maxkamadu ma xamaas bay noqtay mise fanbiyada ayu ka difacaya in u maraykanku qayb wyn ayu ka ya yahay xasuuqa qasa marka wa tug iyo tug gar gar waxa u shegayo adunku baq baqda wu ka dalay 😊 iyo benta maraykanka ee 2laba wajilo nimada ah danbiile wa danbile
@abshirhassan38483 сағат бұрын
Waxa Kaliya ee aynu fahmi ladahayna ka shacabka Somaliyeed dadkani tuugada ah ee u soo shaqa tegay Wadanka hooyo ee xildhibaanada iyo senators/ wasiiro iwm. Dadkani maxa yihiin ma faranfar dhulka kasoo baxaybaa oo aanan dhulka shacabka Somaliyeed iyo somaliba u dhalinin hal shay oo yar oo ay u qabteen Wadanka hooyo iyo dadka soomilyeed yaa inoo sheegi kara? 90% percentage waa kuwii nolosha ka dhacay ee qurbaha ku soo wareeray naago wada qashinka ah ee single mothers ee ilmahoodii soo dayacay raggoodiina ay soo kala tageen iyo ragg sidoo kale qayrul masuul ah/ dabcan tumasho iyo xero dhaaf iyo fadaro kale ayay somalia u yimaadeen/ / kuna darsada Somaliyeey inay wada jaajuus spying agent u yihiin gaalada xalane degen ee xooga dhulka hooyo ku haysta..329. Xildhibaan iyo 50 kuwa sanadka la dhaho iyo maamulo 7 tada plus ➕️ banaadir. Mid waliba intaas oo kale oo xildhibaano tuugo ah ayaa jooga. Marka Somaliyeey goormaynu ka xoroobi doonaa dugaagan nala midabka afkeena ku hadlaya lknse ah jaajuusyo u soo shaqa tagay inay Wadanka hooyo iibsadaan. U jaajuusaan gaalada oo ay xoog ku sii degenaad xalane iyo Wadanka oo dhan. Warhooy Somaliyeey aynu hurdada ka kacno oo aynu difaacano Wadanka hooyo. Iyo jiritaankeena ka dad ahaan ..
@safahussen83813 сағат бұрын
Shaqola anbahesa kuwa wacawan😂😂
@AbdinasirNasir-hb1ri3 сағат бұрын
Yahuuda waligeed gul gari mayso allahu akbar
@Alakhbaardiin3 сағат бұрын
سبحان الله العظيم ☝️
@AbdulkadirAhmed-y3q3 сағат бұрын
Icc iyo united nationka hala babiyo awalba badil ayey ku dhisnaayeen african iyo muslimiinta ayaa lagu dhibaateeya vito 4 nin oo cadaan ah iyo hal Chinese umadii kale away waa gumeeysi 2024
@cabdirisaaqxaashi22773 сағат бұрын
❤WAAN ODIN SLM OGAADEENKUBA HAL LA OODHAN JIRAY GARAWO AYAY AAS U SAMEEYEEN WAXA LAGU DUI QALAY DHAR WAR
@AbdulkadirAhmed-y3q3 сағат бұрын
Gumeysiga Allaha jebiyo
@abdiazizjama42903 сағат бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta .
@mamasabdinasir37323 сағат бұрын
Ma ogtahay somalia ay samey Hal geel ah oo baqtisay in la.aaso oo xoolo kale lagu qalo hashaas la dhihi jiray garawe
@hudheifayussuf71043 сағат бұрын
Mowlid aniga lama yabayo Wyo 120sano ka hor baa owoowyashey ku asen hal Aad u cana badneyd oo garawo la oranjirey dhor neef ba lagu dulqaley wana la asey hashi hada meshi Waa magalo garawo ladhaho marka taas ban so xasuustey
@CashaIbraahim-f1e4 сағат бұрын
Cadawga ilaahayba baabin
@GulledMaxamad-h9k4 сағат бұрын
alaha u gargaro musiminta shihidka ku jira aamiin amaaii yaarabi insha alaha guul iyo Gobanimo iyan u rajananna musliminta, dhmn wariye yasha wad mahadsantihin
Sheekad gadhi la Asayp waa iska film Hindi ayay ilatahay
@CabdulQaadir14 сағат бұрын
Asc sxb mawlidaw iran warkedi Aaway.werarkii isra,il Ay ku Qaday miyey kome la Gashay
@EquiaMalawy-l2n4 сағат бұрын
*Gloria a Dios, él me ha levantado a mí y a mi familia y nos ha llenado de alegría. Imagínense pagar toda mi deuda y recibir $8,000 cada 14 días. Que Dios bendiga a la señora Marcela C. Galvan.*
@NatáliaAraujo-s1s4 сағат бұрын
Eso suena genial, espero que no te importe decirme cómo ganar con él, por favor.
@DrakeSaa4 сағат бұрын
Soy verdaderamente bendecida, solo Dios sabe cuánto lo alabo, ¡10.000 dólares cada semana! Ahora tengo una linda casa y puedo pagar cualquier cosa y también mantener a mi familia.
@GuilhermeRblxSantos4 сағат бұрын
¡Tienes toda la razón! Gano mucho dinero sin depender del gobierno. Invertir en acciones y monedas digitales es beneficioso en este momento.
@FelipeHernandez-l1b4 сағат бұрын
Marcela C. Galvan es legítimamente la mejor Latin Trader, ha dejado su huella en su campo y tiene un impacto directo en el crecimiento del estatus financiero de las personas.
@Pieck-g8e4 сағат бұрын
Me encantaría saber quién es la señorita Marcela C. Galvan ?
@Allaahu_akbbar4 сағат бұрын
Waad ku mahadasan tihiin M . M . Cade iyo mawliid dadky aad bay ugu raaxaystaan markaad falanqaynaysaan