaq-si7mq 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qj3nb3id3d
@user-qj3nb3id3d 7 ай бұрын
Nice ok❤❤❤❤❤
@Shariifxasan-lu1fg
@Shariifxasan-lu1fg 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤boqoradiii
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abdulhakimyusuf
@Abdulhakimyusuf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂❤
@cismaanfanax4975
@cismaanfanax4975 8 ай бұрын
😂😂😂
@Sheydhan
@Sheydhan 8 ай бұрын
Haduu reer gabagaboobo gaal intaan guursato , quudkii wadaxumaado, waxaa gabay aabahood ah xilgudo oo garasho yeelo
@SacdaYuusuf-yc8uu
@SacdaYuusuf-yc8uu 6 ай бұрын
Weywey xasan. AAdan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
LIYASH HADO MANAFICA LAHOM
@AbdulahiHashi-uv3pt
@AbdulahiHashi-uv3pt 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-st1cl2br6x
@user-st1cl2br6x 9 ай бұрын
Mmmmmmmmmm
@user-ht5fw1sw7n
@user-ht5fw1sw7n 9 ай бұрын
Ale hawnaxaristo