Пікірлер
@JanoQorane
@JanoQorane 21 күн бұрын
Ax Kobceywo walhi ma anigaad iqaday hee anay igu socotaa ilahaywo☝️🤲inabaad keen saygayga waxan ugu dhabar adaygy inan dheeftisa heelayo inasha allah 🫂♥️😩😩🥱🥺🥺
@Amiin-Koofi
@Amiin-Koofi 26 күн бұрын
"Haddaan dhayal kaga tagaayo Dhibaato umaan marayne." Labadaa meeris xasuuso bay idhexgeeyaan, mararka qaarna aanba saacado dhexmaquurto.😢
@abdirahmanosmanabdullehira5769
@abdirahmanosmanabdullehira5769 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@madinahbintaMohammed
@madinahbintaMohammed 2 ай бұрын
Wllhi arintan hada aniga ayaa iheysato jecel laba sano aan wadey manta iga dhamatey yacni waa kala harney ima dhowac aniga saudi ayaan kunolahay asaga faransa wllhi waa jeceladey lkn nin kalsooni magalo 😢😢😢😢😢
@Kafi_adde
@Kafi_adde 3 ай бұрын
Jaceel Dhofan Sugayay😢
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 5 ай бұрын
13/10/2023👸🤝🫅👩‍❤️‍👨 15/12/2023🫅✈️🥺🇿🇦 19/8/2024👤🥺✈️🫅 1:26 habenimo 😢
@xasanmaxamed9319
@xasanmaxamed9319 5 ай бұрын
This song is fire I can’t believe what He said 😢❤️
@NASRICABDIMATAAN-ed1re
@NASRICABDIMATAAN-ed1re 6 ай бұрын
🎉🎉
@rahmahussein1588
@rahmahussein1588 9 ай бұрын
30/4/2024 ❤
@ayanabdirashid1563
@ayanabdirashid1563 9 ай бұрын
Intaa cidlo dheelka joogay Intaan dhaxan weheshanayay Intay ilmo iga dhacaysay Dhigayguna uu farxayey Waqtigeena uu so dhawaday nolosheyda kun jeer qosol malintada ayaan qaadi dona mar dhaw insha allah. Hassan I love you I miss you 😘
@Samraaaay
@Samraaaay 10 ай бұрын
Jacayl dhoofan sugaya😢❤
@najmabashe1929
@najmabashe1929 11 ай бұрын
Inteen cidla dheeLka jifay inten dhaxan weheshanayay😢😢😢😢
@LadanAbdullahi-y5r
@LadanAbdullahi-y5r 11 ай бұрын
Hes Io bar 🎉❤😂
@NimcoOmarNimco
@NimcoOmarNimco Жыл бұрын
3/2/2024😭
@KhadroCabdulaahi-px3px
@KhadroCabdulaahi-px3px Жыл бұрын
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 Жыл бұрын
4/2/2024 maalin axad ah oo aan gabr aan labo sano jeclaa eee iga tagtay waliba anoon wax aan ka dhiba jirin sey ujoogtay ayey aboowe aniga jaceel dhan waa iska daayee iska key cafi ana waxan dhahy saaid ayan kuu jeclahy haiga tagin ayadana waxay iigu jawaabtay aboowe aniga xiriir dhan waa nacy qalbiga ayaan maanta waxan kadareemaa niyad jab saaida marka Haa igula talin laheed 😢
@NimcoOmarNimco
@NimcoOmarNimco Жыл бұрын
Sorry. Bwe 😢
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 Жыл бұрын
@@NimcoOmarNimco dhib malaha abaayo waa ka gudbaa I.a
@maanshire
@maanshire 9 ай бұрын
sxb qof kale bay heshay ha isku Marjin u goo oo haray uga sii soco mid ka khayr badan baa alle kugu badalayeye
@UbaxQalanjo-z2l
@UbaxQalanjo-z2l Ай бұрын
Sori😢😢
@Dr.AasiyaAhmedAli
@Dr.AasiyaAhmedAli Жыл бұрын
Taariikhdu waa 3/2/2024😢 InshaAllaah waxaan ku soo noqon markay aroos kayga soo dhowyahay
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 Жыл бұрын
Dhursuge samir leh bn ahaye jacayl dacada sugayay😢 manty rajadii dhabawday gushydi so dhawaty wa dhimanun arose arini wy idhamaty😊
@rahmaaxmed431
@rahmaaxmed431 Жыл бұрын
@cumardaad7498
@cumardaad7498 Жыл бұрын
Axax ilahayawo rajadayda i rume
@inaahmed9899
@inaahmed9899 Жыл бұрын
Mantay rajadii dhabowday gushaydii soo dhawaty waxa dhiman uun arose arine way iidhamaty ❤️🥰Bisha 4/2024 wa bishena
@NaajiFaarax
@NaajiFaarax Жыл бұрын
Heestaan waxay soo baxday wakhti aysan ii habonayn oon kla tagnay qofkaan 7sano kusoo tabcayay 😢😂😂
@VaizaOsman
@VaizaOsman 5 ай бұрын
Xanun wyh wlhi sorry😢
@Hawahamuud
@Hawahamuud Жыл бұрын
2 sana kadib qofkayka inna dib umidawno rajeenaa i.a allha ku fudeyo arimaha 😢❤
@amiraaaadem7892
@amiraaaadem7892 Жыл бұрын
Maantay Rajadii dhabowday 🥰😩 Guusheydii soo dhawaatay🫂🦋 11:11:2023 illahow maalinkayga ka dhig🥺🤲 10:34pm😩
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Sagrascadsyyateeey yartayarta khatresliina qiimobadandumaroo kheyrto lagufrxeeeeeey.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Familyyyyyyyy.yaaawaaaye who.blokedbloked.nonseseseseseseses
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Leeeeeeee tttttttttt, malaysooi dhoofey hamareeeywadajir yaaaawaaaaaye dumaaaaaaaar iyo Rag.yartaanaa tanaaa oori caiyaaaaaaaa marwa dumaroooo yareeey.iyaaaaaaaa
@KhadraBashiir-t1e
@KhadraBashiir-t1e Жыл бұрын
Jacayl dhofan sugayay alow isu kayo keen😢😢
@mohamedqadar7384
@mohamedqadar7384 Жыл бұрын
Heestaan waxaan daawanaayaa 6 July 2023 maalin khamiis ah arooskeegana oo ka dhiman yahay 3 maalin ookaliya 10 July 2023 waanii salaamay reer comment 💖
@Fariixakamaalcabdi
@Fariixakamaalcabdi Жыл бұрын
Hadda 7 kujirtaa😂 m.a wĺl🥰
@khadar_Yusuf_Ciiltire
@khadar_Yusuf_Ciiltire Жыл бұрын
Kkkkkk
@mohamedqadar7384
@mohamedqadar7384 Жыл бұрын
​@@Fariixakamaalcabdi❤❤❤❤ thank you
@theverycoolrobloxkid4912
@theverycoolrobloxkid4912 Жыл бұрын
Waad iiiga oohisay walaahi
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Mudo.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Boholyaw hiloow la hubo tantan yartaan itaaah miyaaa hadana iyo hadana maa la iiqaadaycadceed yareeydumaroo miyaa wacadala waxbafan sooo dhawoow wadafarxaday miyaaa waxaan sooojoogoo jiraba noolaadabjirabaown Maa lay dhahooyaaa Riyaaqaayaa waxbafan Maalinba kagudbaayeey miyaaa soomaaha iyaaaaah.qiimobadandumaaaaroo yareycaday sahraaaykhayrbadandumaroo miyaaa.aww
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Matan yartaaaan joigoojirooo nolowwwww yartayarta layla joigaayoo lagu farxaayoo haweendumaar uwataaayoo laylajiraaayoo boholyaw iyo hilow badan lay qaaday qaadaana waqti laylaqaataayooo faaiidobadan leeyahoo gobtan ..iyaaaaaaaaaaaah cantrobaqash.iyo qti haweendumaaar ugu istaaahilo inti aan soo jiroo sooo noolaaa layga dooqooo jeaaaday mudo nonsesesesesessed iyoiyo
@maxamuudfarax6648
@maxamuudfarax6648 Жыл бұрын
Axsan hees Darren xabarsan
@maxamuudfarax6648
@maxamuudfarax6648 Жыл бұрын
😭😭😭😭❤❤💑💑💑
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 2 жыл бұрын
Cawa heestan waxaa i soo dirty walashay mcn saynab 😢 waxayna igu soo dirty wiilka aan in badan xirirkena socda 6 year aroskena Soo dhawaday dartii abyo thanks hees iyo bar waye 😊
@rahmaaxmed431
@rahmaaxmed431 2 жыл бұрын
jacl dhofaan sugayay 2023/1/11
@mohamedibrahimmuse5417
@mohamedibrahimmuse5417 2 жыл бұрын
Allah iskuken keeno ayaney xabibi kutabaya sacan 😭 intan cidlo dheelka jifay intan dhaxan weheshanaye intay ilmo iga dhaceyse dhigeyguna u farxayaye😭
@xamdacabdi6248
@xamdacabdi6248 2 жыл бұрын
Cawa wlhi heesTaNi Waan Farxad DhaGaySnyah Wayo Qof aaN laBk soNo jeclha ayah cawa i soo NoQday Axl😊
@sakariyesalaad1003
@sakariyesalaad1003 2 жыл бұрын
Jacayl dhofaan sugaayay
@fowsiyoaxmed683
@fowsiyoaxmed683 2 жыл бұрын
intey ilmo iga dhacaysa dhigeyna u farxayey dhursuge samirlan Ahaye Jacayl dhofan sugayey❣️😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@fowsiyoaxmed683
@fowsiyoaxmed683 2 жыл бұрын
waxadba moda hestan iney ani iga hadleyso wlhi😰😰😰😰😰😰 my sweaty heart❣️ illahay isaga awodlehe rajadena hano dhabeyo o sinabad ah Allaha isku kayo keno Arimahana no fudeydiyo🥲 i miss u❣️😰
@farahjamac9285
@farahjamac9285 2 жыл бұрын
Hadan dhayal kaga tagaayo dhibaato umaan mareene
@ayanlexuzzen1566
@ayanlexuzzen1566 2 жыл бұрын
2022 june 27 jacayl dhofan sugayay
@mutasxasan6897
@mutasxasan6897 2 жыл бұрын
I can't wait 11)7)2022 Allah qabada ıga gdhsaaa mantantaaaa
@mohamudmohamed2106
@mohamudmohamed2106 2 жыл бұрын
Xasuusta baby heesta isoo dirtay break soo Baxay shaqo, allahow sahlo iigu keen xaaskeyga weeyaan amiin June 2022 like saar inta Kala maqanyahay
@abdiaziz4001
@abdiaziz4001 2 жыл бұрын
Malin arbaca ah 15june maalin Aan rajadeydaa nawilayoo inshalah
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 2 жыл бұрын
07june 2022 👀 Maantay rajadi dhabawday
@ruweydaaden8762
@ruweydaaden8762 2 жыл бұрын
25/5/2022 habeen arbaca khamiisi soo galayso
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Lar ayay igu soo kicisaa heestaani. Wehel aan iyada ahayn ma hayo hadda. Mowjado xiiso iyo hilow isugu jira ayaan i hareeyay. Aad baan kuugu xiisay noloshaydiiyeey.
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 жыл бұрын
Sakeriye kobciye allow alle jaceyl dhoofan sugayey 4 caruur baa u dhalatey dhursuge samirlan ahaaye tii iga raacdey anigun baa og aaaax il iyo dheg