waar  dag. dag  ah
17:54
10 сағат бұрын
23 November 2024 WAAR DEEG DEEG AH
19:20
2 сағат бұрын
waar  Dag. Dag  Ah oo
15:00
2 сағат бұрын
Waar  Daag. Daag  Ah
15:32
4 сағат бұрын
war  deg. deg  ah
12:15
4 сағат бұрын
22 November 2024
26:51
4 сағат бұрын
waar  Dag. Dag  Ah o
13:45
4 сағат бұрын
WAAR  DAG DAG AH MW CIROO IYO
33:30
4 сағат бұрын
Waar  Deeg.  Deeg  Ah
14:58
7 сағат бұрын
waar  Dag. Dag  Ah o
13:46
7 сағат бұрын
Waar Daag. Daag  Ah
17:44
9 сағат бұрын
waar daag. deg
20:18
9 сағат бұрын
waar  Dag. Dag  Ah
16:10
9 сағат бұрын
DEG DEG AH HABAR GIDIR HG
37:29
12 сағат бұрын
WAAR DAG Runta Waa Qaraar  tahay
17:14
12 сағат бұрын
waar  Dag. Dag  Ah
17:19
12 сағат бұрын
Waar  Deeg. Deeg  Ah
30:28
14 сағат бұрын
WAAR Dag. Dag  Ah
20:14
14 сағат бұрын
17 November 2024
9:57
16 сағат бұрын
Пікірлер
@UsmaanMaxamedtaabid
@UsmaanMaxamedtaabid 4 ай бұрын
Abti hadl.fican bad shegtay allaha rali ka noqdo dadku wa ehel.wa u riyaqay hadalkaga.
@saynabfaaraxgeele5300
@saynabfaaraxgeele5300 4 ай бұрын
Waryaa doqon baad tahay dadka ha u gafin
@SaeedAhmed-l3r3y
@SaeedAhmed-l3r3y 4 ай бұрын
❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 ай бұрын
Nacas lahaysto, iska aamus, kabaqaadka xasan dhiiqo🤮👎
@AbdirahmanWarsame-e2y
@AbdirahmanWarsame-e2y 4 ай бұрын
Taasi runma aha
@MohamedOsman-fx3wg
@MohamedOsman-fx3wg 5 ай бұрын
Kkk
@bby6
@bby6 5 ай бұрын
War adan ha dhihin Karan somali o dhan ba dagan war darood muqdisho madagana 34sano ka hor ba laga cayriyey wa marka an dhahayo waxan umalen in ad dhalatay 1991 kadib dadka taarikhda runta ah way dii darood wa la dhacay wana la qixiyey ta ogow please
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 5 ай бұрын
Garre, Hawiye AYAA been u sheegay,adinkay idin khuseysaa, Raxanweyney, Habarkintir isu dhiiba,ha idin wasaane.
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 6 ай бұрын
Hubka cusub. Oog buu yaaalaa. Huwanta lagu buufinaayo
@khadijo1396
@khadijo1396 6 ай бұрын
Guul harti is ❤❤
@QaliSharif
@QaliSharif 6 ай бұрын
Xasan buu ka dhex hadlay fashiluu fashiluu
@QaliSharif
@QaliSharif 6 ай бұрын
In aad is dhigatan buu hubki u soo bandhi waayey e iska deexda sheekadu tas waa ka bedelan tahay haysa dhiganina garbakina alle.ha galó haduu laydinku so weeraro un badan iska celinaysan.lakin haday halkoda ku ekadan.idinkuna.haw bixina
@SahraAli-qf5te
@SahraAli-qf5te 6 ай бұрын
Hhhhhhhh boqorka Loda😃😃😃😃😃
@habibahussien6055
@habibahussien6055 6 ай бұрын
Warhooy yaan la iden gaaden waxaa jiro malaha dabaq aa ha is dheganina darodoow iyo ssc feri keya fuul❤❤❤
@FaizaEisa-u7l
@FaizaEisa-u7l 6 ай бұрын
Sscguuul
@FaizaEisa-u7l
@FaizaEisa-u7l 6 ай бұрын
Guul khatumo
@FaizaEisa-u7l
@FaizaEisa-u7l 6 ай бұрын
Mansha allaah caqliga hawayin kabtan ayuub
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 6 ай бұрын
Ma laxuseysen ☺#&&#..pulna. 18...&#&-$$❗❓❓..-!((-&@#...18-/may...munafaqada aan caaqliyeesneyn☺🔺🔻xasidnimada🔻🔺macnahalahayn###-/
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 6 ай бұрын
Gul gul ssc somali state.
@mikejones8974
@mikejones8974 6 ай бұрын
🫏🫏😂
@XaliimoXaliimocise
@XaliimoXaliimocise 6 ай бұрын
Siil malee
@MaryanMaryangarad
@MaryanMaryangarad 6 ай бұрын
War heedhe xassan madaxaweyane kama ah Soomaaliya ee wuxuu la heyasata u yahay isamaaciil horror oo aan maqalin Karin magaca daarood, laakiin firadhiye ma qaadane waa nin soomaalinimadu Ku weyanatahay ssc guuleyasat waligiin inashallahu aamiin aamiin aamiin Yaa rabi
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 6 ай бұрын
Eegay
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 6 ай бұрын
Bal fool xumadan bal dhageyso
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 6 ай бұрын
Foolxumo yaa daartood ubaahan Caacda beey hayan irsaaqada kagashay wax laboobo maleh beero wabiya dalag lagu beetto caac daas beey guraaya
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 6 ай бұрын
Qabiil aabaha was
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 6 ай бұрын
Asc mr boodhari adeer firdhiye waa ka guulaystay hassan iyo kooxdii SNM ujeedkii firdhiye kalahaa waa guulaystay mar hadii uu khudbad ka jeediyo .maanta khaatumo state waa maamul goboleed dhamaystiran dhamaystirin. Ma
@Bushro-e5e
@Bushro-e5e 6 ай бұрын
Maxay tahay baahida u haysa xasan
@AmedAmed-u3t
@AmedAmed-u3t 6 ай бұрын
War away sheekadii boqor baciir boodhariyow
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 6 ай бұрын
Ssc khaatummo maamulkoodu waa ka wada sareeyaa kuwa kale oo dhan illaahow barakee oo xafid. Aammiin. ❤❤❤❤❤❤
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 6 ай бұрын
Ayuubow waxaa layiri qofka fariidkah labajer godlagama qaniinoh marka damir xumadeena, bamesha inadhigtay waayo xasan sheik waa cadawga harti marka inaad hoscararto cadawgaaga magaranaynoh absolutely aad iyo aad banguxunahay waxaa nalogeystay, caqligu hashaqeeyo please please please 😢😢😢😢😢
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
WALEE SSC SOMALILAND BAY CAD KULEEYIIN😂. IYAGAA ICTIRAAF AAN JIRIN DABA ORDA😂. NIMANYAHOW SHARAFTIINA DHAWRA OO ISKA ILAASHA IN AAD CADOWGA ISU JEBISAAN
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
SSC OGAADA IN AYDAAN ISKU HALAYN XILDHIBAANADA VILLA SOMALIA KA SHAQEEYA.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
WAR MEEYE ISIMADII IYO LATALIYAASHII SSC ? WAR WADAXWEYNIHIINA GARGAARA OO TALO SIIYA, XAMAR WAA MUCAARADKIINA KAWDA AHE
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
WAR SEE WAX KAY8HIIN FIRDHIYE ? MUSAN MASUUL SHACABKA SSC UUSAN AHAYN ? MAXAA DHIGAY AWALNA GEEYEY VILLA KUDAAFAD ?😂
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 6 ай бұрын
Waxaasi Waaqalad Saqajaamadaa hadlaysa Iyadaaba waalan Walaaleey miyuu dhihilahaa Haduu cadoow yahay Waaqalad iani Leelkase Iyo Daarood toon Waxkama oga Aloow soomaali fayoow Keen
@munagarad4708
@munagarad4708 6 ай бұрын
Aamin yaa allha
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 6 ай бұрын
Inalilahi wanaa ilehiii rajicuun 🥲
@aesse7702
@aesse7702 6 ай бұрын
Kuwiinna KZbinrska ah ee Majeerteen saf waxaad usoo gasheen inaad fursaddaan u isticmaashaan inaad Leelkase ku cambaaraysaan laakiin Leelkase waa idin ogyahay. Waxaas iyo wax ka daran baa ka dhaca Somalia iyo Puntland; weligiin kama aydnaan hadlin. Maxaa ka xun dhakhtarkii isagoo dadka daweynaya dharaar cad lagu toogtay Gaalkacyo? Ma ka hadasheen? Tan kale, Sacad waxa ay geysteen ma moog tihiin? Ummulo iyo ciyaal bay xitaa laayeen. Leelkase adinka diin, wacdi Alle-ka-cabsi, iyo caqli idin kama baahna. Sacad 100% ayuu Leelkase idin kaga kalsoon yahay. Idinka iyo iyagaba markaad Leelkase ku xadgudubtaan, futada ayuu afcas idin ka galin jirey, idin kana galin doonaa. موتوا بغيظكم
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 6 ай бұрын
Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun wargoormey xaaladu halkan wargoormey dumarkii bahaloobeen war halayska qabto dadqalatooyinka oo caruurta ka ilaashada
@abdirashidali8840
@abdirashidali8840 6 ай бұрын
waaaw 91 maxaa dhacay beenta daa
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 6 ай бұрын
Wa ka xunahay ninka .wa falkii xamar 1991 ku sameeeyeen dadka .naagaha ha Laga gudo
@munaliya8886
@munaliya8886 6 ай бұрын
35 years oo dagaal sokeyo faidadas ayaa laga dheefey nasiib daro iyo jahilnimo hadeyjirto waa tano kale 😢😢😢😢
@khadragelle7801
@khadragelle7801 6 ай бұрын
Jidhxin kuwii maydka ciida .iyo dhagaxa ugu gurayey iyo kuwani waa isku mid waxay ismoodayaan geesi nimo waligeed somaldu way is dili jirtay dhaqankani harti .ayuu ka soo baxay naagahoodii markaa naagihiina doqmaha .ah ee karaahiyada ah hagaajiya
@iftin2024
@iftin2024 6 ай бұрын
Subxaanalah Waa xayawaan waana arindaarood ka lagu yaqaan saw kuwii maydka jarjarayey ee basbaaska afka ugu gurayey waa caadadooda ceebtood maaha.
@Tasniim1
@Tasniim1 6 ай бұрын
Waa kaxunahay waxa sufahadani sameeyeen. Laakiin dhaqan xumadda anaga waa nalooga horeeyey. Kuwii ninka musaafurka ah dilay iidoor bay ahaayeen. Kuwii ilmaha 5ta caruurta ah ee dugsiilayda ah dilayey ma’ daarood bay ahaayeen? Kuwii 1991 ilmaha iyo cid walba gawracayey ma’Daarood bay ahaayeen? Adeer nadaaya waynu wada qabnaa daawashiyo ceebe. Daarood waa markii iigu horaysay aniga oo aan dhinac ubeelayn dadka aan kadhashay. iyaga oo sidaa udhaqmaya. Dumar bilaa naxariis ah baa ninkaa helay oo weliba bilaa diin ah. Waana in sharciga lakeenaa.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
MAXAA DADKAAN WAX DILAYA LOO TOOGAN WAAYEY. XABSIBA MA ISTAAHILAAN EE HALA TOOGTO. HADII KALE WAXAAS MA JOOJINAYAAN
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 6 ай бұрын
SOOMALI WAY WAALATAY. DADKII IYAA LAYSKA SOO QABQABSANAYAA😂.
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 6 ай бұрын
Naagahaasi waa alshaydaan waa xaaraantii kala reebtay dadka soomaaliyeed waa dad qalatooyin halla soo qabto oo halloo gacan galiyo dadkii ay ka dileen marxuumka Ha dileen iyagu naagahaas bahallada ah waa inaanay ka dambayn ninkay dileen
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 6 ай бұрын
Ciidanka ha dhaceen xasan sheekh
@realtalk1084
@realtalk1084 6 ай бұрын
Hassan tuug
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 6 ай бұрын
Ciidanku afgembi ha dhaqaaqo ileen Xasan Sh. Maxamuud hogaamiye ma'aha oo waa Tuug u yimid inuu wadanka xaraasho!!!