Hargeisa Somaliland 2014 HD
3:44
10 жыл бұрын
dabaal-daga xuska 18 may 2013
9:35
11 жыл бұрын
ala maanta ayaanta
5:32
13 жыл бұрын
18 may 2011 in Hargeisa somaliland
14:45
hees wadani ah tashatay somaliland
8:26
Пікірлер
@ayaanismail-d7q
@ayaanismail-d7q Ай бұрын
2024 habeenadii udanbeeyay ayaan dawanayaa iyadoo dalkena cidhif kasta dagaal loga soo qaaday cadawguna sii afar jibarmay waynu guulaysan doonaa isku duubnaada dadkaygoo I.a sanadka 2025 aqoonsi buxa ayaynu helaynaa cadawgana waynu ka guulaysanaynaa♥️🤍💚
@xamsecali5211
@xamsecali5211 2 ай бұрын
2025🎉
@M-RIJAAL
@M-RIJAAL 3 ай бұрын
Somaliland vii quluupinaa ❤
@IbrahimMohamud-le4dy
@IbrahimMohamud-le4dy 6 ай бұрын
Waa baa anni idinkuu
@hashiosman4532
@hashiosman4532 8 ай бұрын
2024❤❤❤
@NimoDaad
@NimoDaad 8 ай бұрын
Masha alaah heestan imbadan baan day dayaayay mahadsanid walaal
@abdiazizyousuf6935
@abdiazizyousuf6935 Жыл бұрын
Heestan fannaanka qaaday waa kuma?
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 Жыл бұрын
Waxa qaadaya Jaamac riyo AUN Wuxu ahaa abwaan, laxamiiste,iyofanaan aad ucod macaan Waxa uku geeriyooday magalada hargaisa Alle ha u naxariiste Waxuu ka mid ahaa xildhibaanada golaha baarlamanka somaliland Waxaanu geeriyoday Isago xilka xildhibaanimo haya , Alle naxariistii jano ha ugu deeqo isaga iyo intii dhimatayba ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamanka somaliland
@ZacadMO
@ZacadMO 6 ай бұрын
Jaamac riyo sidoo kale waa abwaanka leh heesta caanka ah ee ciidanka somaliland.... Dareenkaygow askari waxaan ahay aan dayacin ​@@jannadalajaara402
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Heesaha Somaliland Kuwa ugu Fiican ayay ka mid tahay
@hooriaxmed2000
@hooriaxmed2000 Жыл бұрын
Dr mahamad Ahmed abdi dr carabayto waxuu sameeyay hees midho wanaagsan
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
wakhti Ayey Ahayd dadka badankoodu waxay commenkoda dhiibteen 11 sanno kahor ilaa 8 sano kahor inti nool Alle cimriga ha ubarakeeyo intii dhimatayna Alle Ha u naxariisto cadwga Ay Somali leedahayna waa argagixisada mudana in lala jihaado Somalia iyo somaliland from Hargeisa 💚💭❤
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 3 жыл бұрын
2009 kii ayay Somaliland meeshii ugu fiicnayd maraysay.
@abdirahmanmohammedabdilahi1077
@abdirahmanmohammedabdilahi1077 3 жыл бұрын
💚💚💚💚💚💚🤍🤍❤❤🙏🙏💟💟💟👏👏💟💟👏💋👏💋👏
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Guul soomaaliland
@hamsetaani5338
@hamsetaani5338 4 жыл бұрын
Mnsha allh Dhulkeyga hooyo Somaliland allow noo dhowr
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 4 жыл бұрын
Heestan waxan xasuusta 2008 iyo 2009. Barigi xisbigi UDUB iyo Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin. Masha Allah Somalilander illahi iga dhigayba mahadleh waan ku faana waanan jecelahy dalkayga iyo dadkayba, Insha Allah guul iyo horumar dhamaan Somaliland iyo somalilander walba.
@cabdishakuursiciidcabdi3058
@cabdishakuursiciidcabdi3058 4 жыл бұрын
Heestani xasuus gaara ah ayay igu leedahay, 2009-dii annoo dugsiga hoose/ dhexe ee Daalo dhigta ee ku yaalla magaaladda Ceerigaabo ayaani dheggaysan jiray. Waaggaa waddanka doorashaa ku soo wajahnayd.
@maajidkilaasvlogs3870
@maajidkilaasvlogs3870 4 жыл бұрын
Anoo yar baan ka daawan jiray tvga qaranka wana jeclaa heestan guul somaliland 💚🤍❤️
@asdssa2714
@asdssa2714 4 жыл бұрын
cadaw soo toyan maayo tog kastuu ka yimaado
@idirisahmed2950
@idirisahmed2950 4 жыл бұрын
Gabeygi gariye ee gurmaad ayey heestan ka bilawanta.
@one10channel78
@one10channel78 4 жыл бұрын
Allow dhowr somaliland wlhi naftaydaan u hurayaa dhulkayga one love my people somaliland alle haynoo dhowro dalkeena iyo dadkeena iyo diinteenaba
@asdssa2714
@asdssa2714 4 жыл бұрын
SNM sharaf kor kiina ha ahaato
@asdssa2714
@asdssa2714 4 жыл бұрын
❤❤❤❤
@maajidkilaasvlogs3870
@maajidkilaasvlogs3870 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2020
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 5 жыл бұрын
Dalkaygu wallhi waa dhiigaygii ku faana hbn iyo dharaarba
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 жыл бұрын
Tashaoo somaaliland cadaw Soo tohyan mayo
@sucaadmoh627
@sucaadmoh627 5 жыл бұрын
Tashatoo somaliland taladii lixdanki i no somalia is a black day
@bilaalajmohamed3398
@bilaalajmohamed3398 6 жыл бұрын
Mansh allh soomaliland gul noolow oo joog oo jir
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 6 жыл бұрын
Codkii Jaamac Riyo iyo Fannaaniinta
@SaraAli-tq4qy
@SaraAli-tq4qy 6 жыл бұрын
💖MashAllah, what a beautiful song for a beautiful place of SOMALILAND. A place in which we all SOMALIANDER love and would die for all over again.💖
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 7 жыл бұрын
mazha allah alle ha dhowro somalland
@hamdaali601
@hamdaali601 7 жыл бұрын
Guuuuuuul 😍😍😍😍😍😍😍💚💚💚💚💚🗯🗯🗯🗯🗨🗨🗨🗯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏guuuul 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 8 жыл бұрын
Cadow soo toyonmaayo Tashatay somaliland
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 8 жыл бұрын
somaliland guul
@ahmedibrahim3992
@ahmedibrahim3992 8 жыл бұрын
Somaliland Allow dhowr... Aamiin ... habaar iyo cawri Munaafiq wax mataro
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
Long live the Republic of Somaliland
@naciimaabdillahi8624
@naciimaabdillahi8624 8 жыл бұрын
haragayasa caday masha Allah horumar ficanabay gadhaya casimadi Somaliland
@ahmed-el4uw
@ahmed-el4uw 8 жыл бұрын
sxb la isma caasiyee ama isaaq dhaha ama waxkaloo soomaaliland way dhaqAaqday
@hibaqmaxmed5047
@hibaqmaxmed5047 8 жыл бұрын
tashatay somaliland kii diidayoo qarac,calamkana waxa uu shegaya in ay somaliland soo noqoto ay tahay hbnkii xalay ee tagay dhimasho ayaan ka xignaa
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 9 жыл бұрын
cadaw soo toyanmaayo tukastoo uula yimaado waxa jooga kuwii faqash eryaday
@jimmyali2306
@jimmyali2306 10 жыл бұрын
سوالي مع حبي للفيديو ليش الرصيف ابيض واسود يعني ادا كان لون واحد مش تمام عاشت صوماليلاند
@ahmedali-zy6ub
@ahmedali-zy6ub 10 жыл бұрын
masha allah Somaliland guul iyo gobonimo
@abdirisakabokor238
@abdirisakabokor238 10 жыл бұрын
the great city masha allah thanx for doing this but i m just requesting more and more please and please
@somaliaweyne8254
@somaliaweyne8254 10 жыл бұрын
lol these people are a joke! the militias in xamar and in puntland will rape these people and all there sluts in hargeysa
@keyseismailismail1968
@keyseismailismail1968 10 жыл бұрын
Hargeisa wa caasimada jamhuuriyadda Somaliland oo dhan,,, ilaahey cadowga reer somaliland ha ka dhigo daameero yay yar
@khalidsugaal7111
@khalidsugaal7111 11 жыл бұрын
MashaAllah, Hargeisa oo siraadan.. Thnkss to upload this amazing clip..
@hajiali5480
@hajiali5480 11 жыл бұрын
Long live somaliand armys we somalilanders we very very very proud you armys big big big thanks for keeping our country safe....
@shuaybyoonis8629
@shuaybyoonis8629 11 жыл бұрын
fuck you bitch u are al shabaab and we are isaaq
@dishar1774
@dishar1774 11 жыл бұрын
Long life Somaliland
@AhmedSomaliTV
@AhmedSomaliTV 11 жыл бұрын
والله مابعرف شوبك هل انت اعما شي فتح ادنيك ليكي تسمع صومال لاند هي احلا وطن تسمع حياتك من جواتك عرفان فلا تنكر دالك
@ahmedmohamed-lh3by
@ahmedmohamed-lh3by 11 жыл бұрын
hallo listen everybody there is nothing call somaliland somali is somali soo fuck off who ever trying make this shit