Laandheere cayr wuxu wiilsanaa! Fanka soomaalida oo bilaa Cayr ah siduu u ekaan lahaa? Fanaan iyo Abwaan ba ilahay waa makaniyay soomaalida kale waa iska buunshe
@omarabdirizak4461Ай бұрын
Harare qeybta kale nosodaa
@caliwarsame1Ай бұрын
War ninku dubbe u ekaa
@Kilwo19Ай бұрын
Markabkaas my cousin ku maqan AUN he was just 20 years old
@drabdimajidahmed3820Ай бұрын
Markaaseey leeyahiin walaalo ayaa nahay waa in lagula xisaabtamaa maxkamad lagu furaa
@ZahraAbdullah-nx1ltАй бұрын
YAMAN NABSIGII AY KALEEN QAXOOTIGII SOMALIYEED WEY DHADHAMIYEEN CARABI WAA XAASID MIDH ALLAH KAMA REEBO SOMALIYEEY SOMALINIMADA OGAADA
@AhmedAli-le3wzАй бұрын
Asc Cali Xaraare, ninkaan waxa uu sheegaayo waa sax, oo anigaba waan saarnaa, markabkana xoog ayaa lagu keenay xeebta oo markabka ayaa lagu soo caariyay xeebta. Qaladka ugu weyn waxaa lahaa dadka oo markii mukale nalaga celiyay, biyo nagu filan waan wadanay oo shaqaalaha ayaa waxay nadhaheen biyaha haku qubeysanina ee cabitaan lee haloo isticmaalo. Laakiin dadka Soomaaliyeed ayaa madax adeegooda ayaa ka masuul ahaa. Mahadsanid
@abdullahielmi2517Ай бұрын
Waa dhacdo Naxdin leh , waa in xaquuuuqda Dadkaas dowlada yemen laga qadaa , Safiirka yemen ee muqdisho joogo halagaarsiiyo . Cali xarare masuul sare iyo Mohamed kal iyo laab waan idin salamay , qeeybta Labad soo daa Cali xarare pls .
@yussufadan6468Ай бұрын
Tarikh xanun badan
@AbdirahmanHaybe-k6sАй бұрын
Waaa markabkii titanic oo kale qisadiisa , waa arin naxdin leh oo u bahan in dowlada soomaaliya magdhow ka qaado dowlada yemen oo ay raadiso xuquqda dadkii saarna markabka , qeeybta labad soo daa please ali harare .
@EngAmein910Ай бұрын
Mnshaa allha ragna jabkii ayuu ka sheekeyaa dumarna badhaadhahood 🎉🎉🎉
@hahuih2211Ай бұрын
We can’t wait next part of history , respectfully Ali Harare good man with Kal Iyo Laab Masha allah
@mahamuddheeg6899Ай бұрын
Subaxanallahi Aritaan waa in magadhow laga qadaa dowlada Yemen . Ali Harare please qeeybta labad soo daa waa tariikh muhiim ah
@mohammedpalle5934Ай бұрын
Dawladba kama jirto Yemen 🇾🇪
@huseinyusuf8824Ай бұрын
Wa history ficn Qaybta labaad
@AbdrazakAbukarАй бұрын
Masha allah wa Tarikh dhab , fadlan qeeybta labaad noo daa cali harare 🙏🏽more respected by Ali harare
@khadraessa1265Ай бұрын
Waa runtiis waxuu sheegay oo dhan
@khadraessa1265Ай бұрын
Maalintaas waxey aheyd Maal in murugo leh waxaan ka soo Turks at Aden waxaa igu murugo iyo naxdin waxaa lugaheyga hoostooda yimid soo caaraday laba waxey noqodeen ehel iyo saaxiib.
Walalkey walaahi waxaa u soo joogtey dhacdo I taabatey dareenkeyga shacab doonta saarnaa musiibadaa aad jooga u aheyd waa dhacdo xanuun badan aan la hilmaami karin dad muslimiin ah kama filayn gabood falkaa yahuud miyaa????
@nurmaalim9279Ай бұрын
Tariiqda waa run , dadka halkaas ku dhintay iyo dadkii dhibatada ka soo gaartay waa in dowlada Yemen magdhow ka bixisaa , dowlada soonmaaliyeed waa in xuquuqda dadkaas soomaliyeed ka qadaa Yemen. Wariye ali Harare waad ku mahadsantahay in aad no soo gudbisid dhacdo aan marneh la ilaabi Doonin
Markabkii goobweyn oo markii danbe loo baxshey cadaabtii caashaqa,waxaa loogu baxshey waxaa soo raacay wiilal iyo gabdho isguursadey oo loo baxshey bililiqo ku guursatee yaa kuu masruufaayo?dadbadan baa ku dhintey biyihii baa lasiinaayey $100/$200,
@user-wl8pe1wt2dАй бұрын
❤n.hq.n.nh.
@missamiisha8410Ай бұрын
Waa taarikh aad u xanuun badan inta dhimatay Allah u naxriisto Mohamed Ahmed nastexo waa taarikh yaqaan runtii
@AhmedHassan-b2oАй бұрын
Waa sax safiican Ayaa u Aqanaa ninkaan , Waa qof wanagan oo run badan ,Walahi dhibaato Murug badan ayu so Maray
@OmarGerweyneАй бұрын
4 bilood waa dagaal dhex maray abgaal iyo inta kale wey isugu tageen 4 bil ba bacdina odeygii caaydiid wiil mujaahidaa ku jano galay .sidaas buuna ku dhamaaday
@Gureey-l6kАй бұрын
Walhi sax anaa kor tagay markabkas dadka qaar danbiil aa lagu so dajiyay oh my goodness siyaad bare alaha u naxariisto
@Gureey-l6kАй бұрын
Wa jirtaa malintu dakada ku so xirtay ana jogay sawabta mukala ilaa cadan ayey ku dhamadeen biyo la.an ayagana dadka sarnaa aya ku takarafulay biyaha
@XirsishowАй бұрын
Qaybtii labaad goormaad aoo day naysaa
@xuseenalmakhzoumi4516Ай бұрын
Markabkaa goob weyn waa saarnaa aniga meesha xeebta ayaa xero nalooga sameeyay loo bixiyay xirada xiswa teen dhooyin nalooga dhisay aqwaan muslimiinta iyo shacabka iyo ciidamadaa noo soo gurmaday cunyooyin noo keenay gar gaar deg deg ah
@MohamedAli-lo6pxАй бұрын
Masha Allah waa runtiisa shekadan Sababtoo waxaan ka mid ahaa walalkeey Dadkii goobweeyn raacay , sidaan ayey nogu shegay , mida kale waa in Dowlada Yemen magdhow laga qadaa , dowlada soomaaliya waa in aay raadisaa dadkaan xuquuqdoodii . Ali Harare Sxb noo soo badi shekadaan camal
@DeganShАй бұрын
Waxa iyadna ay tahay in maglaga qaado ama maxkamad la soo taago dadkii markaa ku dagaalamayey wadanka
@malyunukash2975Ай бұрын
Somali ilaahay bey leedahay. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.