Anzal mee ninkii madaale baryahan idinkoo barnaajim wada daadihinaya la idin ma arage xageed gasay
@cafiifaofficial27645 ай бұрын
😂😂😂😂
@imranzikhali41565 ай бұрын
Nice video 🎉
@ifkmo5 ай бұрын
Ya lagu khiyaanayn fiidiyowyada beenta ah. waxay idiin balan qaadayaan dhamaan laakiin waa been inay lacagihiina qaataan oo ay rabaan inay qurbaha ka helaan lacag . Dhismayaashu ma laha badbaadada dabka, oo lagu dhisay alaab jaban, rinji aan caafimaad qabin oo qasacadaysan, bulaacaduhu way buuxsamaan oo waxay u soo daadataa dabaqa weyn, ceelna ma leh.
@batulasmail82615 ай бұрын
Wale Soomaali warkooda ayaan aaminin
@hassanhnlwarsame31925 ай бұрын
Sorry who buy house in Kenya
@AbdikadarMo5 ай бұрын
Kenya waa wadan shisheeya qofka maanta maal kashta bari waa lasoo burin kara somalida 😂😂
@Mohamed-qt7ql5 ай бұрын
Guriga marka xayaysiineysaan waa inaad. So bandhigtaan 1.)Qiimaha guriga 2.) Service charge la Iska rabo bishii ama sanadkii 3.) shirkada Ka masuul ah dayactirka hadii wax dhacaan 4 ). Leaseholder kiisa waa imisa sano .mase waa freeholder Hadii leaserholder yahay waa meeqa sano. Ma 200 sano Ka badan mase. 20 sano Waxaan ugu digayaa Somalida iibsanayso guryaha dabaqyada ah aadan adiga dhulka lahayn iney iska hubiyaan waxa Ku hoos qarsoon iyo inaad fahamtaan waxa aad iibsanaysaan