Пікірлер
@libanhagi4968
@libanhagi4968 14 минут бұрын
Dashiishe waa ree gob ah oo wali gooda dhoofi jiray todobaatameeyadii ilaa sideetameeyadii waa dadka uga badnaa oo qaliijka ku arki jiray Dubai qatar Kuwait oman sacuudiga waxayna lahaayeen warshada barafuunka ee muqdisho ilaa qaxii
@deeqajama6313
@deeqajama6313 3 сағат бұрын
Walaahi waa beentiis tuugaan qabiiliga ah
@deeqajama6313
@deeqajama6313 3 сағат бұрын
Tuugaan dagaal kii ehelka ahaa qori buu watay daarood hala laayuu lahaa xafada juungal
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
War Waxaas Waa been habrahaa Waxaas ku sheekaynaya
@marianhassan9515
@marianhassan9515 Күн бұрын
Ataqi Allah wajiisow Walla hi wax ka racahaya koon kaan majiiro ee qabyaalad iskada waliba beenta wa la nacallada
@suheybmohamedsaeed8043
@suheybmohamedsaeed8043 Күн бұрын
Mareexaan sade🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 Күн бұрын
Beenloow ilaahay ka furtay sheekhna waa sheeganayaa…
@mudiali719
@mudiali719 Күн бұрын
Hawiye haduu og yahay said bare dagaal lama galeen 1991kii
@Waloos
@Waloos Күн бұрын
Sheekh Aadan Sheekh Cabdulaahi soo ma' ahayn kii culamada iyo maxamed siyaad isku diray, culamada waxaa lagu eedaynaayey inaysan fasirin Suuratu nisaa, sharciga xeerka qoyska dartiis, laakiin Asagu wuuka boodi jiray markuu tafsiirka ayaadaha quraanka aqrinaayo maalin walba barnaamij laga soo dayn jiray Raadyo Muqdisho galabtii 10 saac. Marka maxamed siyaad wuxuu is yiri kanba wuu kaayeelay waxaa tiriye ee culamadaan kale maxay u yeeli waayeen, markaasuu wuxuu ugu yeeri jiray ayaga " wadaad xumeyaal".
@zahraabdul9879
@zahraabdul9879 Күн бұрын
Sheekhow waraysiga cayaarta kadaa
@Waloos
@Waloos Күн бұрын
Horta shiikha waxna run uu ka sheegay waxaa kama sheegin. wax la yiraah muslin iyo mareexaan ma jirin, mareexaan 3 beri dagaalka markii uu socday badi xamar ma joogin, way cararteen, laakiin dagaalka markuu bilaabanaayey ujeedadu waxay ahayd in maxamed siyaad bare xukunka laga tuuro oo jabhada oo dhan ay dagaalka galaan, USC, SSDF(majeerteen), SPM,(absame) 3daas, laakiin dagaalka markuu socday 10 maalmood, waxaa go'doon ku galay garoonka stadium Muqdisho, Moorgen oo maxamed siyaad u dagaalamaayey, kadibna Afka furtay qayladhaan" waryaa daarood aheeeeeee" markaasaa majeerteenkii oo dhan dagaalkii ay maxamed siyaad kula jireen, ka soo baxeen say Moorgan u soo badbadiyaan, ka dibna qaarkii haray waxaay bilaabeen in ay ciidanka Usc oo aaga ka horeeyey ku jiray gadaal ka dilaan, marka waa markaas daarood iyo hawiye dagaalkii isu badalay, oo SPM oo weli soogalin xamar oo dhanka baydhabo ka soo socota ay ka hor tageen USC iyo SSDF eryanaysa, dagaalkii markuu xamar ka dhamaadayna wixii xamar ku haray magangalyo la siiyey xataa wixii dagaalka lagu soo qabtay, anigu waxaan xerada Caydiid ku arkay abwaankii maxamed xirsi yam yam si nabad ah ku jooga.
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
Somalia 🇸🇴 😊 got nuclear weapons 😊
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
1998 after India 🇮🇳 nuclear weapons first in africa xawaadle
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
First in africa with nuclear weapons ❤ Yabar madaxWayne from yaaqshid
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
First in africa from yaaqshid yabar madaxWayne xawaadle ❤
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
You became 6 nation dont use nuclear weapons 😊You became 6 nation dont use nuclear weapons 😊
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Dadkan weriye isku sheega shaqadooda waa iney qof walbo oo Somali ceebeeyaan
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
Ask him leekeses or xawaadle 😅 same family most were yabar madaxWayne. Cali madaxWayne. Agoon abdulle.ahmed wayne.reer uguus.abdirahman.Alagumar.Samatalis.xaxan mahmed
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
30 later habar grid scared of of leekeses xawaadle family ❤
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 Күн бұрын
Hubkii lagu riday diwladii kacaanka waxaa gadi jiray saraakiiisha MR, DRD u horeeyay ee xamar ka cararrey waxaay ahaayeen MR, majirin dagaal lagu hishiiyay in MR la’beegsado ee waxaa jiray xasuuq DRD,
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
Doorad leekeses ❤ xawaadle yabar madaxWayne. Cali madaxWayne. Agoon .Ibrahim ciisise.cabdle.ahmed wayne.reer uguus..abdirahman wayne
@AbdiWarsame-m2p
@AbdiWarsame-m2p Күн бұрын
Leekeses ❤xawaadle yabar madaxWayne. Cali madaxWayne. Ibrahim cisses.agoon cabdle. Cabdle.reer uguus .abdirahman madaxWayne. Ahmed madaxWayne. Uggruame.shish hagar
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Cali wajiisow kuwa daarood e meel kula jooga ayaa ah kuwo guna saa waad nooshahay oo hadlaysaa
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Xasan qabuur daarood han buu leeyahay waxa som haysta eega dunidii baa yaabtay kii shalay nigisyada uhuru ugaynayey miss rooble kan cidkasta u sujuudayee weliba dhunkanayee erdagaan yaabanyahay sow haawey maaha uf ufuf daarood gobweeyaan
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Odaygan tuuga ah ee ussc 1991 isaga xasan qabuur baa maatadii aan waxba galabsan xamar ku laayey balse waa gune waxay indhuhu soo baxeen markay kismanyo iyo gedo iyo gaalkacyo aadeen ee sida jiirka loo qaqabtay dad aadaya dadkii dameeraha ka dhigtay way caqli xumaayeen hadday 2labadu ku dhawaaqeen ussc 1991kii balse dayeerka xun isagaaba fule ahe axmed madoobe muxuu nin ku soo duulay dalkiisii ugu yimi u sii daynayaa iyagu islaan iyo caruur gurigooda jooga ayuu u fadwoonayey cali wajiis xasan qabuurna dilayey why haaweyda haaweydu dhashay xamarna magaala madaxda halaga qaado haaweyna hargahoodii hala saaro sanbalooshena ha la way diiyo eleyn aabe aan dhalin ninka sheegtaa waa sida xawaadlee xawaadle ma hawiyaad tahay irir caleen qufac belo waxaas oo dhan sheego sida haawey aabahood gargaarte u dafireen daarood ha midoobo haawey waa in lagumeeyaa
@hersimohammed4634
@hersimohammed4634 Күн бұрын
Wuxuu wadaad ka waydiinayaa wuxuusan aqoon ulahayn warkii suuqa ayuu meesha la soo fadhiistay
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise Күн бұрын
War naga daa beenta. Muslin iyo mareexaan ayeyjoogtay waa loo badalay daarood iyo hawiye
@jamaabdihassan268
@jamaabdihassan268 Күн бұрын
Run kama usan sheegin qof wax laga qoro mahan odaygan shahaado suurka ah
@haboonmohamed6494
@haboonmohamed6494 Күн бұрын
xagee ayuu ku maqnaa wadadka mise wax ayuu xaqirayaa way jirtey anigaa xamar ayaan joogey 88 kii banaan bixii malin jamaca ah marka malah wadanka muusan joogin
@abmoh9216
@abmoh9216 Күн бұрын
Sheekhu mudahadaadkii uu ka sheekeeyey meehee mid kale kama dhicin
@hodanc6255
@hodanc6255 Күн бұрын
Marexan mahayn darod bay ahayd anigu dadki xamer lahaystaha ku aha banka mid aha dadka kawanka ba lagayn jiray wixi meshas ka dhacay baniadam ma qiyasi karo
@JCM.2560
@JCM.2560 2 күн бұрын
Beenloow .
@IsakSheikh-Warsame
@IsakSheikh-Warsame 2 күн бұрын
Sheikh Cali wajiisow ilaahay kabaq mareexaan lamabeegsan run maahan sootii hal hayska soomaahaan moslim iyo mareexaan
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 күн бұрын
TAARIIKH DAA WAA GUMASTIHII TALYAANIGA EE QABIILADA KALE GABDHAHOODA QAALADA KU CA SUUMEEN NAREEXAANA. DIIDEY IN AY GABDH HOODA GAALO KU CASUUMAAN MAAHMAAHDANA WAXAA BIXIYEY TAYAANIGII GUMAYSTAHA AHAA. EE TAARIIKH DA MEEL AYDAAN AQOONIN. HA U LEEXINIBA. MEEL QALDAN OO SOO BAADHA..
@HodanHaaji-m8c
@HodanHaaji-m8c 2 күн бұрын
Ladheer baanan dagay form jidwaq bartite dhigayga qora❤❤❤❤
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 күн бұрын
cali wajiis iimaankii buu beeley siduu diinta been uga sheegayey asagoo qof madaxa lacag uga qaadanaya xas banu laahi war diinta beenta ka dhaaf
@jamesblack2577
@jamesblack2577 3 күн бұрын
Cunikaan ma wax loo soodhiibay ayoo inoo la imaanayaa, mardhaw waad maqli doontiin waxaan iyo wax ka daran
@GodsaveSomalia
@GodsaveSomalia 3 күн бұрын
Daarood Marti ku ahaa deegaamada Hawiye ayay Xasuuqeen, 30sano kadib weli wayku faanayaan.Cali Jiis kaana waa kuwii u fatwooday Cawaanta.
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 2 күн бұрын
Cuqdad kuheysa marti.wax maxukunto darood xilka idin hayey
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 2 күн бұрын
Aniga ayaa Mareexaan ah nin wax gartana ahaa xilligii Kacaanka. Erayga Muslim iyo Mareexaan wuxuu ahaa eray caan baxay oo aay isku yiraahdaan, labadii qof ee isku xanaaqda, sida in uu qofku yiraahdo. Wallaahi haddii aadan lacagteeyda isiin in uu xaalkeena noqonayaa Muslim iyo Mareexaan maanta!! Kkk Laakiin ma dhicin Mudaahaad la leeyahay Muslim iyo Mareexaan! Farmaajo was Mareexaan un baan ogahay! Jubaland guul. From Gedo
@hodanc6255
@hodanc6255 Күн бұрын
Magan wa tahay hadadan deganka qabil ahan uga so jedin
@cazzam6193
@cazzam6193 3 күн бұрын
Akhhh War ninkan jiqda ku haya dhaqan xumaa
@adancabaas8584
@adancabaas8584 3 күн бұрын
Anigaba hada ayaa iigu horayso.
@SaadoYoussouf
@SaadoYoussouf 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 waaaaa wan hahy
@jy-cr8pu
@jy-cr8pu 5 күн бұрын
Asharaf xussein shariif caydarus ismujiya
@jy-cr8pu
@jy-cr8pu 5 күн бұрын
Asharaf xussen shariif caydaruus❤💪
@fatxi2020-u3p
@fatxi2020-u3p 5 күн бұрын
Iam shekhal alxmdullh
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 күн бұрын
Kursi beec iyo doowlad kursi lagumaqabsado laga maxigsado
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 8 күн бұрын
Waa tariikh been ah😂😂😂😂😂
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 8 күн бұрын
حسبنا الله ونعم وكيل
@SSS78781
@SSS78781 8 күн бұрын
MOHAMED SIYAD BARE WAXU AHAA JAAHIL- JAAHIL DHALAY ...AQOON DIIN MA'LAHEYN..BURBURKA SOMALIA 🇸🇴 ASAGAAU SABAB AHAA..CULIMADII U SABAB LA'AANTA U LAAYEY SABABTOODA AYU MAANTA LOO CADAABAYAA...WAXU AHAA JAAHIL DIKTATOORI AH OO MADEX ADAG..BALSE WA KA SHALAAYEY CULIMADII U LAAYEY WAXANA DABINTAAS U DHIGAY RER GALBEEDKA ..WALEE NIN WALBA FICILKII U GEESTAY AYAA AAQIRO LOOGA JARAA ...ISKABA DAA CULIMO SI QALAD AH LOO DILO...
@SSS78781
@SSS78781 8 күн бұрын
😭😭😭DHIBKA IYO BURBURKA IYO SILACA IYO QARAXA IYO QAXA IYO QAXOOTINMADA MAANTA SOMALIDA HEYSATO WAXA USABAB AH CULIMADA SIDA SHARCI DARADA AH LAGU LAAYEY...WALAHI 🇸🇴 HALKAAS AYAA LAGA SOOGAARAY ..
@saalimshariif3964
@saalimshariif3964 9 күн бұрын
Koofiyadahaan laba laba doolar ayey noogaan hadii qofkii gashto la aaminaayo
@saalimshariif3964
@saalimshariif3964 9 күн бұрын
Laba dolar ayey joogaan
@user-xv8hm2eg5
@user-xv8hm2eg5 9 күн бұрын
Raxanwen waxa ku dhunta qashin kasta o somaliya sogala yuhuud bni nadiir ba ka buxa iyaga iyo shikhaal war isks nadifiya wasqda