Bodhariyow ha isoominin mareekxaan waxba naga qaadi mayo ee ha soo sodan waan isnaqaanaa waxa kasoo horeya yaa waaaye
@SaleebaanCabdi-z7o20 минут бұрын
Eegayi. eegayi, ceerigaabo meedayi, kkkkkkkkkk
@shamsomohamudmohammed301424 минут бұрын
Daaroodna wax nooma ogola hawiyana wax nooma ogola adeer farmaajo adeerbaa xilka kaqaaday ee hawiya maahan ee naacda nagalatag
@mandeqomar771334 минут бұрын
Run badanaa afkaga cano lagu qabay MashaAllah Legend ❤️ 😊
@LibanMAmin42 минут бұрын
Abwaan Boodhariyow, Ina Adeer, Maahmaahdii Abasguul na ma Bartire ayaad ku rartey! Kkkkkkkkkk
@osmanahmed351249 минут бұрын
Fartag damer la rarto inu yahay wan ogeyn balse bare kuma ogeyn inu yahay nin jilicsan
@sadiafarah502151 минут бұрын
Kkk ilawsh dhawaa farmaajo waamareexaan
@samir765754 минут бұрын
Bodhariyow hassan dhiiqo xata hadu Oromo iska daaye NATO so adeegsado dhulkay jubaland la jari. Jubaland iyo gurgurte way isyaqaanaan. Casharki 2013 ki aya loogu labeeyay Raskanboni 2024. Bare hiirale wu ogyahay waxa karaacay 2013 marka u malayn maayo inu ku so dag dagi guuldaro labaad.
@hageabdihage105857 минут бұрын
Abtiyaday Mareexaan sidaan ku aqaan Xasan duufle adeege u noqon mayaan.
@farahadan391057 минут бұрын
Boodhari lacag waa qaadasho❤
@faisalmohamedabdulla3600Сағат бұрын
Ninka hawiye ee gabeyga sayidku ku sheegay wuxuu aha nin geesi oo Imaamanimo lahaa oo saldanda laga boobay oo gadood aha kan tagey tariiq dheer oo sayidka uu ku daray inadeertiisa.
@fartunjama4040Сағат бұрын
Adeer cadoowgada cadowgiisa waa saxiibkaa marixaan horay usocda qaaqle ha dhagesanina WHO is Ahmed aryaa Mariixaan guulesta janiskiina qaata majoratiga jubaland waa idinka
Seda Darood waa curadkii Darood . Marexaan waa gesiyaal gesiyaal dhaleen . Marexaan xasan uma shaqeeyaan way ogyihiin in uu Darood burburinayo. Xasan xabaalo Qote .
@luulwatsame354Сағат бұрын
Been weeye Barre wuxuu yiri hadaan madoobe rabo anaa iskey uladagaalaya lkn adiga dartaa ha iga sugin hubka inuu gedo geeyo wiliba mid aaad u badan waa wax aad u fiican ee aan daawano maalmaha soosocda ninkii u noolaada lkn xaqiidu waxay tahay in dhiiqo iyo dhuxul labaduba waacadowga mareexaan horgalnaa meel walba wuujoogaa wiliba digsi xagto xataa waxbadan lama siiyo xagxaga kaliyaa kaban
@NimcoXasancali-vm8zbСағат бұрын
Mreexaan ma aha waxa xasan munaafuq dheg u raariciya ee waa sheegad wacela guul 5 d aaaamiin
@hawoshirwa8320Сағат бұрын
Bodhariyow Marna waa difaaca Jubbaland Midna Waa Hilin Walaal Shalay Kuumade iyo Koobe midna iima hiilin Teedhadii Afisone Ma ilowdeen Boodhari Farmaajo waxaa ridey Kablaxlax ee Hawiye Kalmada Farmaajo waa Mareexaan Waxaa keeney Kamlaxlax Garawe Dhexdiisa markuu lahaa Farmaajo I aan kursiga dhaafiyo Axmed waa kii Makarafoonka Xasan u daadihinayey Markaa wixii lagu goobanayey Mareexaan ma ahayn Bodhari Hana Xasuusin Dhibkii Kab
@luulwatsame354Сағат бұрын
Been weeye Barre wuxuu yiri hadaan madoobe rabo anaa iskey uladagaalaya lkn adiga dartaa ha iga sugin hubka inuu gedo geeyo wiliba mid aaad u badan waa wax aad u fiican ee aan daawano maalmaha soosocda ninkii u noolaada
@SarahWarsama-o8uСағат бұрын
MAREEXAAN WAXAA LA OGAAN IN AY JUBALAND RAJO KA QABAAN IYO INKALE ‼️ WAA DHULKOODII WAXA XASAN AYAX U SOCDO. MA IYAGUU NAXARIIS U HAYAA ? WAA MAYA. AMA DAD BAY NOQON, AMA GUN LA ADOONSADO😢
Farmaaje nikii kagahiiliyay oo.xasan garabtaanaa soo..axmad. ma ahyn
@Umo5802 сағат бұрын
MAANSHALLAA D5 ✅️👍🫶💪⭐️✌️👌❤
@xamdiabdisalam-d7g2 сағат бұрын
Warayaa hooy mareexan cid eey ka baryayaan malaha nasabad teda kele cid la diro wan ka weynahay bare waa nin reer koshin cid ka madax adaga eeysan jirin xassana kabteena kama naqan adinkab ogadenow durashadii xitaa soo saree qaqda nagala taga🤫🤫🤫
@khadija-zy3zc2 сағат бұрын
Haa wallaahi hadii maskaxda xasan dhiiqo mareexaan ku dagaalamo, waa Ayaan daro iyo cawaanimo!!
Mareexaan wuu tashtay wax ka socda Xasan Dhiiqo dhulkeena cagmasoo dhigi karaan. Boodhariyow waxaan kaa soo salaamayaa Garbaharey Gedo Jubbaland.
@Fowzia69Сағат бұрын
WAR ISKA SOO ERYA HAWIYAHA DHUL RAADINAAYA DAAROOD AYUUSAN KU FILAYN DHULKAAN JUBBALAND EE FARTAAAG ISKA QABTA IYO CABDULAAHI SHIMBIR SABABTOO AH LACAG MAANTA QATA BERI AYUU KA SHALAYN