DADD BAA. SOMALINIMO. AAN RABIN OO. KU KALSOON. AJANABIGA. DADD KA KALE. EE AAN SOMALIDA AHAYN. BAY KU KAL SOON YIHIIN
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 DAL KA SOMALIA 🇸🇴 WARKIISA WAANU HAYNAA
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
MADAXWAYNE SIYAAD BARRE ISAGAA. U ADKAYSAN WAAYAY. DADD KII. KU SOO QAXAY. EE. MENGISTU HAILE MARIAM UU SOO BAR KICIYAY. WAANA. DAGAAL KII LARABAY IN LAGU BUR BURIYO. CIIDAN KIISA
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
DADD KA. KU NOOLAA. KENYA WAX SHEEGEEN IN AY. KENYAAN TIHIIN WAA. SOMALI SUJUUGA. SIDAABAA. FARAHA LOOGA QAADAY
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
YAGAA. FARAN SIIS KAQQATAY. XORIYADA. LASHEEGO. LAA KIIN SOMALIA 🇸🇴 BAA SABAB U AHAYD.
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
JABUUTI MAR KII LOO DAGAALAMAY. GAAR BAY. FARAN SIIS. KA U RAACEEN SOMALIA 🇸🇴 WAY KA HADHAY. MAR KAA. MAR KAR ARAGTAY. IN AY WALI RABAA FARAN SIIS KA
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
GOBOL KA OGAADEEN KA. YAGAA DOORATAY. IN AY ITOOBIYA KAMID. AHAA DAAN. OO INGIRIIS KII. BAY U SHEEGEEN. OO WAY CADAHAY.
@ibrahimmohamed-cj8pz28 күн бұрын
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 GUMASIGII. MAR KA. UU XORIYADA KA QAATAY. SHAN SOMALI AH. MAY JIRIN.
Masha allah zxp burcan kaso salaaamayaa waxan rajaynayaa inaaaa dhulka somalida geed geed nooo kala barto . Iyo taariiikhdoosa hana naga niyad jabin
@mustafehallazi.21 Жыл бұрын
Inder dalka si ficn nooo kala bar . Dhalinyarta hadda gobolkay ku nooolyihin mooye si ficn uma kala garanayaaaan . Inkastoo aaan nin reer somaliland ahay hadana . JSL aan aminsanhy . Hadana somalinimadu waaa shayga ugu qaaalisan marka islam nimada laga yimaaado . Youtubkana waa kuso biray
@umusalmaan Жыл бұрын
M.a
@zapariinabdulle133 Жыл бұрын
Cilmigaaga Allah kuu siyadiyo ustad
@wllmaajidmohaomar5242 Жыл бұрын
keep going my teacher
@umusalmaan Жыл бұрын
Fodcade waxan ubahan waxabarsho fari aha emalegu sacidikar jwb
@ezmacil Жыл бұрын
Maqaal aad u wanaagsan oo qofkastaa oo raba in uu wax qabsado wax u tari doono. Waxaan ahay qurbo joog, mudo dheer ka dibna waxaad moodaa in indha ii furmeen oo aan doonaayo in aan xamar ku soo laabto. Dadkaan qurbaha ku nool waxa ay ku nool yihiin nolol qiyaali ah, oo bilaa xuriyad ah. Waxa aad shaqaysato, waa lagula leeyahay, xaaskaada iyo caruurtaada sidoo kale. Guri aadan lahayn oo xili kastaa lagaa saari karo iwm Qurbo ugu imaaw. Anyway, Hadii aan suaalahaada isku dayo in aan ka jwaabo... Faqriga waxaa sababa Caajisnimo ama wahsi, fikir qiyaali ah, hal abuur la'aan ama hiigsi la'aan. Qofka caajiska badan waxa uu ku fekeraa wixii uu qaban lahaa in dad kale ay u qabtaan, si uu taas ku helana waa in uu been sheegaa, waa in uu wax qiyaanaa, waa in uu wax xadaa, ama dhacaa xita taas hadii ay ku kalifeyso in uu naf u dilo si waxa uu rabo u helo. Ama bilaa ha abuur in uu qofku noqdo oo naftiisa ka dhaadhiciyo in ay adag tahay in hanti la yeelan karo adigoo wax la'aan ka bilaabaaya. Waxaa kale oo laga yaaba in dadka faqriga ku nool ay naftooda feker qiyaali ah ka dhaadhiciyeen, oo ah in dhibaatada haysataana ay cid uun u saariyaan, ama dowlada, qabiil, degaan iwm. Ta ugu danbeesana waa ujeedo la'aan ama hiigsi xumo. Si aad isku filnaasho ku gaarto, wax aad u baahan tahay in aad fekerto. Ha ku fekerin dibad. Dalkaada waa meesha ugu haboon ee aad wax ka qabsan karto. Hadii aadan fekeri karin ama saacidaad aad u baahan tahay. U bax banaanka, soco ilaa 5 km ama in ka badan, tag suuga ugu wayn, meel kasta sahmi, dad badan arag. Guriga markii aad ku soo laabato, wax yaabaha aad la kulantay, qor, dadka tirada badan ee ad aragtay ee wax u qabsoomay ama hatida yeeshay ee aad sahmiskaada ku soo aragtey , ka feker sidee heerkaas ku gaareen. Ileen wax kasta hal maalin ma lagu kasban ee si aad heer u gaarto, halkee ka bilaabi kartaa? Ama sida ugu fudud, hadii aad 5000 maanta heli karto, ma laba jibaari kartaa, wax kastaa ha kuugu qaadatee? Hadii ay haa tahay.. 5000 ku dar 5000 kale.. 10000 ku sii laba jibaar.. 20000 ... 40000.. 80000... bad baadi lafaha, mar kasta challenge ha kuu ahaato in 2bo jibaarto hantida aad heysato. Hadii aad mar kastaa waqti cayiman qabsan karto, in aad taajir noqoto 4 sano gudahood waa wax macquul ah.
@abdiwelimohammed3004 Жыл бұрын
M.a waa cashar macquul ah🎉
@ismailsodal1610 Жыл бұрын
Thanks Ustaad
@umusalmaan Жыл бұрын
Masha allha
@yonisabdirahmanhaji4471 Жыл бұрын
Ustad Foodcade aad ugu mahadsan tahay muuqaalka kooban ee ku saabsan kheyraadka beeraha. Aniga ahaan waxaa so jeedin lahaa in muqaalka laga dhigo ilaa 15 daqiiqo si macluumaad bdn dadka uga helaan. Keep the good work