Kaadib ilaahay ka furtay ilaahaybaa ku maqlaya Waa shaqsigii ugu been badnaa aan abidkay maqlo allahay ku dullay ilaahay wuxuu la kulmaa qofka beenta sheega ilaahay oo u cadhaysan
Great man. You are always on the point. Very smart statets man
@Guuleyso6 сағат бұрын
Gaaljecel maa laga wadaa wixii alsha aab la joogo mise waa buhu buhu hawiye waxboa maamuli karyaan
@AbdirabbiAdan6 сағат бұрын
dadka dadka waalan wareysanaya iyaga kasii waalan
@husseinaden75606 сағат бұрын
Jeesow jecliyaa runta ma dhibto wlhi waa xildhibaanka keliya ee runta sheego
@husseinaden75606 сағат бұрын
Wariye Hassan sheekh dal xoreeye ma ahanee ,waa dal xaraashe
@husseinaden75606 сағат бұрын
Mnsha allah xildhibaan jeesow waa run ka hadal,shabaab dadka la joogo waa masaakiin wax ka difaaco waayey ,iyaga ma dooran shacabkaas inay shabaab la noolaadaan
@AliBare-y1c7 сағат бұрын
Kan waxaa uu hadlaa marka khawarijta la aado salaad Ali Jeele Xildhibaan aan dhicin hadaad aragto waa wakiil 😅
@ed-kd8ht7 сағат бұрын
Nin naag lokenay marki hore uudhalijiray laga furay markasu kawayay af dhawan dhaw kuwana yirahdan batur kuwana dhahan afka kab igadhufo dhahay fahmi weyday kabti soqaday kudhufatay isana mel badiya iney wax uhormariso cashada lasugin intey buda darin inyar usi siso kusisogo nagti hora dhalilaya bartay maantana mid hal buturka labaxdaa lakeenay nag rasi dooneyn
xasan dariiqadii isticmaarka uu ismaaciilbabaris barey eygaaga baahi ha ku dabo socdee haduu dharga hadal kaamamaqlayo banaanka u soobaxa dooni meyno xasan iyo kooxdiisa baahan
@SuhaybGedi7 сағат бұрын
Jigjiga ma ah sxb wa dir dhaba
@osmanmohamed47607 сағат бұрын
“Asalaamu Calaykum “ War Ninka koofiyada dheer baan layaabay! War MW Xassan dalkiisi iyo dadkiisi ayuu kala geeyay oo uu dagaal iyo colaad galiyay wixii dhaqaala yaalayna waa Aruursaday muxuu Nobal peace ku heli !? Kuwan jeebkooda ayay ka hadlayaan!
@malyunwarsame69068 сағат бұрын
Merci
@Koorre9 сағат бұрын
Xasan shiikh sirweyn ayaa laga haya waxuna kabaqa inlaso qarxiyo maxuu diyaarada kolba gees ugu racaya muu meel fariisto ninkan waa laga roone
@AhmedDaahir-lf5fq9 сағат бұрын
Maashaa Allaah waa wax lagu heshiiyo(dastur)
@lilcuzzwhitemoe7 сағат бұрын
DASTUUR WAA DHAQAN BINU AADAM DEJIYEY OO QEEXAYA DARIIQA AY TAHAY IN LARAACO SI UMMADDU UGUULAYSATO , DASTUUR WAXBUU XAARAANTINIYEEYAA WAXBUU XALAALEEYAA , XUQUUQ AYUU BIXIYAA WAAJIBAAD AYUU DADKA SAARAA , WAA SHARCIWEYNAHA DAL IYO DAD LEEYAHAY, WAX ALLAALE WAXA SHARCI AH EE UMMADDAASI LEEDAHAY ISAGA KONTAROOLA OO USARREEYA . SU'AASHU WAXAY TAHAY UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED MA UBAAHAN TAHAY DASTUUR, MASE UBANAAN TAHAY IN LOO DEJIYO ? JAWAABTU WAA MAYA MAXAA YEELAY SHAQADAAS ANAGA WAXAA NOO QABATA SHAREECADA ISLAAMKA , WELIBA SIDA UGU SARAYSA
@AyberHassan9 сағат бұрын
Wasir al cadal masha alha mahdsanid
@SafiaJama-s4c9 сағат бұрын
Yaab Dastuurka ma Xasan sheekh baa leh?? Oo keligii Go'aanka leh?? Wadanku nin qura oo Danayste ah ma laha masiirkiisa Dadka qaar baa Danayste Xasan u fududay naya inuu ku Danaysto oo uu Dalka iyo Dadkaba dhaco
@SafiaJama-s4c10 сағат бұрын
Wiilkaan yar ee wariye ku sheega ahi waa mid dhinac ka raran 😅😅
@mandeqomar771310 сағат бұрын
Nimaka somali ben badanaa xasan muwu qabtay nosheg bahasha u nin fanan ah u kaso gatay ayad no xayey sineysan war isku xishoda 😂😂
@fadumogabere426211 сағат бұрын
Waxa la yaabay shiikhaan waxa la arka marku madaxweyne hawiye xakumada haayo ma xishoodo kan aya umada somaliya nariin habaabiyey
@YuusufAbdu11 сағат бұрын
War kan waa beenaale,maxaad ka wareysan ,hadii dadka ay sameeysan karaan sharci u gaar ah maxaa ilaahay diinta u soo dajiyay,maxaa nabiga loo soodiray,ilaahay iyo nabi maxamad NNKA miyaa kugu yiri diinta ilaahay iyo adiga distuurka aad sameysay is waafuji,kan wadaadka sheeganayo ee hada hadlaayay ayaa u fadwooday oo u xalaaleeyay inaay dawlada xasan sheekh ay dadka dhacdo.
@qanaatuqurtubah11 сағат бұрын
Bal waxuu ku hadlaayo wadaadkaas eega! Hadduu rabaa inuu dhaho suubanaha Dustuur buu sameeyey. Caamada xilligii laqaldaayey waa laga soo tagay. Allow nasug adigaa awood lahe.
@hanathajo31312 сағат бұрын
Qaadka Ina ismacil cumar gele iyo xasan sheikh aya shirkad ku ah, teeda kale molka ugu weyn ee islii ku yaala ayuu share ku leyahay xasan sheikh, marka dantiisa ma agiye dan umaded shaqadiisa ma ahan
@yonismohamed261612 сағат бұрын
Laaluush ayuu khaatay ninkan shik shigaay🥱
@AbdiAbdi-cc6im12 сағат бұрын
WAXAN SOO XASUUSTAA<<NINKII ISAAQ OO OMAR CARTA QALIB>>OO DHAHAY CIIDANKII WAKHTIGAA JOOGAY EE DOWLADA SOMALIA<SIYAAD BARE<<DHAHAY QABILADIINA KALA ADAA>>> WADANKA MARKII LA ATAKO > CIIDANKA NINKA SOO HADAL QADO WAA SHISHEEYE U SHAQEYA<AMA WAA ALSHABAAB OO NACEB CIIDAN SOMALIA IYO DACIS NINKAN HA LA XIRO >>SIRTA MUSHAARKA CIDANKA BU KA HADLAY 4 SANO OO XARIG AH IYO 3000 GANAAX AH GESOW MP YOUR IDOT,,,,3000 HA LOOGA DEEQO ISBITALKA DADKA DHIMIRKA EE XABEEB...
Waa odayaal naloo’soo carbiyeeyay walahi waa basaasiin qudhmuun ah oo Ethiopianka kabaha u qaada 😢 way iska idlaan InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi Cadowga Ethiopian 🇪🇹🤧👎🏼
@IbiEntertainment13 сағат бұрын
🚨‼️⛔️🚨 Wariyaha talo ayaan ku siinayaa fadlan ka’hadal dhibaatada Gedo iyo Baydhabo iyo Hiiraan ay Ciidanka Ethiopianka 🇪🇹 ay ku hayaan iyo biyaha laga xidhay wabiyadii oo markay dagaalamaan lagusoo fatahiyo oo waliba ay wada shaqaystaan Arsenal markay iska bixiyaan Ethiopianka Arsenal ayaa dadka gowracda oo shicibka disha si aynan ciidanka Ethiopianka aynan isaga eryin walahi wll shicibka ayaa loogu cabsi galiyaa si ay ciidanka Ethiopia 🇪🇹 u’joogaan ayna deegaamada khayraadka buuxa laga’qixiyo Arsenal ayaa loo adeegsadaa oo is garabsanaya Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 iyo Ciidanka Ballodoogle jooga walahi wll ciidan ayaannu nahay oo waan aragnaa Dowladda Somaliya iyo Maamuladana ciidanka amar waxay ku’bixiyeen inaan Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 laga hor istaagin waxwalba ay damacsan’yihiin oo waxay ka’wadaan deeganadaas inay dhulka qodaan oo dhuumo waa’wayn la’galinayo loomana ogola in Somali ay meelahaas joogaan dadkii xoolo dhaqatadana diyarado ayaa lagu duqeeyaa walahi waxaan ka’hol’gala Kenya 🇰🇪 Ethiopia 🇪🇹 iyo Ciidanka Nato uu maraykanaka ugu horeeyo walahi sxb indhaha fura shicibkiina deegaanadooda waxaa lagu badalayaa Ethiopian badan oo ciyaalkooda wataan oo deegaano looga dhigayo walahi wll 😢😢😢🚨🚨‼️⛔️🚨🚨🚨🚨🚨🚨
@HassanHassan-pf9ic13 сағат бұрын
Mucaarad qooqan beenaale ah
@SarahWarsama-o8u14 сағат бұрын
WARSAME MEDIA WUXUU SOO DHIGAY SAWIRO JORNALIST CAALAMKA KA YIMID OO HOGAGII DACASH KU DHUUMANAYEEN SOO DAAWANAYA OO SAXIRO KA QAADAAYA❤. WAA GOOD NEWS IN WERIYAASHA CA1LAMKU ARKAAN DAGAALKA PUNTLAND KU JIRTO IYO GUULAHA AY KA GAAŔEEN DACASH
@MohamudHirsi-b5s14 сағат бұрын
War ninkan iyo weriyuhu maxay xasan ku amaanayan oo uu ku qaatey abaal marin caalami ah cajiib ?
@jamahussein686014 сағат бұрын
😂xaabsade xurmadii dalka iyo dadkaba wuu dumiyey, ciidan ma jiro , amaan ma jiro , midnimo ma jiro , ninbaa laaqlaaqaya , waa x. Dhunke, geerida somalia , tacsi male,😅.
@Saydika10114 сағат бұрын
KUWAN CAYAAR CAYAAR AYAY WADAAN XASAN WAA TUUG KHAAIN WADAN AH MADAXWEYNE KA XUN MA SOO MARIN SOMALIA
@JamaMuhiyadin14 сағат бұрын
Xasan dalkii oo dhan wuu boobay bal eeg lacagta frozen ka lagaliyay ee 260 milyan ah doorasho kaligiis as ah ayuu rabaa dalkaan alla mooyee cidna uma maqna
@mohamedolad978915 сағат бұрын
Kkkkkkkk xoolahaan aan doorano
@aliibrahimadan474815 сағат бұрын
Manshaalah dahir jesoow waa sida aad sheegtey waa in lala tashtaa oo wax laga ogeysiiyaa oon looga tashan meel kale dhib baa ka imaanaya arintaas hadalkaas oo uu jeediyay madaxa macawiisleydana wax ha ka bedelo oo rali gelin ha ka bixiyo haduu la dagaalamaayo shabaab shacabka shabaab ma ahan wax badana wey haleyneysaa kicin shacabna wey noqo neysaa cali jeytoow soo hadal warkaasna bedel sida ugu dhaqsiyaha badan waa war aad iyo aad looga xumaadey dowladana feeskii labaad ha ku dhawaaqdo siada ugu dhasiga badan
Mooryaan Alshabaab, hatemongers all are into one and based in Muuqdisho
@januarySl202416 сағат бұрын
Somaalia waxa lagu nacay gacanta midig ayay Caalamka oo dhan ku dawersanaysaa, waa bixiso eh, gacanta bidix na kii ay dawersatey ayay ku colaadinaysaa Ku caayaysaa, ku shirqool ayaa oo ku qarxinaysaa !!!