HAPPY 18 MAY - KHAATUMO CLEANING DAY
2:08
SSC Ciid Mubaarak - Sool Sanaag Cayn
2:16
Пікірлер
@zakariyefaysal7424
@zakariyefaysal7424 Жыл бұрын
Illhy ha u naxariisto maamo saado cali
@zamanaali7266
@zamanaali7266 Жыл бұрын
Janadi ilhay haka warabiyo, your legacy will live through us😭❤️❤️❤️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran sado runtey ka hadleysa lo dilay
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
Dhulowas. Dhulka idika leh. Idooor you dhadhminin. Love from jijiga absame daarood
@AaminoGaani-of4ii
@AaminoGaani-of4ii Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@Shamso12
@Shamso12 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nasrichannelofficial2198
@nasrichannelofficial2198 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcocismaanCuuje
@NimcocismaanCuuje Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Wàa run been ma ahan wàa rag gesiyal ah alaha guleyo insha alah wn idin jeclahay ano gabar sade ah waliba reer dini ah
@najmoabdiahmed3754
@najmoabdiahmed3754 Жыл бұрын
Guul io gobanimo dhulbahnte rer ayeyday mom saada cali janatul fardowsa alle hka warbiyo
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
Saado Cali, Allaha u naxriisto. Qof qaali ah bay aheyd. Janat Alfirdows Alacla Allaha haka waraabiyo. Allahuma aghfir laha warxamha wa'anta kheyru Alraaximiin. Allahuma aamiin. Gacan ka xaq darran baa dishey. Kuwii ka danbeeyey dilkeeda, calaamad Allow ka soo saar. Heestan waa dardaaran dhaxal gal ah. Waxaan jaclaan laha inay nala joogi laheyd sidey u aragto Sool, Sanaag iyo Cayn oo calankii Somaliya ka babinaayo.😢
@XasanMaxamed-dq6iv
@XasanMaxamed-dq6iv Жыл бұрын
soomaaliya hanoolato
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Meelkasta ku Qora Magaca Saada May Dhiman weliba Gabdhaha Ssc U Dhisa Majit I Hope I Seen Masaajit Saada Cali
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Abwaadan Meelkasta Qora Haday Masajit tahay Qora Waxaan Xasuustaa Geesiyaashi XAbada O Dhacaysa Noo Heesihii Abwaanad Saada Cali Waxaa Aan marna Lama Illaawin Gadhaha iyo Wiilaha Bahda Caafimaadka Weliba Kuwa Gurmadka Degdega ee reer Ssc Maciin Ha Jiro Geesiyaashi Gaadhigooda Noo Jiday Heestii Jiicweeye Jara ajilbkii Darwiishoow
@fardowsaabdullahi8946
@fardowsaabdullahi8946 Жыл бұрын
Dhulbahante guleysto dadkeygow from marexan garabkina nahey ❤
@FaadumoMxamed-dz8ln
@FaadumoMxamed-dz8ln Жыл бұрын
Khaatumo 🥰🥰🥰😛
@AnfacaxmedAxmed-jv4ll
@AnfacaxmedAxmed-jv4ll Жыл бұрын
Darwaish💙🤍🖤🇸🇴❣️❣️❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️
@XasanMaxamed-zd1bg
@XasanMaxamed-zd1bg Жыл бұрын
😢😢lascanood allow no daa amiin
@ahmed_darwish2866
@ahmed_darwish2866 Жыл бұрын
Still I’m watching jilibkii darawishkow prou to be ssc 😢😢 1:26am 13/may/2023
@guuledakon9040
@guuledakon9040 Жыл бұрын
Gulufku waa halkiisi gayiga soomali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi Жыл бұрын
Heestan kacdoonka dhulbahante 2023 baan ku bartay. Guul baan idiin rajayn dhashii darwiishtow. From hawiye.❤
@shaj5029
@shaj5029 Жыл бұрын
ManshaAllah beautiful horse 🐎❤❤❤❤
@saynab2031
@saynab2031 Жыл бұрын
Kow gacan xata kuma hayo
@DaahirxasanDjiico-gt1ub
@DaahirxasanDjiico-gt1ub Жыл бұрын
guuuul ssc 🐎 ♥️ 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎💔💪💪🇸🇴🇸🇴🇺🇿🇺🇿
@queennailo446
@queennailo446 Жыл бұрын
❤️
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 Жыл бұрын
Guuleeysta guuleeysta inshaa allaah
@diazmahmoud3761
@diazmahmoud3761 Жыл бұрын
My god have mercy on you/3/6 2023😭😭
@FatimaHodan-bq5qu
@FatimaHodan-bq5qu Жыл бұрын
2/4/2023 wale isaaq melba lagaga soharay eedo saado waxbdan bay wax inoshegty lkn alxm imnka mirahedi waxay noqoty shidalka jmahirta “gardarey jidaystene jidinkoda hosiyo runta jeda ugu dhiga “🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴
@SuHuur-fn4tl
@SuHuur-fn4tl Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Uundeyare
@Uundeyare Жыл бұрын
Khaatumo state of Somalia 🇸🇴🤍🐎💜
@maxmedfidhbool6662
@maxmedfidhbool6662 Жыл бұрын
wwwwwww❤❤❤❤❤❤
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 Жыл бұрын
Allah unaxarisato yarabi edo sado 2023
@dadayare1040
@dadayare1040 Жыл бұрын
🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Жыл бұрын
Halgamayasha 💪qatumow 👈 State 👍gul iyo 👈 gobonimo ✍️
@mohamadboodhle7478
@mohamadboodhle7478 Жыл бұрын
M.A.HABLAHAYAGII❤❤❤❤❤
@mohamed-zr9yz
@mohamed-zr9yz Жыл бұрын
Far daa 👍Awliyo 💪darawish ✍️@som👈weyn👌 inshallah ✊ lascaanood 👍lasoco 👉
@abshirhasan-3635
@abshirhasan-3635 Жыл бұрын
Gull gull
@abshirhasan-3635
@abshirhasan-3635 Жыл бұрын
Gull gull
@sakariyecabdirashiidxaad1822
@sakariyecabdirashiidxaad1822 Жыл бұрын
Guul guul guul guul guul guul guul guul
@zakiibrahim1820
@zakiibrahim1820 Жыл бұрын
magaca dhantatha igucawiya asxabey
@cabdiqaadirmohamed330
@cabdiqaadirmohamed330 Жыл бұрын
Sooley
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 Жыл бұрын
eedo hadalkaagii wan qaadanaey dalkiina in lakala jaro waan diidney snm waan ka saarney riyadoodiina waan soo afjarney wa 23/03/2023
@najmoabdi3066
@najmoabdi3066 Жыл бұрын
Guul ssc l.a guulaysta🐎♥️
@maxameddaahir8118
@maxameddaahir8118 Жыл бұрын
Gob rabi naxariistiisa haka waraabiyo
@abshirohassan8374
@abshirohassan8374 Жыл бұрын
Darwiish hadaan maqlo dhiiga ikaca jah from Mj❤❤ Allah hauanxristo Saado Cali❤️😍