Xadhig ka jarka meheradda  Social Brand
5:05
Пікірлер
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 8 секунд бұрын
Wllhi ma arkin qisa iiga xanuunkulul
@Shuhuura
@Shuhuura 2 минут бұрын
Badda Soomaali ayaa leh xabashii iman maysoo ,Dabadhilif kaste oo taageera oo cadaan iyo madaw inuu dhulkiisa siiyo raba ogow Aduun iyo Aakhiro Libaani mayo.
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 4 минут бұрын
Asc mm tv mahad sanidin qisadan cajiibka ah qaybtii 3decaad ayaa lahabsan teen insha allah Wan rajenayaa inaa noso gelisan
@Xiriirosports
@Xiriirosports 5 минут бұрын
Wllhi intu Dulmigaa Socdo Somali Ka bixi mayso Dhibatada Kwrn Abahan asagoo gabdhiisa raadinaya ayuu 15sno ciqaab iyo silic ku jiray BAL SUURESO GABDHII UU DARTEEN U IMADAN HADA MA NOSHAHAY MISE ALLOW UMADENA UNAXARIISO ANAGA GACMAHEENA ISKU DILNAY 😢😢😢😢😢😢
@farahahmed8717
@farahahmed8717 5 минут бұрын
Wariye ku sheegso arrogant
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 7 минут бұрын
Garaw iyo caano geel adoo helaya ...
@mukhtarbaaz5574
@mukhtarbaaz5574 8 минут бұрын
Mashruuca uu hada wado fiiro gaara haloo yeesho somali caqiidada ayaa laga dumiyay.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 11 минут бұрын
Mlhaha wa in xisibigii udub la baabiyay imkana 2024 kulmiye baabayo Mise waa gaadhi isteerinki lagga haysto de Ciidi hayaaasana kloba xagay doonoto u kaxanyso
@foosiahmed4424
@foosiahmed4424 12 минут бұрын
Kuwii dulmiyay ilahay ayaa la xisaabtamay isna abaalkisa ilahay dambi dhaaf hawga dhigo
@fatmasheikhnuursaafi143saa6
@fatmasheikhnuursaafi143saa6 20 минут бұрын
Sorry Abe mcn aqiro ku raxeso oo ilahay janatul Fardowso kugu bisharee isha Alah 🤲🤲🤲
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 21 минут бұрын
Wariyaha tababar ayuu u baahan yahay, soo dhex gelinta su'aalaha mid si fiican u fahamsan ma'aha. Tusaale: 26:06 taleefoonka immisaa lagaa siiyay?
@Rakio618
@Rakio618 23 минут бұрын
Wariyaha waxan ka codsan lahaa xoga su’aalaha si naxaris leh o dagan ina uwaydiiso wuxuu mar shegayna aadan kuso celin wa aabe xanuun badan tabanaya plz dareen thank you
@abdifitahaamahmed5461
@abdifitahaamahmed5461 23 минут бұрын
Odayga hadalkiisa waa is khilaafayaa, waxuu yidhi 52.000 oo qof baa hal markab ku xirnaa lana cafiyay kkk hadana waxuu yidhi 15 sanno baa xidhnaa 15-kaasi sanno Caydaruus iyo Michael baa joogay isla markabka waana qeyrul macquul waa la badalaa askarta dhowrkii sanno-ba mar waxaan filayaa 5 sanno inuu xidhnaa kaliya.
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 24 минут бұрын
Insha allaah ilaahay banka magan geleynaa ETHIOPIA iyo cadowgayga ah cidkastoo somalilan neceb alle hajebiyo bi idmilaah
@user-ze3ku7kt9s
@user-ze3ku7kt9s 26 минут бұрын
Silly question have no answer wariye
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 30 минут бұрын
Ciilqabayaashii way ciyayaane 😅, Somaliland ❤
@user-ze3ku7kt9s
@user-ze3ku7kt9s 31 минут бұрын
Don't Say aboubaker say father aboubaker
@AbdirisakAbdikarim-jd3ob
@AbdirisakAbdikarim-jd3ob 31 минут бұрын
Waan ka xumahay Aabahaan waayeelka ah sidda loola dhaqmay Alle waxii saan u galay Aakhiro iyo aduunyo dhibaa heesto.
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r 31 минут бұрын
Sorry 🙏 adeero ❤
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 32 минут бұрын
Wax noo sheeg maxaad u qarinaysaa hadaysan been ahayn ,been iyo khiyaal ku nool 30 Sano iyo ka badan waa kuwaan oo kale
@farahahmed8717
@farahahmed8717 34 минут бұрын
Kani wariye mahan fiican ama ayqaan siwax loo wareysto
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 45 минут бұрын
Then secondly, doesn’t a country have privacy and secrets because there are enemies in the region? Where do you stand on this? What a strange naivete you have?
@kaledomar7041
@kaledomar7041 46 минут бұрын
MUNAAAFAQ CALOOSHIIS U SHAQAYSTE NOOCAAGA OO KALA SOMALILAND WAXBA KAMA QAADI KARO ILAAAHAY IYO SHACAB AYAAA GAADH KA HAYA GUDO IYO DIBAD BA OO WATAAA AAD MUNAAFAQNIMO LA SOO HAWAARTID LAKIIN GILGILASHO IYO KOLBA GIDAAR ISKU QAAD KAAA SOCON MAAYO SHACABKA SOMALILAND CAAMIYE AAN WAX FAHMAYN LAGU DUL SHAXO MAAHA. WAAR MUNAAFAQYAHOOW ANAKA OO SHACABKA SOMALILAND AH NAMA MATALI KARTID. HOW DARE YOU , DOODAA GEESINIMODII AAD KU GASHAY EE AAD CARABKA UGU ADKAYNAYSAY SOMALILAND YAAN LA AQOONSAN BEEN LAGAA SHEEGAAYO MAAHA EED LAGUU SOO JEEDINAAYONA MAAHA WAA XAQIIQ AAD AAMINSANTAHAY EE KA BADHEEDH MAWQIFKAAGA, SOMALILAND MA HORISTAAGI KARTID HOW DARE YOU, WADANI WAXAAA. DHABOOWDAY IN UU YAHAY URUR AY KU MIDOOBEEN CADOWGA SOMALILAND GUDO IYO DIBAD BA. WAA URUR U TAAGAN LOONA SAMEEYAY IN SI SIYAASADAYSAY LOOGU BURBURIYO JIRITAANKA IYO HIMILADA SOMALILAND, ILAAA BARLAMAANKA XUBNAHA KU MATALA SIDII BARLAMANADII HORE LEXEJECLO DAL KAMA MUUQDO. VIVA SOMALILAND ❤❤❤
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 49 минут бұрын
A team from the new African Union came to us and showed me all the manuscripts. This agreement, you all agreed to it, so the signs of the blame are now.
@ahmedbili9242
@ahmedbili9242 49 минут бұрын
Mmm tv Barmaajijyada nocaasa soo. Badiya. Hana nagu. Raajinina qaybaha. Waayo odaygan. Waxaan. Sugaayay mudo. Qaybta labaad
@ismailmahamed
@ismailmahamed 51 минут бұрын
Odaygan waa la dumliyay wlhi kuwii ku dhibay aduunka allah hakaga jaro. Samir adeer
@Tasniim1
@Tasniim1 51 минут бұрын
Wadaadkan wax haloo uruuriyo insha Allah. Tolow number maleeyahay xageese laga heli karaa?
@jimaleibrahim8704
@jimaleibrahim8704 52 минут бұрын
15 Sano waxii gaaladu waydiinaysay odayga ayuu kani yari waydaynayaa.
@RaygalabdulMoha
@RaygalabdulMoha 52 минут бұрын
Zaahip aabaha ixtiraam 😢
@warsan5917
@warsan5917 53 минут бұрын
😢😢😢😢😢😢
@waryaawaawataxkhan7856
@waryaawaawataxkhan7856 53 минут бұрын
Dadki abahan somaliyeed dhibatan ugeystay ayaa weli dadka io dalka utalinaayo ayado la barin tacadiyadi io dhibatadi ee dadka somaliyeed ugeysten laga hadlin blse waxan huba in mar un xaqa abahan io inti lamidah uso dilaaci doono
@axmedmataan4443
@axmedmataan4443 54 минут бұрын
DIYAANA AYAA IIBIYA DADKA MASAAKIINTA AH ABAALKIISUNA WAA JAXIIMA WUUNA FASHILMAY
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 55 минут бұрын
Firstly, you are the opposition party. You disagree with the government in general direction from A to Z. So how do you want the government to advance, carried in a lifeboat? We want to cross the oceans, and you are puncturing the small lifeboat. Who are you?
@khaliifabdikani1511
@khaliifabdikani1511 56 минут бұрын
😢😢😢 wllhy wa argagax odaygu darenkiisa aaad u xakamaynaya alle dhibaaato haka dhawro inta noloshi ka dhiman 😢😢
@alibaax5346
@alibaax5346 57 минут бұрын
15 sano markab Ku xidhnaa? Waa arin mucjisa. Dadkii la xidhnaa bal iyana soo waraysta
@baashe09
@baashe09 Сағат бұрын
Illig Suus Galay
@Wadani1988
@Wadani1988 Сағат бұрын
Walahay Hadalkiii ninkaa waan ka baxay Anoo Xisbiga Wadani taGeera
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 Сағат бұрын
😮😮😮
@Tasniim1
@Tasniim1 Сағат бұрын
Markab kudul xidhan miyaadan garanayn sidee ugu dul xiran waa maxay? Waxaad umuuqataa inaad wadaadka hadalkiisu yahay dhalanteed & waxaan jirin. Wajigaaga dadka ufurfur masaakiinta ah sida aad dadka kaleba ugu furfurtid.Adeerkan dhibaa soomaray sida uu sheegay dulmi iyo nabsasho ayaa loogeystay. Kuwii sidaas yeelay xisaabaa utaal Allah agtiisa ah. Adeer Rabi Subxaana watacaalaa khayr iyo wanaag hakuugu badelo.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Сағат бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 Сағат бұрын
Imtixaan aduunyo ayuu maray wuuna samray ee alleh abaalkiisa janno haka dhigo 😢😢😢
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 Сағат бұрын
Ninkan inuu sidaa waraysi uga qaado ma fiicna qof wayn oo waliba dhibane ah at least ixtiraam iyo waji furan ku wareeso
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Сағат бұрын
Meesha ma ciyaal baa loo sheekenayaa😂
@cashaqsoor
@cashaqsoor Сағат бұрын
Waxay Ku Tusaysa meshaa Inaynay dawladi ka Jirin Buntilanad Bal dulmiga Eeg ninkaa loo gaystau
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf Сағат бұрын
Wllhi wax badan ayuu afka kadhowrayaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Сағат бұрын
Wallaahay waa halyay aftahan ah oorun sheegaya
@muslimahsista
@muslimahsista Сағат бұрын
Gabadhiisa maheley, mise ?
@mohamadnuurismail3504
@mohamadnuurismail3504 Сағат бұрын
On May 31, 2008, The Guardian reported that the human rights group Reprieve said up to seventeen US naval vessels may have been used to covertly hold captives.[93][94] In addition to the USS Bataan The Guardian named: USS Peleliu and the USS Ashland, USNS Stockham, USNS Watson, USNS Watkins, USNS Sisler, USNS Charlton, USNS Pomeroy, USNS Red Cloud, USNS Soderman, and USNS Dahl; MV PFC William B. Baugh, MV Alex Bonnyman, MV Franklin J Phillips, MV Louis J Huage Jr and MV James Anderson Jr. The Ashland was stationed off the coast of Somalia, in 2007, and, Reprieve expressed concern it had been used as a receiving ship for up to 100 captives taken in East Africa.
@Aymanmaxamed14
@Aymanmaxamed14 Сағат бұрын
😢😢😢😭😭😭🥹🥹🥹😭😭😢😢🥺🥺 ilaahay agtiisay taalaa cadaalad. Allow Aabahna abaalkiisa janno ka dhig kuwii sidaas u galayna Ablkooda sii😢😢😢