Пікірлер
@hashiali689
@hashiali689 Сағат бұрын
Nin sorikaqaday waa nin seefi kaqaday iman lawe waxba ma xeriyo imankii iyo xishoodkiiba waa laga qaday lakin waa inaan laynaa sidii kuwii horeba dabka usaarnay ayan kuwana usarayna waa inay ku dhintan iman la aanta waana sida keliya aan jojin karnaa biniadamka qarba waxba xakameeya
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 11 сағат бұрын
War faysal faaruq Qalonkii waa laga kor qaaday iclaaj ayuu u baahan yahay
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 21 сағат бұрын
Dhubahante matihid
@princesshawd6859
@princesshawd6859 22 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 Halawaasho
@CabdixudubCabdixudub
@CabdixudubCabdixudub 22 сағат бұрын
Garaad garaad ďhalsy kusoco
@Mideye157
@Mideye157 Күн бұрын
Run baad sheegtay
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg Күн бұрын
Kuwii dhashay 34 Sano ka dib ayaa liqi waayey dhulbahante dhulkiisa ha maamusho oo ha tashadeen waqtigaa oggolaysiin doona.
@califaarax7052
@califaarax7052 2 күн бұрын
Hargaysa absame ayaa leh;
@yousofomar4611
@yousofomar4611 2 күн бұрын
Waan ku salaamaya
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 күн бұрын
Ninkaa faanaya waxaa hadalkii ka xidhay buuhoodle way fogtee shan geed maad tagtay maanu xishoonayn.
@Alexander-z6r
@Alexander-z6r 3 күн бұрын
Xoog baa laydinku haysanayaa ma waalan
@Alexander-z6r
@Alexander-z6r 3 күн бұрын
Iska hadlaw ina igare
@Alexander-z6r
@Alexander-z6r 3 күн бұрын
Ha waalan
@Alexander-z6r
@Alexander-z6r 3 күн бұрын
Ceergaabo ninkii lahaa baa jooga maanta idin mee
@Alexander-z6r
@Alexander-z6r 3 күн бұрын
Dhulbahante idin mee
@aliismael585
@aliismael585 3 күн бұрын
Haddii naleeyo axmed cerigabo degan maxay ugu muuqa waayeen
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Puntland waa walaalihiin la heshiiya
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Khaatumo dhulkiina dhista
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 күн бұрын
Waa sax aqoonsi uma baahanid
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 4 күн бұрын
isaaqLand Qaran-dawlad maha waa qaabil
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Bal hada fiiri waxay dheheen all kistii milatary kahartay kaalaya madoobe ladagaala ummm 🤨 madoobe miyuu isbadalay shalay and maanta what’s the difference 😡😡😡😡⛔️⚠️😳⚠️⚠️ ❌❌❌❌🤥🤥🤥❌🛑 but unfortunately we are all in danger ⚠️🇸🇴☝️
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Also waxaa laga dhaqaaqi layahay qabiil tuuug and oday dhaqameed hunguri wado oo siyaadada kudheex milmay Dad waalan oo difaaci
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Masha Allah tabaarik 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔✅✅✅✅✅✅✅✅✅❓‼️ thank you for that warsangali and dhulbahante waa lahayste Xasbunallah. ✅ so hadiiba ay maanta veered ceerigaabo difaaciwaayaaan ‼️⚠️⛔️🤔❓ 🇸🇴☝️🩸 hadyba difaaci waayaan wallahi waa inaan mardanbe looohiilin Xasbunallah soo dayso KZbin too please and keep going ✅🤔🫡🙏🏼🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️ ani waxaaba iga guuray naxariita all siyaadiyiinta 5 Somalia 🇸🇴 totally no different except Farmajo only Dañkan waxaa u danaynaya majiro
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 5 күн бұрын
Masha Allah tabaarik 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔✅✅✅✅✅✅✅✅✅❓‼️ thank you for that warsangali and dhulbahante waa lahayste Xasbunallah. ✅ so hadiiba ay maanta veered ceerigaabo difaaciwaayaaan ‼️⚠️⛔️🤔❓ 🇸🇴☝️🩸 hadyba difaaci waayaan wallahi waa inaan mardanbe looohiilin Xasbunallah soo dayso KZbin too please and keep going ✅🤔🫡🙏🏼🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤️ ani waxaaba iga guuray naxariita all siyaadiyiinta 5 Somalia 🇸🇴 totally no different except Farmajo only Dañkan waxaa u danaynaya majiro
@israwadani9113
@israwadani9113 5 күн бұрын
Dhulbahantoow idinkaa usiidaayey inay yraahdaan ciidanka jooga cerigabo anagaa leh idina shacab baa degan iyagoo 4 qaybood meel ka dega oo aad shaly keenteen iidoor
@aliadan1424
@aliadan1424 5 күн бұрын
Habarjeclo sida Siilkay marba lug raacaan
@aliadan1424
@aliadan1424 5 күн бұрын
Danabkii rasaaseed miyaan diilin kaga yeelay SSC guuuuul
@aliadan1424
@aliadan1424 5 күн бұрын
Ma dul keenay kuman duub cadd oo wada Daraawisha
@MohamedEsse-e8k
@MohamedEsse-e8k 5 күн бұрын
War nabadu hooyaded ha wasto
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 5 күн бұрын
Dawacoy wallee waa laydin kibir jebin.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 5 күн бұрын
Ninkii ku ladnaa ha luuf-luufee, Ladnaantad hayn weydee, Waynoo lebida gaatama.
@farahboss9600
@farahboss9600 5 күн бұрын
Marxuumkan cabdi madoobe maxaa shaashada laga soo dhigayaa
@MadarXasan-k7b
@MadarXasan-k7b 5 күн бұрын
WAAR XAQIIQADA ISUGU SHEEKEYA MIYAAD ILOWDAY SHANTII GADH MA ADIGAA FAANAYA OO REER GARAADA CADHADII GADH BAA REER GARAAD NAGU XADUUSTAANE INA AABAHII KA FIICNE JABLAHA MAATADA BEENTA KA DAAYA
@MadarXasan-k7b
@MadarXasan-k7b 5 күн бұрын
ASC CEERI GAABO NIN AABAHII KA FIICAN AYUUN BAA KA TALINKARA MIDA KALE WARSAN GALI IYO HABARJECLO AYAA GOBOLKA BOQOLKIIBA TODOBAATAN AYEY DEGAN AWLBA HARTI WARSANGALI AYAA HARTI KA MIYOR QABAYE WAXAAD KA HESHO WAXBA HANAGADIININA MEDIA DOOD CARUUREDKA AAD ISKU QANINAYSAAN WAYNOO MARKALE
@khadiijacumar6672
@khadiijacumar6672 5 күн бұрын
Dagaalka.isaaqaw.adaa.bilabee.maxaad.u.diidaysaa.hadeer
@ismailsamaliland8214
@ismailsamaliland8214 5 күн бұрын
maxaad ka faaiiday shangeed iyo maygaagle
@ismailsamaliland8214
@ismailsamaliland8214 5 күн бұрын
allah ha ku keeno aad aragtid madhaxeeda maad awooweyaasha iyo aabayaashiin waraysataan
@khadijac9841
@khadijac9841 5 күн бұрын
Subxaanallah hanjabaad badanaa dadka soomaaliyeed qayrkiin ayaa kahadheen akhas nin iyo naag ismadhaamaan laba kun oo sano kahor meeshii lajoogay ayay joogaan soomaali
@Adualeh
@Adualeh 5 күн бұрын
Waa ru dhulbahante waa manoorati cerigabo taa ku biyo cab😂
@SaleebaanCabdi-z7o
@SaleebaanCabdi-z7o 6 күн бұрын
C/madoobe dhimayi,, ee ninkale soo sawira, iimaanka ale idinka qaadye
@Abdicilmi-j3t
@Abdicilmi-j3t 6 күн бұрын
MIYAAD. KU DHUUSI. CEEL AF WEYN
@AminaGAli
@AminaGAli 6 күн бұрын
Ceelafweeyn waa dhul dhulbahante
@ubahguled96
@ubahguled96 6 күн бұрын
CWERIAGBO WAA DHUUUK HARTI ADEERYAAL
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 6 күн бұрын
War annagu colaad doonimayno, ceerigaabo intaan degganahay, Cid igu maamulaysa dadkaygana ku laynaysaa ma jiri doonto, Hargella horgallaa nooga soo baxee, madaxi noogama soo baxdo, adigay madax kuu yihiin, Horgallada gurigaaga joogtaa. *Daarood noo talinmaayo ayaad aaminsan tihiin, Annagana isaaq noo talinmaayo. *maxaan kuula jaanqaadayaa Anigaaba dawlad ahe,
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 6 күн бұрын
Hooyadiin Adeer ceerigaabo cidna loo joojin maayo adeer habar jilicsan iyo habar yoonos midna wax laga waydiin maayo Ceerigaabo isaaq waxba laga waydiin maayo maxbuus wax la yidhaahdaa .ma jirto
@seed3966
@seed3966 6 күн бұрын
War maamulba weli lama wareekin xaflada halagaadho markaasaa lagu wareejin cirro 🎉🎉🎉🎉🎉
@Ummabasement-tb5nu
@Ummabasement-tb5nu 7 күн бұрын
Reer harti waa ceerigaabo ka saara iidoor gobolka sanaag wss in ay qabtaan waayodhulka iyagaa lehwaa in i taliyaan
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kani wuu hunqaacay ee muu hadal adeer ceerigaabo hadaad yeelan kartaan yeesha dhulbahate meel uu leeyahay xaqran ayey kaa yahaye
@khadragelle7801
@khadragelle7801 7 күн бұрын
Reerkan dhulbahante walaalayaal hala daweeyo noloshana hala baro lama .arag dad xora oo dhul haysta ku taamaya dhiig iyo dagaal waxbaanu dilayna war illahay ka cabsada horay umara .aduunyada gees ka raaca badaw nimadan ka baxa waligay ummad ka jaahilsan lama maqal xabad basala ma beertaan way aradan yihiin gaaj ayaa haysa subxaan allah csqligoodii wuxuu ku dhan yahay waxbaanu dillaa dadkaanu cunaa
@RashiidJaamac-cl2ov
@RashiidJaamac-cl2ov 7 күн бұрын
Jiil jire dawlad noqon waa