asc,waa gartay walaal. kirada inaay tahay $800, laakin beecooda waa meeqo hadii dad horay u gatay aay sii gadayaan? mar walba kirada iyo beec gadida weey wada socdaan(kiradu hadaay qali tahay macnaheeda xaafadu waa qaali) inkastoo xaafadu ahayn beec. oo soo gudubtay xiligii la dhagax dhigay.
@mohamedwarsame95302 күн бұрын
50x100 feet waa standadka cabirka kenya hadii loo badalo somaliya oo meterah aan isticmaalno waa afka hore oo ah 15meterx30 meter(oo ah cabirka kenya 50x100feet) oo gadaal waxaa u dheer dhulka kenya 10 meter.Somaliya dhululka cabirkooda mogdishu xaafada daarusalaam waa 15x20meter. meel duur ah baa $50,000 yahay qiimaha, hadaad hurmuud ka gadato guryaha estate ka weey soo yareeyeen cabirkii 10x20 meter waana $115000(boqol, toban iyo shankun) oo cash hadii( 3 sano aad ku bixinee waa$ 135000 boqol sodan iyo shankun. wax walbana waa qaali(us dolar) waxna mayaalan oo dollarna waxba ku gadanee. sidaa darteed shaqo, waxbarsho iyo qiima u qalma deeganka waxaa ku leh kenya( ma anagaa soodaanta keenay waxa la raadinayo waa nolol). meel heblaaya dheer hadaad maqasho qofkaas 20 sano buu danbeeya meesha fog markeey dhawaato ma gadankartid waa inaad invesmentiga sameesa inteesan meesha aaysan noqon magaalo. ogaada aduunka waxuu ku dhamaanaya waxbarsho caruurta waxeey waxbarsha ,iyo cilmi diin la jaanqaadi kara aduunka ka helayaan Kenya caruurta haloo daneeyo walee 20 ka sanoo soo socda qofwalba waa inuu adeegiisa asaga ku dhameesto mobilka oo ah smal computer, inaad tickit ku goosato,,inaad documintigaada ku cusboonisido,inaad wax ku iibsato inaad bankiga kula macaamisho, hada waa bilaaw oo dadku weey yara cariirsadaan. laakin 20 years from now qofkaan waxbaran bakeeri shaaha ma cabi doono. caruurta wax ha la baro. walaasha Sacdiyo mahadsanid runtii waayahaan aad baan kuula socda anigu reer Mombasa baan ahay oo deganahay 5 sano oo hada nairobi baan isha ku hayaa si caruurta Jaamacada Nairobi iigu aadan, dhanka kale, reer Canadana waan ahay oo insha Ala Jaamacad Canada xitaa uma socono(xaga caruurta), waxaan Canada ka waayay aniga oo aaba ah u maleen maayo caruurtayda aay ka keeni karaan Canada inaay ku dhex milmaan mooye( taasina waxaan ka doorbiday inaay Africa ku soo laabtan kana ceeshaan ilaheeyna garab gali doono umadaas wax la qabaan marka aad baad runta Sacdiyo walaal ugu mahadsantahy macluumaadka aad nala wadaagto runtiina qaasatan sida aad wax usoo tabido baan kaaga mahad celinaya oo wadanka waan ka warqabaa inkastoo Mombasa aan u badanahay. again mahdsanid, "Waano" yurub iyo America cidaan tagin ha ku tusaalo qaadan intii horay u tagtay .
@JuniorKnowledge2 күн бұрын
Salaam Abaay. Gurigaan aad buu uga wayn yhy cabirka aad ku sheegtey 8x22 waa ku labalaabmaa ama seddexlaab. Mahadsankd in Badan.
@mohamedwarsame95303 күн бұрын
walaaleey dadka qurbaha ma wada ahan, anaga reer qurbaa walina reer Canada 5 sano baan degenahay kenya, dadka Masar iyo Kenya ku haya qiimaha qaaliga waa reer America, runtii ma ahan reer yurub, hadii uusan noqon reer America waxuu noqon kara hal iyo labo oo ah reer Canada inkastoo arinkaa hadii la baaro aay dhamaan reer America kusoo wada shubmayaan. ayagaa US Dollarka xagooda ka fudud yahay.
@NaciimoAbdullahi-y6s10 күн бұрын
Abayo ina so daga rabaa xamar kaso guri rabaainsha allah bal ka wrn
@AyaanMuuse-qd4lc13 күн бұрын
Waaxay meeshan bilaa wadada ee wadadu jajabantahay
@faizawarsame984817 күн бұрын
Asc sacdiya walaalo waad mahadsantahay wlo mcn xaafadkasta maka helayaa schoolada british system ka weli A levelka
@hanimohamed595724 күн бұрын
Mashalh sacdiyo welcome back xabibti
@hanialiabdi-y6k25 күн бұрын
Xafadu ku yaal schoolka
@AhmedSadiq-i5s26 күн бұрын
Fadlan somaliyey magaca airport is ku raaca ma Adan Cada mise Adan Osman ku soo heshiya?
@Cabdishamaa26 күн бұрын
Wcs Abaayo ka soo waran mombasa guryaha kirada Nolosha iyo kaneeco badan miyey leedahay shugran
@Reer-GuuraaАй бұрын
Hormar qofkii ubaaahan ama raba inuu nolosha ka guul gaadho waa in uu soomaali kadhex baxo mentalitiga ay soomaalidu kushaqayso waa qabiil iyo qabyaalad
@qadrishmohamed9537Ай бұрын
Cuqubadii Maxamed siyad barra Somali haysa waa dadka qabiil dartiis u inkira wuxu qabtay say raban kuwa Ayaga la Qabilkana inan madaxwayne dhahno taasi dhici mayso ilahey Somalia Nabad kama dhigo 😊
Walee been maaha. Fartaanu wadnaha ku haynaayee Ilaahay hanagu xifdiyo intaanu ka baxayno
@MohamedElmi-m1zАй бұрын
Mashalaah xaafadaan anaa daganaaanijray waa xafadaydii walaahi waa hure ayaa igu danbaysay meeshaan banooniga ku dheelijay walàhi kabtan ayaa ka ahaa kkk biya iska go aya oo SaaS u badan ma jiraan caadi waaye
@caashocali1888Ай бұрын
Naa balaaya hanoo siraadin😂😢
@FarxadiyoguulАй бұрын
Maskaxda weey wanaagsan tahay in laga shaqeeysiiyo.
@CaliMaxamedcali-ih1ypАй бұрын
Sister shadada somliya malagu gali karaa jamacada keyna😢
@luqmaan753Ай бұрын
First
@qadrishmohamed9537Ай бұрын
Abyo dadka wawayn lacag miyaa mise Ilmha kaliya bay Ka qadanayaan
@Sadiyo1435Ай бұрын
Dadka wawayn waa free walal ilmaha bas
@TrikAdanАй бұрын
Maashaa Allah
@ruqiyadihad3624Ай бұрын
Allahu akabr dad muslimin ahina diinatoda waxay ugabaxan lacaga yar oo lasiyo iyo in wadamada galada lodhofiyo😢😢😢😢😢😢
@LuulKhalifАй бұрын
Maansha alaah
@maryanmohameddirie2043Ай бұрын
Allahu Akbar ❤❤❤❤❤. Allaha islamnimada inagu sugo. Walalkeenaasna Allaha xafido.
@Cabdulaahiali-t8h2 ай бұрын
Mashalah
@Marlaarag58212 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯✅️
@Luulcumar-fd5dx2 ай бұрын
Meesha jiko waaye suli maha
@asmamohamed36282 ай бұрын
Uraaci inay ka dhacday islii gaar ahaan ushrika plaza dabaqa la yidhaahdo plz hala feejignado
Markii ban baaciyay jilbaha iqabsaty ha icaydhin antii baryo
@AsiyaAli-t8j2 ай бұрын
Hala feejignaado
@naimo332 ай бұрын
furaha markasta waa in aad albaabka ka bixisaaa oo adiga ama qofka guriga jooga hayaa hadii kale sidan ookale wey dhici in ay guriga balaya dhan ka furta waa cadow kula jooga ha is ilaaliya ilahyna ha nawada ilaaliya
@mrsocotraisland19392 ай бұрын
ineey ku cuntaa fiicnayd waayo naag soomaliya caqli ma leh sidee naag aadan aqoon guriga kuula seexataa? habeen kii beey niman ay soo balamisey albaabka ka furi kartay dumarka soomalida mana caqli badna mana taxadaraan raga fiicana ma haystaan
@hamzaadan85542 ай бұрын
Masha allah walaashey sacdiya ilaahay haku barakeeyo
@qadrishmohamed95372 ай бұрын
Hooyo iyi Aabuhu markay is furaan waan Abuhu masuliyadisa Kasoo baxa o hoygoda, waxbarashadoda, Cafimadkoda, Kasoo baxa hoyoyinka somaliyed kuli Ayaga koriyay ilmaha Aabe jooga oo wax Ka warqabin jira Allaha soo hanuniyo abayasha Somaliyed sacdiyo Abayo guryaha nagara Kasoo hadal
@Huseinkurdi2 ай бұрын
Abyo youtubekeyga soo fiiri shareout kusameyey guuleyso marwalba
@Sadiyo14352 ай бұрын
Walal waad mahadsantahay
@Huseinkurdi2 ай бұрын
Abyo numberkaga whatsapp iisheeg adoo mahadsan
@ibrahimabdullahi22252 ай бұрын
You said a lot but nothing.
@mohamedwarsame95302 күн бұрын
what you mean saying "you said a lot but nothing" is there same points that I missed by the speech. the massage is saying let us guard the right path to the children both the school and the parents. the school is not the only the place to teach the" Aqlaaq" should be started from home.
@caashocali18882 ай бұрын
Somaalaay qalbiyada dadka ilaaliya oo alle uga baqa
@qadrishmohamed95372 ай бұрын
Gabadha la dilay Bahwayn ahyd Allaha Unaxariisto iyo ilmaheda 😢😢😢
@hodan22542 ай бұрын
Subxaanalah ilahay dumarka xaqa hatuso
@Huseinkurdi2 ай бұрын
Wlshey sacdiyo weli adiga jawaab kasugeya adigo raali ah meel aan kala soo xiriiro halkan igu soo qor