Taariikhda Maxamed Cawaale Saalax
3:43
Hees Kulmiye U Kaca Kulmiye
5:48
5 ай бұрын
Dhaanto Bilaa music ah state boy
1:01
Xul Cabdinuur Alale shalow 2023
3:07
Heestii Ruun Abdinuur Alaale
3:12
Maxaad Ka taqaan Shimirka Galowga
2:08
Sheekadii Goosan Adhi
8:02
Жыл бұрын
Qiso Jacayl ah iyo Gabadh
2:27
Жыл бұрын
Qisada Nin Walaashi Kufsaday
1:50
Sheeko Yaab Leh Arayad Tuugo Ah
3:15
Dhoola Tuska Ciidanka Jabuuti
1:12
2 жыл бұрын
KHADRA DAAHIR IYO AXMED CALI CIGAL
7:28
dhaanto Gaafoote
5:02
2 жыл бұрын
xigmada Maanta
0:29
2 жыл бұрын
madaarka Boorame iyo bari samaad
9:01
Masar oo Dhoolatus samaysay
0:59
2 жыл бұрын
Gabadh Nin U ooyaysa Yaab😁😅
1:24
xasan Wado Cali sabiix
4:30
2 жыл бұрын
Hees Kooxda Gaashan
5:51
2 жыл бұрын
dhaanto cusub 2022 iyo anwar toti
1:26
Dhaanto Axmed Ilkacase
5:24
2 жыл бұрын
Пікірлер
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 6 күн бұрын
Axaya hees
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 7 күн бұрын
Erayadii iyo laxankii Abwaan Maxamuud cabdullahi (sin-gub) Iyo codkii Alfanaan Ahmed Mooge Labada marxuum baa ilaahay haw naxriisto. Aamiin
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c 12 күн бұрын
Allaha u naxriato
@naaleeyeone
@naaleeyeone 19 күн бұрын
nabaadeey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee necbiyaa abaaree doogi nugaaliyo naqa jecliyaayee narureey hadhkan ku nastee yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay nasiiboo waxaa jira niyadii buseeshiyo nacab baratamaayee anba nugubta weeyee nudiga iyo jiintii nadi igama goynine wada nuugto jacayl noqone yaa nuural cayn siduu nabarku igu yaahay
@HurreGaleyr
@HurreGaleyr 19 күн бұрын
Listened 1978 as kid in MUQDISHO. NOW UNUKAA LEH CITY.
@ShucaybTimo
@ShucaybTimo 21 күн бұрын
2014 ayan u qaday mid aan jecla oanan ilawin😢
@omarosm8551
@omarosm8551 24 күн бұрын
2015 Ayan dageysanjiray ❤❤
@MouminAbti
@MouminAbti 29 күн бұрын
Ilahay ha u naxaristu hanuniye tanka isaka nabaray
@FarxaanCabdicali-n3b
@FarxaanCabdicali-n3b Ай бұрын
Calicadisayi,majiro,cabdicalisayiqle,weekend,abwaanku,reerhargasawaydii,60,jiir,intimate,gaadha,was,cidigale,bahdaylo,alehaunaxariisto
@FarxaanCabdicali-n3b
@FarxaanCabdicali-n3b Ай бұрын
Kadabililiqada,reerkaliyasaayleka,ahaa,slain,candidates,calisaayaq,ayaalahaa,alehaunariisto
@FarxaanCabdicali-n3b
@FarxaanCabdicali-n3b Ай бұрын
Alahaunaxariistofanaanka,iyoabwaanka,cabdicalisaayaq
@FarxaanCabdicali-n3b
@FarxaanCabdicali-n3b Ай бұрын
Abwaancabdicalisaayaqleooreerhargaysaaa,same-day,dhoolda,ay
@abdullagull2943
@abdullagull2943 Ай бұрын
Xanfar is perfect, marki hore cabdi tahliil baan mooday.
@mukhtaarcumarnuur-o5k
@mukhtaarcumarnuur-o5k Ай бұрын
an
@MahadmaxamuudAxmed-t9m
@MahadmaxamuudAxmed-t9m Ай бұрын
Wa adune jilib io jamame wabiga jinkisa oo xora ma arki dona wa adune allow itusi🤲
@zackjunior8562
@zackjunior8562 Ай бұрын
Heestan waxan ku xasuusta 2007 xili aan canjalad ka dhagaysan jiray Tuulada aan joogay waliba habaryartay oo Gabar yar ahayd ahayd baa dhagaysan jirtay
@deigamohamed707
@deigamohamed707 Ай бұрын
❤❤
@ShadoorShadoor
@ShadoorShadoor Ай бұрын
Haxdu buuhoodle miyaa
@cabdifitaxcabdi5743
@cabdifitaxcabdi5743 2 ай бұрын
😢
@Aragchannel
@Aragchannel 2 ай бұрын
Farsamadu waa suxufi Cabdiraxmaan Rashiid Dalmar
@Ahmadissak
@Ahmadissak 2 ай бұрын
80’s-ki ban dhageysan jirey. Waayo waayo
@Aragchannel
@Aragchannel 2 ай бұрын
Sida neefta waylaa neecawda caashaqa Hawdan ka nuugaa
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 ай бұрын
Naxariis.waalo.wada.baahanye.lkn..saalax.qaasim.wuunoolyey.caafimad.ban.urajaynaya.heesahisa.lagama.xiisa.dhaco.Laxamayste.iyo.kamaneste.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
#MAHAMED#MOOGEAUN "Babaygii Jamaamiyo "Canbe Jilib Ku Yaalaay "Ubaxii Janaaliyo "Jawharad La Moodyeey "Jidhkaagaa Udgoonbaa "Isoo Jiidanaayee " Wadnahayga Jeexdee "Jeegaan Sideed Baad " Hay Odhan Hay Odhan " Jawaab Qudha Azmaay #HIBO NUURA Hamaskayga JiiLaal "Ruuxa Uu Jil Jilayee "Jilbiskiyo Abeesada "Jiridaha ULa Hoyda Ee "Oo Soo maray Jiidaal "Dheer Lama Moodo Jawhare "Jiiftada Hadoodilan "ka jidhidhicoodee "Janno galle hay celin #MAHAMED #MOOGE AUN "Geenyadii Jaraysani "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu Raaxada Ma mid JaahiL ka Ahbaa? #HIBO #NUURA "Calool Jilicsanaantaadu "Ma Hal Jeel Ku Raagaa "Sideen Jawharadaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa #MAHAMED #MOOGE AUN "Jeertaa Gadoodoo "Jidhifta iska Kicisoo "Ruuxii Hor Joogsada "Hawl Yari Ku Jiidhee "Sida Jiir Dhalaan Helay "Ha Jirabin Naftaydeee "Waxaan Kaaga Jeedaa "Jinow inaan wadaagnee "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa #HIBO NUURA "Jilibkaan Afaystaba "Goortii Uu Jilow Gabay "Ee Jamatay Laabtii "iLlin Goonyo Haw dhigin "Naftaan Xadhig Jebaanjiba "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee "Anoo Jidhiyo Laalays "Jilbahaa Kusoo Koray "Kuma Jixin Jixaayee #MOHAMED #MOOGE AUN "GEENYADII jaraysaay "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu RAAXADA "ma mid JAAHIL ka ahbaa? #HIBO NUURA "Callol Jilicsanaantaadu "Ma hal jeel ku raagaa "Sideen Johoradaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaa "Jamaal Qurux wanaageey "Jaleecadaan Ku Eegaa "Jacayl igu Abuurmoo "Kaa Jeesan Waayeee "Xageed iga jiraysayoo "Jihadee baad ku noolayd? "Jeexaygii midigeey "Jidka Laysma Taagee "Jinaweey Jinaweey "Jinaweey isoo Raac #HIBO NUURA "Inanyohow Jibaysabi "Dhabarsani Jacaylkii "Jir Jiroole Weeyoo "Jiho Maleh La Raacoye "Jirid midho ka beermiyo "Jirid midho ka beermiyo "GUUR waan u Joogaa "Hadayse Jiibtu Kaa tahay "Jimicsigii Magaalada "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!. Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.
@caaqilabdiraxman1183
@caaqilabdiraxman1183 2 ай бұрын
Rer jilib wa idin salamay
@IsseMader
@IsseMader 2 ай бұрын
KABAN MAXAW LACANAANRAT😂
@IsmaciilYaasiin-e8r
@IsmaciilYaasiin-e8r 2 ай бұрын
Xasan aadan Samatar nin culus
@NafisaYusuf-k6h
@NafisaYusuf-k6h 2 ай бұрын
2024 /7\27 😢
@abdisalamYare-nz4yu
@abdisalamYare-nz4yu 2 ай бұрын
😊😊😊
@HasanMaxamed-pl8ud
@HasanMaxamed-pl8ud 3 ай бұрын
Ok
@cumarxogbadane6064
@cumarxogbadane6064 3 ай бұрын
Sxb maaha Aamina cabdi laahi Waa caasha cige
@AbdallaZaney
@AbdallaZaney 3 ай бұрын
Hs🎉🎉🎉🎉🎉🎉the
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Allah unaxristo muuse ismail qalinle iyo xasan garayt
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, midhaha heeska "Qalbi Gudhan" waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Xusseen Mire (Huryo) oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysa ay Gaadhsiisey, laxanka qudhiisa aan ka dhicin waxaa sameeyay Axmed Cali Cigaal. Aun, Khadra Daahir Cige waxa ay heeskani ku luuqeysay Taariikhda 09/05/1981. Erayadii Abwaan MC Huryo AHN Laxanka Ahmed Cali Cigaal Luuqda Khadra Daahir Cigge AHN Kabanka Mohamud I Hudeidi AHN
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 3 ай бұрын
2010 ayaan ka dhagaysan jiray record Aabahay Lahaa Ilaahay ha u raxmado dambigiisana ha dhaafe. Xasuusn baan galay❤😢
@thehalit7179
@thehalit7179 3 ай бұрын
Cagaarwayne dii hawdeed miyaaa zhp mise tii wardheer iyo ciideed
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Xariir aan 9 sano waday ayaan hal habiin kusoo af jaray waana aniga sabateyda waxaan rajeynaa ina qaladkeeyga dib usaxo Waxaan rajeyna inaa nabad ku gaaro 2025 markaas asteysatay Hada waa 17/6/2024 I.a qofku wuxu ficanyahay marku is garto🙏
@Ibrahim-ox5du
@Ibrahim-ox5du 4 ай бұрын
Waxan dhegeysan jirey anoo 15 jir oo jooga meel baadiyo ah oo doog iyo aqaar leh waa xilli bar waaqo ah markaas baan gabar aan jacel u gaadey ❤ waa farxad deganaasho Allah u naxariisto Fanaanka.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 4 ай бұрын
Sida jowharadeeydaa ciyaar ugu jajabiyaa ❤❤
@TOGAWARARKA
@TOGAWARARKA 4 ай бұрын
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@KhadraDaahir-ki3qs
@KhadraDaahir-ki3qs 4 ай бұрын
Alle ha❤unaxarito❤maxamed❤mooge❤Liiban❤amiin❤amiin❤ Qoore❤Cabdilaahi ❤cali❤ciLmi❤ ❤ale haka❤abaLo❤amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadraDaahir-ki3qs
@KhadraDaahir-ki3qs 4 ай бұрын
Alle ha❤unaxarito❤maxamed❤mooge❤Liiban❤amiin❤amiin❤ Qoore❤Cabdilaahi ❤cali❤ciLmi❤ ❤ale haka❤abaLo❤amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurhubane
@nuurhubane 26 күн бұрын
Ahmed weeye maaha mohamed
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 4 ай бұрын
Kaladaran❤
@khaderahmet5618
@khaderahmet5618 4 ай бұрын
Waanadu ma deeqdoo dadkii way coloobeen dhe😢
@khadarmuhumed4118
@khadarmuhumed4118 4 ай бұрын
2024 hben khamis xasuuwacan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Donyaha Waxa wado dabeylaha xisabo dunyada Waxa dhaqo qofka daqsin geyo ada dowga garanaya ada dada heyn karo daweye shacabki ku doraye nabad gal Waxa dowlad wadi karo dad Waxa matali karo dal yaqan siyasi ah ay hobow hobeyo dadka rer jabuti nabad gala din kuwan wadagnay nabad gela dirka leyga berow nabad gala xaqiqdi dirka laga beray donbiro dir dhashay ismail jawarti ka faracmen darod ka somali wa walalo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Shimbir yahow Daruraha dabeylaha dhex maraya dd. inki ku uma orad kugu dow galay Ana inan nin dilan ahay daqaradi jacel qabo dah kama sarno dusheyda wa ka garata abidka ha iga didin ku dagali mayo kula dodi mayo waxba ku dirsanaya warqadan dabolan dusha Sawir ka kaga yal dawadi qalbiga deg deg iga garsi wanada ma deqdo dadki wey coloben dheh duco iyo quran bey wada dadi ku dalen dheh adu kugu Dan segay dumar kalena inan ki qalbigisa did yo cashaqina mu deyn dheh ado iminka dulo dadihiyo moye dawo kalena lo wa dheh adna doqon la cashaqay deqay ha noqono uso dabac dheh inan ki shimbir yahow dunida idil adiga u dulo meshi ad dontaba damashad ku mari karo dal fog anan gareyn deg deg adiga ku tagi kara adan dalin socodo weliga dakamine abidka ha iga didin ku dagali mayo kula dodi mayo waxba ku dirsanaya warqadan dabolan dusha Sawir ka kaga yal dawadi qalbiga haaah deg deg iga garsi wanada ma deqdo dadki wey coloben dheh duco iyo quran bey wada dadi ku dalen adu kugu Dan segay dumar kalena inan ki qalbigisa did yo dawo kalena lo wa dheh
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 4 ай бұрын
Warqadaan daboolanee Dusha sawirku kaga yaal Dawadii qalbiga aa aa Deg deg iiga gaadhsii 😭😭😭
@abdirahmanmohamed5576
@abdirahmanmohamed5576 4 ай бұрын
Musicga yaa tumay?