Anigoo dhalinyari ah oo sheekadu igu cusub tahay1986 ayaan kula kulmay w/ arimaha dibadda muqdisho.waxay iga dareentay inaan hungureeyey way ila talisay. Waxay igu tidhi inan yar baad tahaye wax baro.markaana qof weyn bay ahayd ilaa 40 jir bay ahayd
@HassanFarrey22 күн бұрын
Waaba aroosahaa ayan dhegeysan jirey
@M.diinaar_boy23 күн бұрын
Allehe allow hees iyo badh matahy.❤
@Abdirahmankoronto123 күн бұрын
Faysal Sheikh trademark song. Big fan of that young man and his adventures throughout Africa. Never missed an episode.
@MrRooble.17 күн бұрын
Exactly we are same from evenures of Mr feysal legend 😮❤
@craxmankeyse102714 күн бұрын
Wlhy isagaan ka soo qatay añba
@BurhaanAbdulaahi25 күн бұрын
Aduun wakaa waayo waayo
@armaanhajji854025 күн бұрын
Heeskan meeqo qof ba Faisal kaso aragtay. Kadib na iyada oo dhameystiran so doontay. Waa nii salamay😂😂❤❤
@craxmankeyse102714 күн бұрын
Aniga wlhy hada markii ay si naxariisle wada shiteen ay ku socdeen wadada cusub
@AxmedShacayb-f5qАй бұрын
Ax yaaa hees my name is sharmaake from burco taariikhdu waa 27 12 2024 maalin sabtiya ❤ Allahayoow nagaadhsii 2050 si aan usoo xasuusto Qoraalkaa yaa Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Erayadii Abwaan Axmed Ducaale Xiiray AHUN Laxankii iyo Luuqdii AHUN Daa'uud Ali Masxaf iyo Maandeeq.
@hassannagad245210 ай бұрын
1:33
@zakariyebarre233110 ай бұрын
Wow heestan waxan ku xassuustaa waayo waayo aduunyo xalkaa ba.a
@SareyFarah Жыл бұрын
Adduunyooy xaalkaa ba'🤦 Heestaan xusuus aad uweyn bey igu reebtay wllhi😕🤦 What were legends this two legends❤DAA'UUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ❤ I'm listening this❤ 27/01/2024❤Saturday❤10:55 Pm❤
@SharmaakeAhmedWaayeel Жыл бұрын
Waa malin axada tariikhdu waa 15 10 2023 waa goor gallabnimo ah goobtuu waa jigjiga waxan dhex jooga qolka An Ka Daganahay magallada jigjiga waxan Ahay arday dhigta jamacada wadanka waxan rajaynaya wiiga soo soocda in aan qaato final examki jamacada insha allah isku soo noqod danbe azxaabeey❤
@maxamedcarabjaamacofficial8781 Жыл бұрын
Jigjiga ayaan ku dhagaysanayaa luuqdii maandeeq caawa waa habeen saq-bar sayax ah heestaan waxaan ka bartay saaxiibkay Cabdifitaax Qorane oo dhawr jeer agtayda ku dhagaystay . Here , in the world is the inn of optimistics.