Saddex buug oo cajiib ah!
5:07
5 ай бұрын
MAXAMED NUUR GIRIIG HEES LYRICS
6:01
Amaantaada Magool Aun lyrics
6:03
Mire Cilmi Guure Hees Lyrics
8:20
Qasiido Subxaan Yaa Qafaar Lyrics
4:09
Maxamed Axamed Kuluc Lyrics
5:36
10 ай бұрын
Пікірлер
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 күн бұрын
Alle ha caafiye wey nooshahay hargaysa ayay joogta
@AxmedGuure-w3n
@AxmedGuure-w3n 23 күн бұрын
Axmed keyse
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 24 күн бұрын
AAMINA FAYR ILAAHAY HAWNAXARIISTO AAMIIN
@abdiasisali7493
@abdiasisali7493 27 күн бұрын
Waa hees caayiiba
@Salebanfaahiye
@Salebanfaahiye Ай бұрын
Markay daadah iyo debed baratayee Dabka baydhay baa Laygu xiray duntee!!
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample Ай бұрын
Laxanka.soojiidasho.leh.muusika.soodaan.baa.u.garaacaysa
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample Ай бұрын
Ofcle.alle.hawnaxariistee.cabdi.c.bacalwaan.sahra.axmed....erayadii.xasan.ganey.riwayadii.jin.jacayl.hadaan.saxay.👎.dheha
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Ай бұрын
Riwaayaddii "Jaceyl Kala waalan iyo Wejiyaal is Xusuusta" actorka riwaayadda waa C/laahi Cumar Xarrago, actaraddana waa Kinsi Xaaji Aadan waana labada hadda heestan wada qaadayo. Riwaayadda waxaa heesaheeda laxanka saaray Jiim Sh. Muumin oo heesaheedana kabanka u tumay laakin hadda qofka kabanka tumayo waa macallimuu Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeydi).
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Ай бұрын
🌺🌸🌺💙🌸💙🌺🌺💙🎊🎊🎊👋👋🫶✌️💪🌼🌼🫶👋👋🎊🎊🎊🌺🌺✌️
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Ай бұрын
Erayadii abwaan ciise warsame dhancade AHUN codkii aamina feyr
@cabdulahiyuusuf9371
@cabdulahiyuusuf9371 2 ай бұрын
Heesihii guuraha habeenimo
@Mohamed-fg8zw
@Mohamed-fg8zw 2 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey Xassan Gani 1975kii
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 2 ай бұрын
Mahadsanid maqalkeeda geerida waa iihsa
@SamsamAbdule
@SamsamAbdule 2 ай бұрын
Runbaad sheegtet weey nooshahey
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 18 күн бұрын
Suuqa hargeisa ayey ganacsi ku leedahay waa sheekhad imaka maalin ayaan la sheekaystay waxay igu tidhi iga daa hooyo imaka fan kama warami karee
@boorkakakac
@boorkakakac 2 ай бұрын
Hees waa dhaaftey🔥Sayid mooge Alle yarxam
@dirgaxdirgax1561
@dirgaxdirgax1561 3 ай бұрын
Hala jaba kulli khayr kurida fooxa ayay islaamihii hore odhan jireen. Belo kudegtay
@boorkakakac
@boorkakakac 2 ай бұрын
😂
@keyseyusuf5402
@keyseyusuf5402 3 ай бұрын
1:16
@user-px3fh5vq3g
@user-px3fh5vq3g 3 ай бұрын
Asal somali girl original❤
@BukaaseMaalim
@BukaaseMaalim 3 ай бұрын
af indoor maba kasoowyo sida madadaalo ramaded ii sheeg nooh?????
@nurinaadem1436
@nurinaadem1436 Ай бұрын
Ha dhagaysane isaga tag,oo doono waxad fahmaysay waxba lagu macnayn maye😅
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 4 ай бұрын
Ereyada waxa iskale abwaan tukaale
@user-wc8xh6cf8w
@user-wc8xh6cf8w 4 ай бұрын
1:06
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 4 ай бұрын
Saaxiib.anaa.og.aamini.markii.hargeeysa.lasoogalay.1991kii.ayeey.tiri.ma.hargeeysa.ayaa.faqashtii.sidan.ubaabiisay.kadib.baasiin.ayeey.isku.shubtay.way.isgubtay.allaaa.yarxama.sidaa.ayeyku.geeryootay.marwo.
@YourSense114
@YourSense114 4 ай бұрын
Subxaana Allah Wal Ciyaadu Billaah Is gubtay aa? Qofka inuuuu is dilaaa waa XAADHAAAN
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Beenaale marwo ayaa is gubtay iyana way xanuusanaysay xaga maskaxda ilaahay ka baq oo beenta dadka ka daa
@shaakirmuse
@shaakirmuse 3 ай бұрын
Aabahaa faqashta kawas adiga ayaa ah kuwii faqashtu dhaleen Aamino 2010 wey nooleeyd wixii ka dambeeyeyna war kama haayo
@kaafitube-x4i
@kaafitube-x4i 2 ай бұрын
iney noishahay ayaan maqlay war maka heysaa wall​@@jamaadnuura10
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 күн бұрын
Aamiin wey nooshahay hargaysay joogta
@sijtv8984
@sijtv8984 5 ай бұрын
Dhalinyaro loo baahanyey aya tihiin iyo dhalin wax ka badali doonta umadeena Aqooyahanada mustaqbalka keep going❤🎉
@CabdiraxmaanCarab-cn6pi
@CabdiraxmaanCarab-cn6pi 5 ай бұрын
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 5 ай бұрын
Fad Malasan iyo cad sadexdu is muqaarten madaxana shucaac kule waaa Roob subaxx aaad uday
@BashirBahnan
@BashirBahnan 4 ай бұрын
Anaa wasa masalaha cider and add deontic haku akhriso
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 5 ай бұрын
Heestan waxaa dareemayaa qof dhaqanka miiga yaqaan xiliyada barwaaqada iyo jacaylka qofkasta ki dhacaa
@nataashaqueen6849
@nataashaqueen6849 5 ай бұрын
Keep going wll❤
@apdallekaraama3655
@apdallekaraama3655 5 ай бұрын
Mahadsanid
@abdifatahaden99
@abdifatahaden99 5 ай бұрын
Amazing.
@alliessa6419
@alliessa6419 5 ай бұрын
Waa qodob aad u muhim ah. Mahadsanid ustaad Shucayb.
@GnEimen
@GnEimen 5 ай бұрын
@apdallekaraama3655
@apdallekaraama3655 5 ай бұрын
@shaafifadxi8394
@shaafifadxi8394 6 ай бұрын
eray sax daymo loogu baaqaa maaha ee waa ninkii baacinjiraybaa gamaan loogu baaqaa
@yasinnasir603
@yasinnasir603 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MMCC_4
@MMCC_4 6 ай бұрын
Hesihii marqaanka galinka danbe 😂😂😂
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 6 ай бұрын
Afkaakaga caano lagu qabay I am mirqaan saa,id berbera iyo baradii jacaylkee boodhari Ku aasnaa 😂
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 4 ай бұрын
Rageedi ,noolada
@cabdillaahicabdi7423
@cabdillaahicabdi7423 7 ай бұрын
Amina..fayr.maysoodhawan.
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 7 ай бұрын
heestan xasan ganay maleh ee iska hubi
@heersare8314
@heersare8314 6 ай бұрын
Yaa leh hadaa
@user-vi1sk9tm4z
@user-vi1sk9tm4z 6 ай бұрын
waxaa heestan leh xasn ganey waxay ku jirtay rawaayadi dabjacal kari waa @@heersare8314
@cabdaleawjamac6430
@cabdaleawjamac6430 Ай бұрын
Dee wuu samayeyey
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
MOOD Hees xusid Mudan
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Malaha waynooshay amina fayr
@haykalyare9577
@haykalyare9577 7 ай бұрын
Wayo wayo xasan qarami
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 7 ай бұрын
Heesta warsan iyo weedh san ii Soo waceey Amina fayr 1969 kii
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 7 ай бұрын
Nice erayada thanks
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 ай бұрын
Sida naloosheegey dad bayiri weeynooshahey waa xanuunsatey dadna weey dhimatey ayeey nagu yiraahdeen
@MegaKeenadiid
@MegaKeenadiid 8 ай бұрын
Malaa way nooshahay Amina feyr
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 ай бұрын
I lamaane aha in amino feet nooshahey
@muse-deeqwarsame917
@muse-deeqwarsame917 8 ай бұрын
Warta waa bali yar ,bohoshuna waa god ka qarandidu qode, deeto ka tagto
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 8 ай бұрын
Waaah waaah😊
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 8 ай бұрын
Mucjizo laxanka farzhaxan ayaa ku faroyarayzty codka iyo music 🎶🎤🎧🎤🎻🪕🎸💯 intii dhimatay allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 8 ай бұрын
The Queen Amina Feyr . Somali legend .RIP. AUN!
@user-qr4ln4or3h
@user-qr4ln4or3h 8 ай бұрын
Weerar
@user-qr4ln4or3h
@user-qr4ln4or3h 8 ай бұрын
Weerar