KUJAR CALOOSHA MUDO 2 ISBUUC
15:07
JECEYL MISE LACAG KEE DOORAN?
7:34
2 жыл бұрын
OGEYSIIS.....
1:49
2 жыл бұрын
VLOG BÜYÜK ADA wıth Samaara queen
7:01
piknik day in karabük
8:10
2 жыл бұрын
WACYIGILIN FILM
16:59
2 жыл бұрын
Push-up Challenge.
9:02
2 жыл бұрын
Пікірлер
@YunisAdow-ww8eo
@YunisAdow-ww8eo 14 күн бұрын
Hadaa kuscusbanahay lkn masameynin kuwaas anoo daalan
@Maxamudahmed-k9m
@Maxamudahmed-k9m 23 күн бұрын
Nosobadi insha allh wllo ❤
@NawalAbdi-dy2sg
@NawalAbdi-dy2sg 2 ай бұрын
Ani 4 qalad ka midah sameyaa hada kadib I.a waa ka tax daraa
@XamdaCilmi-ez7im
@XamdaCilmi-ez7im 2 ай бұрын
Somaliyey sual idin waydina subaxkasta aya waxa sameya orod orodkaas markan kan kowad dhameyo ayan wax yar biya caba wayo waa dalay soo noqodkana guriga markan imado aya sameya ee biyahas maxay idhibayan hadan cabo dadban isku hesanaye
@alnnourchannel1027
@alnnourchannel1027 3 ай бұрын
Cws wll.mhdsamid cashirada si joogta ah nooguso gali gaar ahan marka bilawga layahay sida ay ukala horeeyan processka loo qaado iyo marka weight ka laziyadinayo isgana kaso hadal wll
@Mia_plays66
@Mia_plays66 3 ай бұрын
Anoo dhiiga caadda leh gym ma aadikaraa wll tnx?
@IbrahimAbdiGarweyne
@IbrahimAbdiGarweyne 3 ай бұрын
Well done
@dr.shiinemd7280
@dr.shiinemd7280 4 ай бұрын
Aniga 5gr aan usticmaalaa 🏋️‍♂️ gym ka 2bil aan ku jiraa results xooga xooga
@dr.shiinemd7280
@dr.shiinemd7280 4 ай бұрын
Aad umahadsantahay mucalin
@harunabdi9916
@harunabdi9916 4 ай бұрын
Mahadsanid teacher 🎉
@CeyniMohamed-xy3wj
@CeyniMohamed-xy3wj 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@AishaQurux-g9q
@AishaQurux-g9q 5 ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@abdilahicabi
@abdilahicabi 5 ай бұрын
Manta ayaa laba ii ah chest ayan sameyay sa id ayan u wareray hada kadib biyo la'an tagi maayo
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 6 ай бұрын
Caawa oo taariikhdu tahay 23/5/2024 ayaan bilaabidoonaa inshallah ii soo duceeya
@abdilahicabi
@abdilahicabi 5 ай бұрын
13 days ago iyo bishi 5aad wadanke jogta
@ahmadabdi7850
@ahmadabdi7850 7 ай бұрын
Part 2 mee
@YousefAbdi-i2b
@YousefAbdi-i2b 7 ай бұрын
Mhdsanid manta ayan bilawy 26/6/2024
@AishaSaid-zr7mg
@AishaSaid-zr7mg 7 ай бұрын
Dumarka kasoo hadal ustad
@MahamedCabdilaahi-ny2zl
@MahamedCabdilaahi-ny2zl 7 ай бұрын
mahadsanid ustaad birkasta iyo isticmaalkeeda naga caawi inshallh
@RuuneeyMacalin
@RuuneeyMacalin 8 ай бұрын
Mahadsanid 💋
@Cabdulahicabdi-fk6jv
@Cabdulahicabdi-fk6jv 8 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 8 ай бұрын
Mashallah ciyartan waxaa ladha hilwo oo uu qaasa ah jesha reer Djibouti 🇩🇯 dhaqanka ciise wayn
@mahamudh6983
@mahamudh6983 8 ай бұрын
Maanta ayaan bilaabay 5.5.2024 khayr insha allaah
@BadXinlabi
@BadXinlabi 8 ай бұрын
dhaantadan magaced 😮❤
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 8 ай бұрын
Waa helo kamida dhaqanka reer Djibouti 🇩🇯 ciise wayn
@moustaphaHackerman
@moustaphaHackerman 8 ай бұрын
Waxaa ladhaha hilo
@MaryamaMahamoud-zf9zb
@MaryamaMahamoud-zf9zb 6 ай бұрын
Waa dhagan soomaliyeed qabiil maleh
@nunuissa6376
@nunuissa6376 9 ай бұрын
Why are afars representing Djibouti 🇩🇯 when it’s a Somali country and the indigenous people are Somalis🇩🇯🇸🇴. At least they wearing traditional Somali clothes
@zeze7461
@zeze7461 8 ай бұрын
Learn the history we have 3 cultures in Djibouti, Afar, Somaali, Arab
@IkranAli-j2o
@IkranAli-j2o 10 ай бұрын
Nio wx cadiya nola kaly😊
@IkranAli-j2o
@IkranAli-j2o 10 ай бұрын
Ok
@SoumeyaDayib-oe4dc
@SoumeyaDayib-oe4dc 10 ай бұрын
Wa mahad santahy lkn jadwal nososamewllo
@fatxifatuush
@fatxifatuush 11 ай бұрын
inta ugu badan maxaan istic malikara wll
@HaniMohamudAbdi
@HaniMohamudAbdi 11 ай бұрын
Gabar gym masameynkartaa mx laiska ilaliyaa ishega dhowan bilawi rapaye xalimo caloley ina noqdo marapiyyy isoo sheega wxaan smeyneynin
@SamsamMaxamed-o7w
@SamsamMaxamed-o7w 3 ай бұрын
Abyo ma bilowday
@6yaskapoi
@6yaskapoi 11 ай бұрын
Anoo Gym ku cusub why protean ma isticmali karaa
@adnanmohamedhashi5520
@adnanmohamedhashi5520 Жыл бұрын
Ka wrn mcnl hadii warm inta aan ku bilaabin ku horysiiyo xadhiga boodboodka am push up😢😮
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Guddoomiye nin sharaf badan baad tahay. Timaha sidii caadiga ah u soo xiir.
@Fidhiqo
@Fidhiqo Жыл бұрын
Calool jarid cawa bilaway wan arki donaa natiijada lkn waxaa jeclan lahaaa cunada inaa noso shegtid hoyo nuujineeso cunto fcn o cano leh
@maxamedfaarax5963
@maxamedfaarax5963 10 ай бұрын
Maxa iskaga badalay hada bilabi rabaye
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 Жыл бұрын
I.n wa sameyna kg wa 67 waligey inta magarin wa naxsanahay hada 60 macqulwye watijabinaya macalimo
@NajahMohamedAli
@NajahMohamedAli Жыл бұрын
Please noso badi wan cusbahy
@axmedmaxamed8982
@axmedmaxamed8982 Жыл бұрын
8
@falisabshir6265
@falisabshir6265 Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx Жыл бұрын
Walaalkey iiga so jawaab
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx Жыл бұрын
Proreinka ma is ticmalikaraa anigon tagin gm
@hamdihussein8593
@hamdihussein8593 Жыл бұрын
Aniga allhamdullilah wan yara caateysanahay lkn jirka rabaa inaa dhiso maanta gabadh china ayaa iga caawinaysay wan weydiyay waxay igu dhaanto
@hamdihussein8593
@hamdihussein8593 Жыл бұрын
Thanks wll maanta Gym igu horeysa waxaana KZbin Ku qoray marka ugu horeysa maxaa iga caawinaya adigana iga so baxay thanks wax badana ka faaiday wll
@raxmahaybe1646
@raxmahaybe1646 Жыл бұрын
gymka ayaan bilaabi raba inshlh taloyinkan way i an facayan wll mhdsanid❤️❤️
@cabdiraxmaancabdiraxmaanmu3576
@cabdiraxmaancabdiraxmaanmu3576 Жыл бұрын
GYM wll 1 months maisku dhisikarta😊😊😊
@ilhanaskar2266
@ilhanaskar2266 Жыл бұрын
Waryh softh aw
@Zaki__7483
@Zaki__7483 Жыл бұрын
Great physique saxiib you're inspirational
@MaliRasta-shadow
@MaliRasta-shadow Жыл бұрын
Balanteenu waa caafimaad iyo muruq
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 Жыл бұрын
Mashalalh sxp tnx
@XASEEYGUURE
@XASEEYGUURE Жыл бұрын
Thanks Maclin
@ismaciilmaxamed76
@ismaciilmaxamed76 Жыл бұрын
Pro cuntooyinka kasoo Hadal mahadsanid❤❤
@ismaciilmaxamed76
@ismaciilmaxamed76 Жыл бұрын
Thanks walaalkey❤🔥🫀