Пікірлер
@AbdullahAdam-y6b
@AbdullahAdam-y6b 9 күн бұрын
Ma la waste khabir soomaliyeed oo beeraha yaqaana
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w Ай бұрын
MashaAllah MashaAllah
@habiibmamuz3392
@habiibmamuz3392 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nothing waxy shaqale ajnabiya miyaa la wayay 2wiil Somali oo ka shaqaysta
@IsmailYahye-tz3cb
@IsmailYahye-tz3cb 2 ай бұрын
Waan doonaynaa wall
@ssctransportllc1198
@ssctransportllc1198 2 ай бұрын
Asc shad net ka percentage ka ku saxan cimiladeena ma ii sheegi kartaan thx
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
LABA SHAUBA SOMALIAND AYNU XOOGA SAARO BEERAHA IYO FARSAMADA
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Waxaan ku dhashay beetihii hore ee dooxa hargaysa dhonaca soke ee marka xaga dooxa looga dhaadjaco patrolihii ina galan ciyaala beerohii hore ciyaal new hargaysa beertu waa wax fiucan oo barsko leh
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 2 ай бұрын
Dadka aan waxba haysan lashaqeeya qurba joogta nagadaayoo
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 2 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah waa waxayaalah aynu aad iyo aadka ugu baahanahay ee lagama maarmaanka ah ❤❤
@lukmanH-r8q
@lukmanH-r8q 2 ай бұрын
WAXAN JOOGAA JANAALE SHABELADA HOOSE .AD BAN UGU FARAXSANAHAY HORUMARKA AY KU TALABSADEEN UMAD SOMALIYEED. CIID WALBA EE GAYIGA SOMALIA WA LA BEERAN KARAYA KU DADALA GALEYDA IYO BARADHADA SABABTO AH AYAGA UGU MUHIMSAN OO WAX KASTO LAGA DHIGAN KARAYA GAJANA KA SAARI KARAYO. KUNA DADALA INAD LA XIRIIRTAN DADKA BERALEYDA KOONFURTA QAASATAN JANALE IYO AFGOOYE WAX BADAN BEY KORDHIN KARAYAAN WAL LA KALA FAIDESTA
@muxammad2413
@muxammad2413 2 ай бұрын
ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.
@zackayoub86
@zackayoub86 2 ай бұрын
MashaAllah...
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Masha Allah Allahu ma baarik
@CabdixakiinYarsa
@CabdixakiinYarsa 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Waw differen coular Lattuce is best Salad
@milonislam8189
@milonislam8189 2 ай бұрын
Nice❤❤❤
@milonislam8189
@milonislam8189 2 ай бұрын
Nice brother❤❤❤
@milonislam8189
@milonislam8189 2 ай бұрын
I am Bangladeshi, Can I buy agriculture land in Somaliland?
@nicmahayaan9972
@nicmahayaan9972 2 ай бұрын
mansha allah CPI waa inaad trainino online ah samysaan oo dadku ka faaiidaysto
@abdihoori4524
@abdihoori4524 2 ай бұрын
Cpi information Intan kabadan ba u bahantahay because qurba joga telephone ka iyo email kina u bahantahay dad badan oo qurba joga oo dhul beered haystan lkn mahayn information ku dadala in si fudud loo helo please
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Waar khudradi qof ma dhergisee, dhulka beero kumaankun kilomitir oo qamandi iyo hadhuudh iyo galey ah ha laga beero ! Dalaga noocaa ah ayaa shacabka jidhkooda dhisaya, debeda loo dhoofin karaa oo cumlad adag soo gelinaya. Khudradi gaajo ma bi'iso, waa dalag nin cash degdeg ah doonaya. Dawladu liisanada haw badiso cidda qamandi, galey iyo hadhuudh beeraysa !
@lukmanH-r8q
@lukmanH-r8q 2 ай бұрын
WA RUNTA SXB ANIGU WAXAN AHAY REER SHABELAHA HOOSE MEESHAN GAJO MA JIRTO SABABTO AH WAXAY BERTAN GALEYDA IYO BARADHADA OO WAX KASTA LAGA DHIGAN KARAYO QUDRAD WA WAX ISKA ZIYADA AH LAKINSE LOO BAHAN YAHAY. GALEY AMA HARUUR IS IMPORTANT
@nuuradiincabdilaahi957
@nuuradiincabdilaahi957 2 ай бұрын
Qarashka ku baxay wa imisa 4taa green house?
@moali27
@moali27 2 ай бұрын
Mansha Allah🥰, Allaha wada barakeeyo Shanta Soomaali iyo Muslimka oo idil.🤲🤲🤲
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 ай бұрын
Lambarkiina noo sheega oo halka nagula wadaag thanks wll
@socdaal
@socdaal 3 ай бұрын
GMO seeds faaido malahan halisyo caafimaad ayay leedahay quruxdoda ha fiirinina waa mirihii asalka ahaa oo DNA-da la badalay weyna ka quality yartahay mirayaashena dabiiciga ah sidoo kale ciida lagu beero mudo ka dib wey dishaa sidoo kale miraha waa in aad soo iibsataa oo xor umatihid in aad beertaada waxa kasoo baxo aad dib u beerato waayo maba loogu talo galin mirahaas in mar kale dib loo beero anyways dadka arimaha beeraha ku howlan yaysan lacag kaliya fiirinin ha fiiriyaan bad qabka dhulkooda iyo dadkooda aqoonta umadane kor u qaadan oo ha u sharaxaan khataraha iyo faaidooyinka beerashada. Qofka asagoo og beentaas iyo amaantas umada ku dhex faafiyaa ha ogaado aakhiro in beentiisa lagula xisaabtamayo waxaa dhaanta adinkoo runta sheega oo aad tiraahdaan mirayaasha aan isticmaaleyno waa wax lasoo farsameyay oo ka duwan kuwii alle sameyay ee dabiiciga ahaa saas ayaa xalaal quudashada eh umadane ayagoo og auay kala dooranayaan dabiiciga ama gacan ku sameyska bugta ah ee aan caafimaadkoda u wanaagsaneyn.
@zakibuuni
@zakibuuni 2 ай бұрын
Haday run tahay waa wax laga xumaado
@AgriVibe-1
@AgriVibe-1 3 ай бұрын
Masha Allah Ibrahim
@kchanad
@kchanad 3 ай бұрын
Walaahi.. Waan yaabanahay waxaan o dhan waa kuwa EU and USA looga yaqaano ORGANIC laakiinse waa kan real ORGANIC no chemicals waxkasta waa dabiici. Meelo badan oo dalka ka mid ah ayaa sidaas oo kale ah, hana iloobing xeebaha Soomaaliya oo dhan sida meesha Webiga iyo Badu iskaka darsamaan haddii ayno dowlad nafleh aynu lahaan lahay dalalka aduunka u taajirsan aynu ahaan lahayn..Way dhicioonta mar uun In Sha Allah.
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 3 ай бұрын
Sacad muse cadi maha dadka kale hadal ayey hayan
@Hawd74.
@Hawd74. 3 ай бұрын
Dadkeenaa lazy ah ee dhulkii wax kubaxayeen waa yaala dalka
@Hawd74.
@Hawd74. 3 ай бұрын
Manshala beautiful
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 3 ай бұрын
Aadban u Hanbalyayanayaa Inaantaas Aad sheegteen Ee qurbo Joogta ah. Waxaan hubaaa Inay u dhaami doonto Meeshii ay Ka timi.
@habibamursal3942
@habibamursal3942 3 ай бұрын
Masha allah
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 3 ай бұрын
Mashaallh
@mrhoryaal
@mrhoryaal 3 ай бұрын
Lagsan kkkk xaguu haystay Lagsan meeye Dhintii jaamacadaha beeruhu mise GARAN WAAGA ayay bartaan oyagu
@cigesoma5549
@cigesoma5549 3 ай бұрын
Asc greenhouse ma wadankaa lagu ibiyaa mise bananka ayad ka keentan fadlan ii soo jawab
@cigesoma5549
@cigesoma5549 3 ай бұрын
Greenhouse nocaas imisaa lagu hirgalin karaa ?
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 3 ай бұрын
Mansha allah
@MustafeAhmed-ml4xu
@MustafeAhmed-ml4xu 4 ай бұрын
I love you abo❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘
@MurangiriMurangiri-nx7db
@MurangiriMurangiri-nx7db 6 ай бұрын
The farm use burned pesticides.
@Xaamuudpoi
@Xaamuudpoi 7 ай бұрын
Dalaga digerta kasow hadal wll
@Xaamuudpoi
@Xaamuudpoi 7 ай бұрын
Wll
@suhaybmaxamed0mersulub645
@suhaybmaxamed0mersulub645 8 ай бұрын
Tobabbaro meydaan fureyn :Dhalinyarda
@ZakiAbdirahman-vr8nf
@ZakiAbdirahman-vr8nf Жыл бұрын
@hamzaismail8814
@hamzaismail8814 Жыл бұрын
Masha allah
@abdurahmanmahamad5188
@abdurahmanmahamad5188 Жыл бұрын
Waxa aan u baahanay in aan dhisto green house ee see la iigu samayn karaaaaaàa
@daarafilms4800
@daarafilms4800 2 жыл бұрын
Mansha allah
@daarafilms4800
@daarafilms4800 2 жыл бұрын
Mansha allah