Masha Allah Duqda daalan waa qof qalbi wanaagsan oo wanaaga jecel. Guul min weynta guulaysatay. Walagaa xaq badan yahay adiga Cadaada ka timid diin cid u sheegimaysid ee Ilmaha Muslinka ha cunin waa lagu nacay byyyyyyy
@maxamadAhmed-c8z2 ай бұрын
War shurun shurki waxay isku haystaan hal nin
@HooodoUpdirahman2 ай бұрын
Subxanalah 😭😭😭😭😭😭
@AbdilahiahmedNur2 ай бұрын
Culimada yaan lagu degdegin
@Starlightinthenight1232 ай бұрын
Duqaada. Dhaashay. Aada. Soo. Doonatay
@fadumocilmi34052 ай бұрын
Nagahaan ineey iscayaan ma ahine waxkale ma hatande miskiin waa nago walaan
Walalo islaantu ma fayowdahay hadaad taqaano familka hibo iyo sabariin kaa waraysanmaayo oo xataa haday yihiin hablo cafoifado ah xaafidiin ah ama yihiin sida ay sheegayso kolay hooyo waa tii wax astur ta
@UbahAhmed-re2vk2 ай бұрын
Hibo wlhi waan aqaaana gabartaas
@UbahAhmed-re2vk2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kenedidhadi87012 ай бұрын
Adiguba hda ka cawdu bilaysatay walee waa laa jabay 😂😂😂
@kenedidhadi87012 ай бұрын
Lacnad ilaahay kugu rid saqajaamad ilaahay ka furatay
@adnaali81122 ай бұрын
Ilahay ka cabsada somaliyey waxad samaynaysan xitaa gaalada ma samayso Marka ilahy ka cabsada xaqa ilahy ha idin tuso qof ceeb I Hoda aad bananka keenaysan adigana ilahy Ayaa kugu maqan somaliyey ilahy u noqda mida kale ha u dirina adoo qaawan Waa ceeb ilbaxnimo ma aha Waa jahilno Marka ilahy ka cabsada subxaanalah
@MunaJama-z6e2 ай бұрын
Hooyo maha taan shirqamada ilmahada adoow ku tahaye