Ciyaarta HAANTA Somalia
1:25
3 ай бұрын
Gufaaco Qoraal Tubeec, maandeeq
6:56
Waa lagu kufaa kibirka  #Somalia
5:57
Пікірлер
@CabdiAskari-l1o
@CabdiAskari-l1o 7 сағат бұрын
Dhaqan bis ayuu ahaa afweyne
@nastaali1579
@nastaali1579 2 күн бұрын
The loin
@mohamedahmed12335
@mohamedahmed12335 5 күн бұрын
❤Somalia ❤🇸🇴 my country i miss you so much 😭😭😭😭😭 May Allah swt make you great again Amiin 🤲🏾🫶🏾
@AadanCismaan-d1s
@AadanCismaan-d1s 7 күн бұрын
🎉
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 10 күн бұрын
Somalia Somalia 🇸🇴 NATO CIIDANKA CIRKA EE JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 14 күн бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso hageeyo
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 15 күн бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre Allah janatul fardowso haKa waraabiyo
@mohamedabdulaahi6512
@mohamedabdulaahi6512 17 күн бұрын
Somalia nabad hadaa ka rabto xoog isticmaal, demoqoraadiyad Somalia kama shaqeyneyso
@abdirahmanabdielmi2855
@abdirahmanabdielmi2855 18 күн бұрын
Allaha unaxariisto kitaabkiisa midgta allaha kasiiyo Siciid gacameey
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 20 күн бұрын
Allaha u naxariisto aaba Siyaad. Amiin yaa Rabbi 😂😂😂😂😂😂
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 25 күн бұрын
Xusuus qadhadh 2022😢😢😢 Lixiyo guracnaa ayaan dhagaysan jiray heesahan Maxamed saleebaan heestiisan markaan maqlo ilin anan ogayn ayaa igu soo istaagta oo xusus ayay dib ii Galisaa Allow Nolosha noo wanaaji oo Naxariistaada na deeqsii
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
Waa waagii biniaadim ku noolaa muqdishu,hada daayeero ayaa ku nool.
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 24 күн бұрын
Hada dugaag bn noqonay
@mohamedisseahmed3827
@mohamedisseahmed3827 Ай бұрын
Adduunyo si kastood u awood sheegato oo dadka u dulmiso maalin baa dhacayso aad jabi doonto daciif noqononeyso Siyaad Bare dadkii wuu dibaateeyey Dadlkiina wuu dunshay. Wuxuu awood sheegtaba maanta waa marxuum.
@Asmadiamond-wl5jl
@Asmadiamond-wl5jl Ай бұрын
Nasib bdna dadkas nabad by ku koren aniga qabil io qurun 😢ilhyow Somalia nabd ah natus 😢
@salaadbobe
@salaadbobe Ай бұрын
Gabaygaan asoo dhamaystiran xageen ka helaaa
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v Ай бұрын
Lot of fun
@FardowsaCasaanyo
@FardowsaCasaanyo Ай бұрын
Awoowe Xaaji maki Cumar Alle haku naxriisto😢
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Mareexaan waa diktatooro dhiigyacabyo ah faan been ah ayay yaqaanaan oo qeeybiyoo xukun ah in dadka leeysaga horkeenaan ee ilaah umada mar danbe ineey xukumaan kuma soo celsho inshaa Allaah
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto siyaad bare
@Profabdirahman
@Profabdirahman Ай бұрын
War ii dhammaantii darood waa carab😅
@SayidXamse-g8l
@SayidXamse-g8l Ай бұрын
Malaha wanad dhaadine somalaad ka dhalatoo ax yaaa heees alle hawnaxariisto maxamed mooge libaan
@qazimqz
@qazimqz Ай бұрын
Guul wade aabo ziyaadd ❤❤❤❤ alle haku naxaristo me from 24 octoper 2024
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 Ай бұрын
Jiilkaas baa nolol arkay wacadalle, Maxamed Siyaad Dalka waa u dadaalay lkn maxay kugu tallaa Aakhirkii ayuu xidada u siibay isag iyi Jamhad aan caqli kala reeba aan jirin.
@YudufAl
@YudufAl Ай бұрын
Ilaahay ha u naxriisto Jaalle Siyaad
@YudufAl
@YudufAl Ай бұрын
Geesi, wadani sh ayuu ahaa. We will not forget him forever
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n Ай бұрын
Waxay doontaba ha Ahaatee,dadku wuu wacnaa dalka wuu jeclaa,Tacliin suugaan hal Abuur niyad wanaagsan intaa iyo in ka sii badanba dadku wuu lahaa waxaan xasuustaa (21)ka oktoobar waxa loogu diyaar garoobi jirey,si Qayral Caadiya waxaan xasuustaa,waxaan ka mid Ahaa waa tusaale?yaryarkii loo diyaarin jirey,(21)ka oktoobar,wakhti dheer maanu seexan jirin,waxa naloo taba bari jirey,masrixiyada dabaal dega,oo Aad u qurux badnayd,Ciidanka maraya hal Abuurada bulshada iyo Shacabka sida laysugu soo bixi jirey waxay Ahayd waxaan la malayn karin guryaha Cidi kumay hadhi jirin bulshadu waxay Ahayd kooxo iskuuladii Ciidamadii,shaqaalihii oo nooc kastaba leh intaa iyo in kasii badan 4:36 bandhig bulsho Ayaa dhici jirey Ciidamada fardaha inta Aanan tirin karin ee magaalooyinka mari jirey,iyo inta Aan masraha Ama bandhiga maraynina wadooyinka Ayay haeeraha ka taagnaanaayeen,hadii si masuukiyadi ku jirto,iyo han fogi ku jiro fulintii iyo hogaankii si wanaagsan wax u wadi lahaayeen,soomaaliya Afrika daayoo Awoodaha iyo iyo talada dunida Ayaa wax laga weydiin lahaa,in kooban oo boqortooyo doon Ah ayaa lumiyey jaaniskaa,maanta markaan Arko Calankii berigaa waxaan is idhaahdaa waar wuxu ma sidanuu u fool xumaa wax waliba waa sida loo wanaajiyo iyo sida loo xumeeyo,mana soo noqonayo jaaniskaaskaasiye intii Aan kala libdhayowba isku tasho Qofkii Cunto doontaana waa fasax
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 Ай бұрын
Nin codka raga ku heesi kara waxaa uga jira samatar iyo m mooge
@Cumarhagaajiye12
@Cumarhagaajiye12 2 ай бұрын
Allaah u naxaristo❤😢
@AliYare-f9e
@AliYare-f9e 2 ай бұрын
When days were days
@abdirahmanabdillahi2884
@abdirahmanabdillahi2884 2 ай бұрын
Hubkaa halkaa maraya badankiisa waxaa lagu soo daabulay jamhuuriyada la dhaho somaliland oo lagu garaacay amar alle waan wada qabsanay badan kiisii 😂😂😂
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Abwaan siciid gacamey alla yarxam 😢
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Abwaan siciid gacamey alla yarxam 😢
@MohamedKeeble
@MohamedKeeble 2 ай бұрын
Alla ya cizag hanuuniye
@muusecaalin8520
@muusecaalin8520 2 ай бұрын
Burhaanka baxaya Dhulka bidhaamaya dhawaqqa .isku baaqayaa Beeralaydiyo shaqaalaha is biirsaday
@faclon.
@faclon. 2 ай бұрын
jaale afweynow macaan iyo qadhaadh meel kuwada yaalad ahyd hadii aad iidor fahmi lahyd shaxdan mey dhacdeen africa somaala katalin lahyd ee bahsha markaad fahmi weysey ee dadkii isku haynta laga rabay kabaha ladulmartay markey wax tabteen ee tidhi ma isaaq baa waxtabanaya balaayadan aan argney baa dhacday
@abdiomar7283
@abdiomar7283 3 ай бұрын
Waa ardaydii dugsiyada kooxihii Soomaali fagax, soo dhaweynta iyo difaaca iyo looxaadka oo tarabuunka fadhiya
@mubbedubbe
@mubbedubbe 3 ай бұрын
siad barre was american pubebt and he was making islam out of the somalia so american give piece to somalia at that times
@faarahhaaruun8285
@faarahhaaruun8285 3 ай бұрын
Heesta waxa lahaa AHUN. Cali Saleebaan Bidde.sidaa ula soco
@abdullahigargar1047
@abdullahigargar1047 3 ай бұрын
Alle how naxaristo abwaan siciid gacamey
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Shacabka Sscoow Guulwacan Don't Tras Khaatumo State Of Soomaaliya Guulwacan Laascood Buuhoodle Shacabka Widhwidh Ceerigaabo Guulwacan Ssc
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Shacabka ssciyoow Proud Be Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Ha ilaawina Xooggii Dalkeena
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedoow Cadowga u Midooba
@Khalil-td3ir
@Khalil-td3ir 3 ай бұрын
Somaliland
@DalmarIbrahim-q5z
@DalmarIbrahim-q5z 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤😍😍😍😀😀😀
@JabriilMaxamed-e9y
@JabriilMaxamed-e9y 3 ай бұрын
❤❤
@JabriilMaxamed-e9y
@JabriilMaxamed-e9y 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@JabriilMaxamed-e9y
@JabriilMaxamed-e9y 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JabriilMaxamed-e9y
@JabriilMaxamed-e9y 3 ай бұрын
Ok
@seidabdi751
@seidabdi751 3 ай бұрын
Golden Days Will Be Resold Gold!!!!!!*