Пікірлер
@AskaAhmed313
@AskaAhmed313 Күн бұрын
Allaah sw hakaa ajir siiyo aduun iyo akhiro
@Simane2233
@Simane2233 Күн бұрын
Apyo english se ku barta wa fahma lkn ma ku.hadli karo😢
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 Күн бұрын
Aniga sagaal sano la noolahy ma fahansanen ninkaan maxaa ka qaldan balamo been ah telefonka oo balock layga saaro oo uu dhaho telefonka iga haleysan wareer ku jiraa ilaahey ha ii gargaaro
@GudoonHassan-j1u
@GudoonHassan-j1u 2 күн бұрын
walashay ishraq mahadsanid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@mohamedmuhiyadin9653
@mohamedmuhiyadin9653 2 күн бұрын
Mahadsanid👍👍👏👏
@munocalimaxamed2690
@munocalimaxamed2690 2 күн бұрын
jazaka allh xppti
@scholarpoy7108
@scholarpoy7108 2 күн бұрын
Mahadsanid wll
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
@08:05 saddexda sunne @00:08 furitaan @00:55 hordhac @04:51 sababta (dadki hore maxay samayn jireen)
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 күн бұрын
Thank you for sharing my channel with your viewers wll ishraq .
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
It’s very valuable channel, and truly it shows the amount of effort you put in! Ilaahay ha kaa abaal mariyo!
@farhiahassanjama5563
@farhiahassanjama5563 3 күн бұрын
جزاك الله الف خير ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
@@farhiahassanjama5563 ❤️❤️
@MohanAbdi-l7q
@MohanAbdi-l7q 3 күн бұрын
Masha allah
@bintuali7747
@bintuali7747 5 күн бұрын
masha allah xal fcn isiisay shukran apyo ❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Adigaa mudan ❤️❤️
@fahadsaleeban-g9m
@fahadsaleeban-g9m 6 күн бұрын
mashallah waad asturantahay sidoo kale hadalkaaguna maahan hadal cawrro ah oo la jiljilcinaayo lkn waa kii aad udhalatay ayan filayaa keep going saas noogu si an kula socono keep going
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Baarka Allah walaal, soo dhawoow!
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 7 күн бұрын
Guuleso my dear sister love you waan ku xiisney qalbiyey
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Allah yacizak❤️❤️
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 7 күн бұрын
Jasalakah qofku markuu wx badan isku dayo inuu barto waxay kanmuuqatada wajigiiga xata isagoon hadlin waxa igu dhiirigalinaya inaynu barno wxkastoo nolosha khuseeya waa khibarad dheerada alleh hayna wafajiyo cilmi wax yara ❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Allaaah! Baarka Allahu fiik, hadalada qurxoon waad ku mahadaantahay walaal❤️❤️
@qaaliqurux5099
@qaaliqurux5099 8 күн бұрын
Jzk kheira macanto
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Wa iyaaki❤️❤️
@hamdimohamud2739
@hamdimohamud2739 9 күн бұрын
❤that is is very true absolutely 👍
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Baraka Allah❤️❤️
@aminaissa7307
@aminaissa7307 9 күн бұрын
Ameen Yaa Rabb
@ashasaid7324
@ashasaid7324 11 күн бұрын
Jazakallaah 🎉❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 күн бұрын
Wa iyaaki❤️❤️
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 12 күн бұрын
😘❤️❤️❤️🧕
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 12 күн бұрын
Mahadsnaid wll isharaq. Muqaal qiimo badan weeyo ,cidii ka faa'idaysanaysa. Walow aan soo daahay anigu.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Soo dhawoow Ustaad! Sidoo kale majadsankd!
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 2 күн бұрын
@@mubarak_hugur macalin kaygii an ku xidhana wx badana an ka faa iday runtii
@DahaboCali-c2w
@DahaboCali-c2w 12 күн бұрын
kasoo hadal faaidda saliga nabika scw scw
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Insha Allah, walaal mahadsanid!
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 13 күн бұрын
Maashaa allaah allaha kuu siyaadiyo
@NaimoAbdullahi-k4q
@NaimoAbdullahi-k4q 13 күн бұрын
❤❤❤❤
@abdulkadirshariff8943
@abdulkadirshariff8943 14 күн бұрын
Masha Allah. Walaal nolosahaan miyaa soo martay oo experience mauledahy.. Mise cilmi ahaan ayaad u soo baratay. Waa cajiiib.....
@samieactions2186
@samieactions2186 14 күн бұрын
😂 just like my cat waiting to get in the house…Mashallah sister all useful advice thanks. Allah Mubarak sis, we missed your content ❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
❤️❤️❤️
@sadiasheikh1692
@sadiasheikh1692 15 күн бұрын
Masha Allah ilaahey ha ku barakeyo cilmigada wax wanaagsan baad faafineysaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Aamiin❤️
@UgbadAhmed-p3i
@UgbadAhmed-p3i 15 күн бұрын
waxkasta wn sameyo wn kici kari wayy
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Ma foga guushi, insha Allah❤️
@ashanur7166
@ashanur7166 16 күн бұрын
Anaa ku tabay ukhtii ❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Allah yacizak❤️❤️
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 16 күн бұрын
Thank you.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
❤️❤️
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 16 күн бұрын
Waa lagu xiisey❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
❤️❤️❤️
@ss4ss452
@ss4ss452 16 күн бұрын
جزاك الله خيراً ❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
و إياك ❤️❤️❤️
@ss4ss452
@ss4ss452 16 күн бұрын
جزاك الله خيراً
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 17 күн бұрын
@ridwanshome
@ridwanshome 17 күн бұрын
Mashallah thank you so much
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
You’re very welcome 😊
@ashanur7166
@ashanur7166 16 күн бұрын
Anaa ku tabay ukhtiii ❤❤❤❤
@NasraSiciid-b2j
@NasraSiciid-b2j 20 күн бұрын
Narcissistic shayadin iyo belaa la socota oo ku saamaynaya weliba 😢
@missdeka
@missdeka Ай бұрын
Mahadsanid abaayo😊
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
❤️❤️
@KhadiijoQaali-g1n
@KhadiijoQaali-g1n Ай бұрын
Shurkan wll
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
❤️❤️
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 Ай бұрын
Jazakallahu kheiran abayo, qof walbo oo topicka Allah xuska ka hadasho waan jeclahay ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Allaha ku jeclaado abaayo❤️
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Masha Allah walashay qali Dr.Abdifatah
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Adigaa mudan Dr. Abdifath!
@mohamedsaleh3241
@mohamedsaleh3241 Ай бұрын
thank you . jazaka Allahu khayran. waa noo faa'iidaysay.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Korimada qofka naxasista uu kabartaa qof naxaris kubarbarin sida ladhaha fadhido kacad faq faq madeyso fuquro wax heshayna faan madeyso fuquro qalbi fuquro maal inago mal lahen cunada nalagu tugi jiray halmar darso ii cun inagana gacantan ugusoqadnay ugalinaa afka hesta xuduudki waasogudubten ani xageyga xolaa katahee ilen ubeexaa tahay xiso makuqabuyee cuno karisay mid leskucayo mafahmsanin mesha lacagaa talisa dur mahin maqayo dad mushahar kuqatan kafuran kuli cuno iskunuc maacuntiin bilaa dooq baatihin miyaa halmel maa cuno kucuntaa garoorka maxa kusameysan mase cabtaan cunada kadib haa biyo sokor wakudarna qusul qof iyo hal laban mahelikartan garor maraq suur isbuc mar dalac bilash marka cabeno sokor biyo kudarna
@modestjewels
@modestjewels Ай бұрын
So informative, thank you for sharing. Allahuma Barik
@ishraqyasin
@ishraqyasin 17 күн бұрын
Your very welcome dearest sister❤️
@ayaanitabintuabdilaahi757
@ayaanitabintuabdilaahi757 Ай бұрын
Masha allaah walashey qeyr allaha ku siiyo❤
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad Ай бұрын
Abyo codkga lama.maqlayo plz codka si fiicn usoo dheerey
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Haye❤️
@seytunosman6336
@seytunosman6336 Ай бұрын
Asc Abaya Aniga waaqrista suratul baqra wahnaaarkin Arima Yan leyehay dibata badan ihesata digriga waaqrista moogi wahna maihagaga
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Ha degdegin iskana daa waan sameeyey ee maan helo u akhriso uun in ALLE ku jeclaado waad helaysaa waxaad rabto i.a
@nasradirir6209
@nasradirir6209 Ай бұрын
abaayo contentkaada aada ujeclahay views intan kabadan u qalanta hore usoco
@ishraqyasin
@ishraqyasin 11 күн бұрын
Allaha ku sharfo ❤️