Wax lacadesto mahin hilibkeda mabnuuc subukedana hadi qofka qalin dido lafahina jaben lokashada idaha hilibkoda logudaraa hilib beel dadka hacunsiin
@SuugaanSafaariАй бұрын
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
Change change change change change... Normal... Camel has belonged to nonsee something do you understand?? Come again... Come again what you need to think about him okay learn more ❤
@user-gc4nm4ej6q2 ай бұрын
Amiin alla 😢
@Rimj-ur4be2 ай бұрын
😂😂😂😂 wuukacabsanaya
@Rimj-ur4be2 ай бұрын
Meeshani Guricel janno bey u egtahay
@Rimj-ur4be2 ай бұрын
Geela somali ugu qurxoon ugu badan galmudug hg baa geela ugu badan iyo ariga wanahadhaqda❤❤❤
@abdiabdihasan2 ай бұрын
Sxp gabooye waa Alan dheere somaliyeed lkn Tayo malihdiin waxaad jeceshijiin in Somali Ku hoos gabataan, waa saas waxa la idin yaso, Somali dhulkeedu waa baylah, Socotra idinku daga oo gobol Ka dhigta ,
@ubaxyuusuffaarax46052 ай бұрын
Màrshàle allah hakunaxaristo
@MahamedYoussoufabdi2 ай бұрын
Dad wadadki hore
@NimcoIsmaciil-vu3qk2 ай бұрын
Addbbwq
@kosafare-om5mc2 ай бұрын
😂😂😂
@kosafare-om5mc2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Dr.Muhiyidin2 ай бұрын
wallhi nerve xanun baa ila 2014 ki lanolahay insha allah this summer hadi an wadanka iman karo wean imana meshan waba hadi ila hada kusi talo wayo video kan 2 years ago laso dhigay
@user-iq5pe1jl9c2 ай бұрын
Musliimiin miyaadayn shayn wurasnks maa la saaro lacag la aan aakhiro maxaa la gaysabayaa😢😢😢😢