WACYI GALINTA SAXAFADA WAXA LOO ISTICMALA DHINAC KASTA EE NOLOSHA BULSHADA, CAFIMAADKA,NABADA, WAX SOOSAARKA, EY KA MID YIHIN KALUUNKA,XOOLAHA IYO BEERAHA DHALINTA PUNTLAND SHAQA ABUUR LOOGU SAMEEYO, TUSAALE DHALINTA HALKAN FADHIDA WAXEY WADA QABAN GLASSKA INDHAHA.WAAYO WAXEY CUNIN CUNOOYINKA VITAMINKA AH EE DHELITIRAN EE JIRKA IYO INDHAHABA DIFAACA.
@suldaansiciid8802Ай бұрын
Rayigeyga ragga meesha fadhiyaa. Waxaa ay isugu jiraan mid philosophy kuwana waa aqoon yahanow aqoon yahanku wuxuu ka hadlaa wixii la baray oo kali ah ayuu ku eg yahay balse filosofigu wuxuu fakaraa oo dhacdooyin xaqiiq ah ayuu ku dhex fakaraa oo uu arkay
@hashihamza375Ай бұрын
Waxaan u baahanahay in la iga jaahil bixiyo Sidey ku dhici kartaa in puntuland Aysan u qaadan amarka dowlada dhaxe (federaalka aduunka ka jiro miyaa sidaa uyaal bal fiiriya federaalka itobiya )
@shantagees9425Ай бұрын
Dawlada federalka maxaa loogu hogaansamaa hadii aysan ogolayn dhamaystirka dastuurkii loogu hogaansami lahaa. Puntland dowada federalku waxay ahayn fikrad iyo talo ay iyadu wax ka dhistey laakiin aan dhamaystirnanyn, taas waxa sii dheer dowlada federalku uma nugla in xataa hadii la is fahmi la'yahay albaabka loo furo fursad kasta oo lagu sixi karo wixii khaldan oo waa taa Xassan Sheikh uu albaabka ka xirtay xitaa dadkii xamar la joogay ee talo iyo tusaali uu la wadagi lahaa.
@Keenadiid.Ай бұрын
Walaal amar ma jiro meeshu dugsi quraan maaha, wada shaqayn baa ka dhaxaysa heerark dawladeed sida: dawladaha hoose, dawlad goboleedyada & dawladda dhexe. Awoodo dastuuri ah ayeey mid walbaa leedahay. Awoowdaha dawladda dhexena waa kuwa kooban oo ilaa afar ah. Afartaana hadda ma wada awooddo In ay sugto xataa waayo dawladda ee Somalia waa macnawi. Tusaale: gudahaan xuduudaha dalka ma sugi karto bal e iyadaa la wareediyeeyaa from madaarka iyo aqalka Baarlamaanka. Waa mahadsantahay.
@hashihamza375Ай бұрын
Quraanka miyaa ku dhibaa
@shantagees9425Ай бұрын
wax walba meel loogu talo galay bay leeyihiin, somaligu dhaqan waxay ka dhigteen in kulan kasta quraan lagu furo, aniga taas ilama qumana.
@shantagees9425Ай бұрын
@ 1:48:05. Ninkaas Ethiopia miyuu qareen u yahay? Waa fahmey in darisnimo la dhawro Ethiopia iyadaa ku gaardiday daris wanaagoo
@shantagees9425Ай бұрын
Why are there foreigners here, who are they spying for? They don’t even have a translator.
@Keenadiid.Ай бұрын
Seriously hhh, war cidna ku jaajuusi maysee edebso. Garoowe waa meel nabdoon, shisheeyuhu waxay u joogaan 1. In ay cilmi baadhis soo bandhigaan 2. Qayb kale waxa ay maalgaliyaan mashaariicda even kulankan doodaha shirarka wada-tashi.
@shantagees9425Ай бұрын
Somalidu xagee ka keentay dhaqanka ah in wax walba quraanka iyo xadiith lagu furo, mararka qaarkood waxa haboon in madasha si caadi ah loo furo. 😂
@Drs-saamiyachannel5lt58Ай бұрын
Masha Allah ❤
@cabdicaydiid33202 ай бұрын
Maasha allah Majeer waa gab runtii bal siday u soo dhaweeyeen dadka soomaaliyeed ee ka soo qaxay koonfur.
@abdilahiabdiyusuf76583 ай бұрын
dadka indhaha lama qaban karo ingiriisku markuu tagayey ee calanka la saarayey waan taagnaa khiyaamo ingiriisku muu sameyn waxu arkayey khiyaamada syl sidaa ayay arkayeen
@abdiosmaan80593 ай бұрын
Kilibkaan 10 jeer waan fiirsaday kamana xiiso dhaco runtii waxaa ii muuqa wanaag iyo soomaalinimo loo sameeyey dadkii mudnaa in loo naxariisto waan ku farxay markaan arkay sida ay u faraxsan yihiin dadkaas soomaaliyeed iyo waxa loo qabtay ilaahay ha idinka abaal mariyo qof walboo ka shaqeeyey in dadkaasi ay deegaan rasmi ah noqdaan nasab baa tihiin reer putlaan taariikhdaana idin xusi doonta
@ashahassan88783 ай бұрын
War maxaad dadka dadka ugu yarayseen mashaa allaha xitaa lahjadii buntiland ku hadlayaan
@Eng_moy3 ай бұрын
😂😂 sheeko hindi
@cecc05693 ай бұрын
Masha.alah dad ka reer carmo wad isku tashateen halkaa ka wada
@cecc05693 ай бұрын
Masha.allah ilahay haka abaal mariyo reer bosaso say dad kan somaliyeed uso dhoweyen
@jamilajamila-h8v3 ай бұрын
Habara weyan baa tahaye beenta jooji oo ilaaliya ka cabaso
@jamayasin21553 ай бұрын
4 casho ee waqooyigu koonfur ka hor maray waxay ahayd koonfur u taga oo ku biira oo 1da July u diyaar garooba
@craxmanaadan14813 ай бұрын
Islaantu waxan ay ka hadlayso labadii dal ee midoobay ayay doonaysaa inaan la soo hadal qaadin waxan la yaabay dadkan qoftaan dhagaysanay
@bashirjama18353 ай бұрын
Asc. Dhulka puntlaan waa dhul soomaaliweeyn oo kama jirto Unukaa leh iyo Waar Dee nooga baxa Hargeeysa.Puntlaan waa meel u wada dhaxaysa soomaali oo dhan. XATTAA soomaalida u soo qaxday puntlaan qaar baaba ka mida maamulka puntlaan. Puntland says welcome all somali people to puntland state of somalia.
@SirajQolkadacwada3 ай бұрын
مشاءالله تبارك الله
@kariyesoomaaliye96424 ай бұрын
Habar habar loowaayey waa habaar xog ogaal
@m.13mediaproduction4 ай бұрын
Inkastoo dadaaliyo waqti doori kaga lumo dameer gaadhi waa faras waxay is leedsy adna oo kale is ka dhiga beenalay weeye majeerteen ah
WAA WAX LAGU FARXO IN LA SIIYO DADKA GURYO EEY KU NOOLAADAAN BOSASO GAROWE AND GALKACYO. SOO DHAWAADA. NO MORE XAMAR KUMA NOQONEEYNO. ALLOOW HANAGU. CELIN. .........
@SaidAhmed-c8p7 ай бұрын
Meesha geedo ku beera oo ka dhiga xaafad magaalada Bossaso ka mid. Goog lucky
@SaidAhmed-c8p7 ай бұрын
Waa dad Somaliyeed oo dalkoodii jooga, feel home. I am from Puntland I am happy to see this. Caruurta wax bara, dal dad baa dhisa. Vivo Somali people.
@saynabdaye73827 ай бұрын
Puntland ilahay ha idin barakeeyo umadaan meeshaan dhibaa keenay dhulkana ilaahay ayaa leh soo dhaweeya dadka ilaahay ayaa iska leh
@durraanhassaan1377 Жыл бұрын
let us elect PDRC leadership through votes as well. ali farah, has been the chairman of that ORG probably since its creation.
Masha Allah, I am so proud of my region Puntland, very kind-hearted people this made me tear up wlhi, we are all Somalis, we are all Muslims.💙🤍💚
@MaHir30502 жыл бұрын
Ilahy khayr hka siyo inti kqeyb qdatay wlhi wa wx lgu farxo wnaga wlala konfured e campska brakaca ku jogay Mel wlba adjogtan wn idin jcelnahy nolol wcan bn idin rjeen ❣🇸🇴
@gobeyluul11222 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah reer puntaland waa dad gob ah sharaf iyo cizi ku noolaadaa waan idiinku ogaa dhaqanka wanaagsan waligiin waad garab istaagi jirteen dadka walaalihiin muslimiinta ah idinkana cadowgiina Allah idiinka qabto Allahuma Aameen
@cabdullaahiismaaciil57083 жыл бұрын
Nabad baa naas la nuugo leh
@geelleguure88083 жыл бұрын
Reer Boosaaso khayr Allaha idin siiyo. Soomaalidii idiin soo qaxday waad u naxariisatee, nolol ayaad siiseen, guryo ayaad siiseen. Taariikhda baal dahab ahaa ayaad ka galeysaan. Ilbaxnimo fog ayaa la idinku sheegi jiray waa idinka muuqataa. Soomaali idinka ayaa hogaamin doona insha Allaha.
@aha73663 жыл бұрын
This is very different in real life these people are lying
@onlyme5622 жыл бұрын
dheh masha allah, yahuu daadee uuf
@abdowali4633 жыл бұрын
Masha Allah walaahay waan ku farxay sida ay ugu qanacsan yihiin nolasha cusub ee u bilaabatay. Walaalayaal Puntland waa dhulkiinii 30sano ayaad joogtaan 100sano oo danbe hadaad sii joogtaan cid wax idiin dhimaysa ma jirto. Walee kala nasiib badan barakacayaasha Somaliland ku nool ee dilka, barakicinta iyo tarxiilka lagu hayo iyo kuwa Puntland jooga ee nolasha degan ku jira. Reer Puntland wa gob gob dhashay waa sababta Illahay nabadgalyada u siiyay cidna ma dulmaan. Guulaysta.
Dadkaan waa dadkii soomaaliya lahaa ee looguyimid marka cid kaxigta Boosaaso majirto. Halagu caawiyo jidad iyo dhir labeero hana laga guursado gabdhahooda hana looguuriyo gabdhaha reer boosaasoodka ah insha alaah.
Wow! You can see the happiness and pride in their face to be homeowners and have something for themselves. Having somewhere to belong gives someone human dignity. Alhamdulillah, welcome to Puntland. YOU are one of us.
@LiibanMaxamed-sj9dq3 жыл бұрын
Mansha alaah bosaso magaalo nabad iyo barwaaqo
@rahimamohamad80423 жыл бұрын
Hadee haloo dhireeyo meeshaan saxaraha ah in ey dhir beertaan bara Dadka
@AbdinurMSalad Жыл бұрын
Dhulka dhirta lahaa baa laga soo cararay halkaan baa layimid macalushii wa akahartay
@rahimamohamad80423 жыл бұрын
Mansha allah ilmahas hadi ad jahliga kasartid wa sharaf iyo deeganka la dajiyay dadkan wa great
@xoriyoibrahim16963 жыл бұрын
Dhirbeera mashaa alaah waa idiindhantahay
@AbdinurMSalad Жыл бұрын
Kuwa koonfur ku nool oo dhir leh iyo kuwaa sisku fiiri qofkee faraxsan qofkee diif ka muuqataa qofkee dhiban
@abdihakimhusen97843 жыл бұрын
Ka badan ayey xaq uleyihiin wllheen weeye wana dad somali ah allah ha garab galo amiin allena mid ha inaga dhigo amiin kuligeen
@mahadljama45783 жыл бұрын
Haye ma la is guursan doona reer tolkay
@foox40803 жыл бұрын
Diyaar weeye
@comeon47963 жыл бұрын
Very guilt complex. We should send back to South somalia or Mozambique. In future they will bring trouble for us . They change our traditions to corruption and violence .
@ahmedjama21163 жыл бұрын
@@comeon4796 wtf you talk bout...... adi bossaso kaleh dadku waa Somali dhulkuna waa Somali
@saxardidgujre6613 жыл бұрын
@@ahmedjama2116 wa Cayayaan lagu soo daayay social mediaha si somali isugu dagaasho social mediaha dhexdiisa
@fadumomusse21323 жыл бұрын
@@saxardidgujre661 runtaa walalhi
@beproud54473 жыл бұрын
NOT pirates... they were volunteer Somali cost gourd, period.