Sadex waligaa haysku dayin?
1:50
2 жыл бұрын
Bangladesh xaqiiqooyin ku saabsan
2:35
Garyaqaankeedu waa kuma?!
6:32
4 жыл бұрын
Пікірлер
@QaliifNuuraxmed
@QaliifNuuraxmed Ай бұрын
Lasoc
@Fatima293kp
@Fatima293kp Ай бұрын
Scw❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
26 /6 /1 /7 /1960 mandeq marki ay folataye matanaha dhashay hargeisa iyo muqdisho marki ay murugta deysay pray for somalia free somalia
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 5 ай бұрын
Soomaalidu waa dadka aan taariikhda waxba ku qaadan Calaacal ayuunbay ku danbeeyaan Maanta ayay taagan tahay kuwaas dantooda oo keliya u ordaayey Wakhtigaas ilaa hadda waa nimankaas ayaa soomaali baabiyey Dad aan hamiga umadda Soomaaliyeed xanbaar sanayn ayaa soomaali hogaanka u haya ilaa hadda meelay joogtoba Allow kuu naxariisto timacade Gabayadiisu denbi kuma jiro waxay ahaayeen wax umadda Soomaaliyeed dhamaan wax lagu tusayo ilaa qabyaalad iyo qabiil iyo madax xun Midigtaadu waxay xoogsataa ka roon maydha dhaan kale Umaddiba mar uun bay heshaa macalinkeedii Beedkaa ayaa cadaynay in aan soomaali ilaa hadda helin hogaamiye ruuxiya oo dhiiqada ka saara allow nagu irsaaq hogaamiye xanbaarsan hamiga umadiisa
@CaliIsmail-t8f
@CaliIsmail-t8f 9 ай бұрын
Maasha allh midig taadu waxay xoogsataa ka Roon maydhanaan kale umadiba maruun Bay heshaa macalinkeedi. Waa xigmad cajiib ah allaah haw naxariisto abdilahi suldaan timacade 20 24 kii oo 3 habeen ka dhay ayaan dhagaysanaya
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa gabay qiimo badan alle yarxama
@mohamedabdirahman1969
@mohamedabdirahman1969 Жыл бұрын
@abdiweli1258
@abdiweli1258 Жыл бұрын
Soobadi
@dabaraaniahmed890
@dabaraaniahmed890 Жыл бұрын
naxariistii jano allaha siiyo waxuu aha muslim soomaali halgamaa geesi dhab ah
@qadarcumar5107
@qadarcumar5107 Жыл бұрын
Mmmmmmmmmm
@cabdiqasirbatar5848
@cabdiqasirbatar5848 2 жыл бұрын
Allah hanaxariisto abwuaan tima cade
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 жыл бұрын
waaba waali ugaas nuur rooble iyo raage ugaas ayaa isku dhex yaacay
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
Hhhhhh iidoor baa yaabay 😂
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
M.A Alle ha kuu naxariisto abwaan indheer garada qalbiga wangsanaa Alle ha kuu naxariisto waa bil ramadaane soomaali goormay toosaysaa😭😭😭😭
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Raage waa reer cabdille waa nin ina ugaas xirsi ugaas Khalaf maalin guur
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Raage ugaas malahayga goybiirsan ma ahan halkaa waad khaladeen sawkan leh nin abkii Ogaadeen yahoo aarsan ban ahay gabaysisu
@ahmedssolutionaccount844
@ahmedssolutionaccount844 2 жыл бұрын
Ilahay awoodihiisu cajiibsana
@ahmedssolutionaccount844
@ahmedssolutionaccount844 2 жыл бұрын
Fariidbadte soo badi masha allah
@Maxamedamiin4
@Maxamedamiin4 2 жыл бұрын
Waa aduunyo maanta maalin aan ahayn ayay arki Subxaanallah
@Amineta860
@Amineta860 2 жыл бұрын
mansha allah🥰
@triplem9916
@triplem9916 2 жыл бұрын
m.a xog wax ku ool ah horay u soco pro
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
Wadaadka gabyaaga haduu ogaan lahaa siyaad bare wuxuu sameeyey gaadaashiis iyo duulaankuu isaaq ugeestey wuu ka towba keeni lahaa lnk kuma soogaarin. Waxaana gabaygaa ka keenay qalbi wanaagiisa. illaahey ha udambi dhaafo hana unaxariisto qabriga Allaha uwaasiciyo hana unuuriyo aamiin. Sheekh suldaan timacade.
@jamajacafe
@jamajacafe Жыл бұрын
Allaha u Naxaristo Marxuun Timacadde, waa run oo qofku wuxuu arkaa waxa soo socda isaga oo ka dab qaadanaya waxa jooga markaas. Indheer garad muslim ah oo soomali dhaba buu ahaa. wuxuu nagu sheegay wali way naga muuqataa maanta. Tusaaleyaal wali jira oo loo baahan yahay in laga digtoonaado buu noo sheegay. Allow Janaddii sii. Aamin.
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
Allaah ha udambidhaafo qabrigana ha waasiciyo aamiin
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
ilaahey ha udambi dhaafo qabriga ha u waasiciyo aamiin
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
ilaahey qabriga ha nuuriyo dambidhaaf iyo naxariis rabbi hasiiyo aamiin.
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Adeer marxuumku duco ayuu ubaahan yahay ee ee wixii uu tiriyey looma baahan yahay waayo dembi weeye in laga dabageeyo wuxuu tiriyey markii uu noolaa
@kadardirie7665
@kadardirie7665 Жыл бұрын
Tani dambi maaha ee waa guubaabo uu umadiisa wax noqda uu Ku leeyahay.
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaankeni somalinimada ayuu aad u jeclaa alle godka ha nuuro halyay geenii
@itcomputertechnologyonline4092
@itcomputertechnologyonline4092 3 жыл бұрын
Salmaan Xaydaar al cabaadi
@safiyaxuseen6898
@safiyaxuseen6898 3 жыл бұрын
noo wad sheekada
@suldaanbulxan.baylle7334
@suldaanbulxan.baylle7334 3 жыл бұрын
Halyey naga bay ayuu ahaa Umadda Somaliyeed
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 жыл бұрын
Nimankii mabda,a reer galbeed nagu madiideeyay walee xigmad iyo aragti foh wuu lahaa abwaanku alle ha u na xariisto timcade
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 3 жыл бұрын
Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro Quranka kariimka ah iyo Culuumta Diinta . Kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 3 жыл бұрын
Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro Quranka kariimka ah iyo Culuumta Diinta . Kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 3 жыл бұрын
Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro Quranka kariimka ah iyo Culuumta Diinta . Kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
@saynabmaxamuud4346
@saynabmaxamuud4346 3 жыл бұрын
Sidee loo cunaa hilibka faraska
@saynabmaxamuud4346
@saynabmaxamuud4346 3 жыл бұрын
Miyaa la cuni karaa hilibka fardaha maxaa sababa in la cuno hilibkiisa
@hodanyuusuf2728
@hodanyuusuf2728 3 жыл бұрын
Masha allah
@buuhjanogaleofficials6496
@buuhjanogaleofficials6496 4 жыл бұрын
Really
@DEKOWSTUDIO
@DEKOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Subscribe igu taageer
@DEKOWSTUDIO
@DEKOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Wan ku saare walaal macan
@DEKOWSTUDIO
@DEKOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Am from kzbin.info.
@xusuusinmedia9024
@xusuusinmedia9024 4 жыл бұрын
labada is jecel ha laysku guuriyo
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/l5O9p6hnmJuVbdE
@mohamedcaska5587
@mohamedcaska5587 4 жыл бұрын
Bandhigee go forwed
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
Thnks bro
@TheGwapings
@TheGwapings 4 жыл бұрын
Nice
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
Thnks
@TheGwapings
@TheGwapings 4 жыл бұрын
Watching
@mohamedcaska5587
@mohamedcaska5587 4 жыл бұрын
Khiyaano. Aad u wayn waaye
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
Thnks zhb
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Waadku mahadsantahy bro nooso badi inshllh
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Waa tarikh aad uwayn jzaakallh sxb
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
maxaad zhb naga codsan lahayd inan mawduuc ka soo diyaarino
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Dhacdooyin taariikhi ah.
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Sdookle barnaamijyo halkudhigyo ah
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Mhadsanid sxb
@Suusac
@Suusac 4 жыл бұрын
Mnshallh waan ka faaidnay sxb guul wcn
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo zhb